![Yasmin Foundation Profile](https://pbs.twimg.com/profile_images/1859144761677938688/6iLRSqfj_x96.jpg)
Yasmin Foundation
@YasminForAll
Followers
112
Following
26
Statuses
45
Yasmin Foundation was established in 2010, founded by Ambassador Mohamed Ali Nur @AmbAmerico, and is non profit organisation that promote free education.
Mogadishu, Somalia
Joined November 2024
Hay'adda Yasmin Foundation ayaa ugu deeqday kuraasta dadka Naafada ah caruurta kala ah Amiin Abdirahiin Ahmed, Naima Omar Mohamed, iyo Ahmed Abdulkadir Nur. Waxaan Allah uga rajeyneynaa caafimaad taam ah. ❤️ #YasminFoundation #HopeForSomalia
0
0
2
Waxaan ku amaanayaa uguna mahadcelinayaa @wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS iyo wasiir Mohamed Bare Mohamud oo magacaabay Golaha KMG ee Dhallinyarada Qaranka #Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin 2 xubnood oo mateleysa dhallinyarada maqalka iyo araga naafada ka ah.
1
2
6
RT @AbdulnuurSheikh: Bismillah.. Waxan u mahadcelinayaa dhamaan dadkii ka soo qeybgalay Baalfurka buugga “ Macallinkeen Allow Kaal”. جزاك…
0
22
0
Health begins with clean water. Every well brings hope, every drop saves lives. Support our mission. Donate Now! #YasminFoundation #HopeForSomalia
0
2
3
Alxamdulillaahi. Waxaa si qurux badan inoogu soo idlaatay munaasabadda #14SanoGuuradaYasminFoundation. Waxaan Mahad Celin Ballaran u direynaa dhamaan kasoo qeyb galyaasha ka kala socday qeybaha kala duban ee buylshadeena. Ku Mahadsanidiin waqtigiina qaaliga ah! ❤️
0
0
4
Munaasabadda 14 Sano Guuradda Yasmin Foundation. 🤍💚 #YasminFoundation #HopeForSomalia
#14SanoGuuradaYasminFoundation
0
0
1
Munaasabadda 14 Sano Guuradda Yasmin Foundation. 🤍💚 #YasminFoundation #HopeForSomalia
#14SanoGuuradaYasminFoundation
0
0
3
Munaasabadda 14 Sano Guuradda Hay'adda Yasmin. 🤍💚 #YasminFoundation #HopeForSomalia
#14SanoGuuradaYasminFoundation
0
1
4