GOFANE💂🏼 Profile Banner
GOFANE💂🏼 Profile
GOFANE💂🏼

@TolkaSom

Followers
2,900
Following
921
Media
705
Statuses
2,026

who are you and Who I am #Ich bin großzügig =••!

IT support gabilay adal empire
Joined April 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
Jaaaniska helnay waligayo ma anan helin1. Snm iyo jabuuti oo kala dhintey 2. Snm iyo dawlada federal oo kala dhintey3.snm oo sacabooley 4. Federal oo gadabuuri rabba Rag bay rabtaa tolkeygiiyoow Yaa taarikhda gali doona oo ummada soomali ka hadhey gaadhsiin doona.
Tweet media one
29
13
111
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 month
Axxxxx reer awdal ayaa afduuban mise awdal rag ma leh bal fiiriya gabadh ooyeya axxx‼️
20
12
60
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
#Update Dawladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Goaamiyay Dhismaha iyo Qalabaynta Ciidamada Maamulka Awdal State si Meesha looga saaro baylahda Xuduudka Soomalia ee Lowyacdo ilaa Wajaale. Waxaana Hadda Jabuuti ku sugan Madaxda Awdal State
Tweet media one
Tweet media two
13
5
54
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Farax Macalin Muuse Iyo Beesha Isaaq Waxay kaga Dhagtay Waa Nala Xasuuqay Awdal-na Waxay ku Biiri Doontaa Jabuuti Hadan....
8
7
32
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 month
Beesha uu ka soo jeedo Xildhiban Maxamed Abiib oo hubka qaadatay ayaa si adag ula hadlay Madaxweyne Muuse Biixi. La soo goordhaw.
Tweet media one
Tweet media two
5
4
29
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Reer awdal kan ilaashada waa hantiye!?
8
3
25
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Politician Suldaan Abdirisaaq sent a message to Awdal people and the Somali people and said that they should be prepared to defend Awdal region and Lughaya region.⬇️
3
8
26
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
20 days
Ugaas Abdulaahi Ugaas Aadan Ugaas Xaaji Xuseen Ugaaska Beesha Surre ayaa sidan yiri Degmooyinka Caabudwaaq iyo Balanballe markii horaba anaga ayaa lahay Abdi Ismaciil Abdi Sii Faafi Muuqaalka
12
2
18
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
Mukhtar alaska waa horgal way oo qatar ku ah ssc khaatuma⬇️
Tweet media one
9
0
15
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
Snm group oo ka cabanaysa usc /sna lkn waxaa cajiib ah isaaqa kuwa wadaniyiinta sheegta waa kuwa ugu neceb somali nimada'
Tweet media one
11
1
15
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Waakaa dalkii dagay maanta dowlad baan nahay dadis raacsan baan nahay⬇️
4
1
15
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 years
Awdal saaka kacdoon ayaa ka socday ee somaliyeey hiil baan rabnaaye anagu somali ma nihin miyaa dhalin yar ayaa shalay la xidhay lagu xidhay somali maxaad u tahiin axxxxx
3
7
14
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Boorama nimcaa fadhida follow dheh⬇️
2
2
13
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Horta midkaa la dhaho @awale .I shirwa ma fulay baa mise waa nacas mar walba waxuu aad u jecel yahay isaaqa xaga uu ka dhuunto dhalinyarta gadabuursiga
Tweet media one
25
0
13
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
Balaayo iyo jini waan in ku soo kaxaysano Djibouti/awdal iyo ssc khaatumo waa in baabiinaa si anigu aan ku jirno dhugo hadalkii boqor buurmadow⬇️
4
4
11
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Awdal ma leh kuwa sidan u hadal miyaa⬇️
12
2
12
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Edooy waa ayo⬇️
0
1
10
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 month
Bal ila dhagayso wiilasha reer hargaysa ‼️
11
1
11
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Jiilka kacaya ama dhalanaya waa laba mid midkood ayay noqon doonaan. 1. Kuwa adeeradood dhaxalkooda ku faana , taariikhda iyo gobanimada ka tageen ku laandheereeya. 2.iyo kuwa lagu caayo adeerdood taariikhdoodii madoobeyd ee basaasnimada , shisheeye jacaylka iyo qab xumada⬇️
5
3
10
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
26 days
Ninka ka horyimaada howsha ay u dhibteen 800 oo wiil waa in madaxa laga dilaa garaad waa runtaa‼️
1
0
10
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
Caawa waxaan ogaaday in dunida ay jirin cid isaaqa ka qabyaalad badan oo ka cusuraysan jirin bal space cadaaladiisa iyo waxa laga shubayo dhagayso rag ayuu caayeyaa waxuuna rabaa in isaga la daayo yaab yaab⬇️
Tweet media one
7
1
9
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Waxaan u mahad naqayaa @prof cabdifatax @prof gaboose @prof nura @prof nabiil oo maanta dood wanaagsan igala qayb galay🙏🙏⬇️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
0
9
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 years
@yanthie_ajjah Midna ma leh ee nolosha dadka soomaaliyeed uun bay baabiisheen siday u xintamayeen ee alleh khaatumada ha tuso iyo aqliga wanaagsan amiin
1
0
9
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 month
JABHAD BAHABAR CABDALE AH KUDHAWAAQDAY. MEHERADOODII SAFIYA TUSMO SOMALILAND GUBTAY. LOOQIIMEEYN IYAGU SOMALILAND GUBAYAAN..
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
1
8
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Hadaan nahay reer puntland bowe⬇️
6
1
8
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Abiib⬇️
0
2
8
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Wooow⬇️
0
0
7
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
@xamzaabdibare runta uu sheegay iyo mahad naqa dadka aadka noo jecel ee meel walba ka hadalaya waayo dowlada somaliya marna ma rabta in awdal hargaysa ka hoos baxdo Hasan sheekh ayaa oga farmaajo ogaa waayo awdal dhalinyarta ka seexday mar hore
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
4
0
7
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Kick him out from the country this ill mannered illiberal so called Diplomat, we cannot accept his not so sincere half empty apology.
Tweet media one
1
1
6
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
17 days
Reer Awdalow maxamad Abiib waad u jeedan wuxuu wataa Waa iska cadahay oo waa OLOLO wuxuna u ololaaynayaa Xisbi ee iska fahma
Tweet media one
0
0
6
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
50
3
6
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 month
Ganacsade Abdilaahi Aare Somaliland Baa Kadanbeysa gubashada Goobtayda Ganacsi
Tweet media one
0
3
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
25 days
Madaxweyne Geelle oo lugihiisa ku soconaya ayaa dib ugu soo laabtay Jabbuuti, ka dib muddo uu ku maqnaa Faransiis.
Tweet media one
5
0
6
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 month
Maalmo aanay heeso ku ilowsiin karayn, damiirka nooli buuq iska dhex raaci karayn, gunnimadu biirayso, qabkii Arliyo wiiqmayo ayaa lagu jiraa. 23-cisho ayuu afhayeenkii dulmanayaashu god madow ugu jiraa jabhaddii ciilanayd.
Tweet media one
1
0
6
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Bal fiiriya calanka snm groups waxay ku leeyahiin kalmada alleh ayaa ku qoran hadan futada ayaa in lagu xidho lagu niikiyayaa yaab yaab⬇️
Tweet media one
4
1
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Xusbiga garxajis iyo uruka kaah ee habar jeclo space isku waraysanay oo dhaafi weeyey 59 qof Halka space kale 200 ilaa 3000 qof ku jiraan yaab yaab⬇️
Tweet media one
2
1
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
Meesha dad iyo dalba gobo nimo taalo waa awdal
Tweet media one
0
1
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 years
Waaa nasiib daro in dhalinyarta gobolka awdal in ay ku dhintaa meel aan aduun iyo akhiro midna waxa uga soo kordhayn caaw hooyin iyo aabo yaal badan ayaa wiilashoodii dab lagu shubay oo dad masaakiin ah lagu lahay nayaa iyaga oo nin siyaasi ah oo isagu raaxaysanayo axxxxxx
2
1
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
9 months
@Awale11 Aqoon yahan awale balse fulay ayaad tahay bal hal mar ka hadal dhalinyarta awdal lagu xidh xidhay mise adiga lagu xidhayaa oo baqaya yaab!
1
0
4
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
5 months
Ha la ogaysiiyo in Wiilka gabilay ka yimid uuna nin leh ahayn ceerigaabo ?
Tweet media one
0
0
4
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
24 days
“Bulshada (Somaliland) Waxay aaminsan Yihiin in ay dal Gaara yihiin, Aniguna wax aan aaminsanahay In Uu Jiro dal Keliya oo Soomaaliya La yidhaahdo, Hargeysana ay Soomaaliya ka tirsan Tahay” Nimcaan Hilaac.
Tweet media one
0
0
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Gobonimo iyo gunimo⁉️
Tweet media one
4
0
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Iska jir snm group raga baa hore ugu jabee ayaa waxa ka qaadi kara mp abiib⬇️
1
3
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 year
@xuskacali2023 Adigu goora reer adwal u hadal lagu dhahay sowdigii wiil isaaqa ahaa dadka ka xishoo aayaha reer awdal adiga lagu waydiin maayo oo habar awal ah
1
0
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Gaba galayaashii oo yar dhiiranaya marka ay dhalinyartii reer awdal u kaceen mustaqbalkooda fog !?
2
1
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 years
12
2
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 year
Aqoonta waa loo dhashaaye la iskama dhigo
@MAHDI_FOOD2015
MAHDI_FOOD✍🏽G.A.S
1 year
Shirkii Minneapolis Adal diaspora Gudoomiyaha Awdal State Movement Dr. Cali Ibrahim Baxar Iyo Dr/Wasiir/Xildhibaan Cilmi Nur Prof Ahmed Samatar Garyaqaan sare @mrobsiye Wasiir @HamidMasheye Jaaliyada reer Minneapolis
Tweet media one
1
2
11
0
0
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
@FaisalAliWarabe Odaygan faysal waxaa uu la war warayaa lacagta uu awdal ka helo hadana ku caayo gadabuursi ayaa meesha ka baxaysa markaa Risiqii ayaa ka gohaya balse waxaan leenahay alleh bari oo afka kor u taag faysal dhiiqo
2
0
5
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
Faysal oo aamisan in harti iyo gadabuursi jirin
Tweet media one
0
0
4
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Waa hore ayaan dhahay isaaqa haan buufino⬇️
8
1
4
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
Hanbalyo hanbalyo Axmed ciise
@MediaWararka
Nabil ali
4 months
Hambalyo ahmed ciise
Tweet media one
Tweet media two
0
4
21
1
0
4
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Bal halkan fiiriya kuwa reer awdal ah ee la haysta yaasha ah ma hal qabiil ayaa dowlad nimo u sheeganaya oo lacagta ka qaata oo xidh xidha nasiib daro ku dhacday dhalinyarta reer awdal
Tweet media one
1
1
4
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Jabhada ssb oo dilaysa sacad yoonis? via @YouTube
1
0
2
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
5 months
Ma u jawaabi kartaa mulkiila yaasha
0
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 years
@Ehelsan_Saleban @MediaWararka @filsanfilsan @RMuumin Maansha allah rabi hablahayga ha noo daayo waa geesiyiin dhamaantood waxay ka raga nima badan yahiin kuwa raga isku sheega balse rag kale kabaha u sida oo badan oo fulayaal ah
0
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
10 months
Waan ka xumahay in xaqdaro lagula kaco culimada dhalinyarta ah ee gobolka awdal walaalkay Mubarak cumar hasan huseen iinsha allah dulmigu waa dhamaanayaa
@VoiceofHorn
Voice of Horn
10 months
Shiikh Mubarak Cumar Xasan one of the religious leaders of #Borama #Awdal was assaulted and was shot at regarding expressing his views on the @AbiyAhmedAli @musebiihi MOU. #Somalia
Tweet media one
1
17
31
1
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 years
4 February waa maalintii xasuuqa awdal lagu dily dad tiradoodu gaadhayso 1000 ruux oo caruur hooyo aabo iyo dad waxa galabsan waa maalin madow oo ku dhacay dadka reer awdal lkn sanadkan maanta waa in xaqa la soo saaro oo dadka reer awdal ay banaanka u soo baxaan iinsha allah
1
0
2
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
16
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
10 months
@cabdiraxmanmid @RedwanHussien Horta indeer sowdiga aqoon yahan ma in ciidan kuu soo dago lughaya ayaad rabtaa mida kale ma in snm kugu dul iibiso dhulkaaga ayaad rabtaa miyeyna aqoontu waxa socda ku barin yaabe
2
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtay laba xubnood oo ka tirsan Haayadda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA kuwaas oo lagu eedeyey in ay qorshanayeen dilal ay ka geystaan Magaalada Boorama ee xaruunta Gobolka Awdal sida lagu baahiyey Telefishanka
Tweet media one
0
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
5 months
52
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 month
@yasin1449 Adigu garxajis tolkii gumeeyey ayaad thye anaga rag habar awal la dhaho ayaa haysta ina abiib
1
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Awdal ma waxa laga iibiyey Ethiopia isaaqna waa gatay? via @YouTube
0
1
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 years
13
3
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
19
1
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Waxaan si buuxda loogu dhawaaqay jabhada arabka oo mudo 33 sano sadex habrood habar awal /habar jeclo iyo habar garxajis isku kaashadeen oo ku jirta xaalad adag in fadhiga ka kacaan oo waxa iska dhaciyaan⬇️
Tweet media one
0
1
2
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
Pro Ahmed ismail samatar /kuwa waxa jira hee⬇️
3
0
2
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
9 months
Maxa la gudboon rer Awdal: ha dhagysanina warka Alshabab! Kacdoon kasta oo ad kaga hortagysan Ethiopia 🇪🇹 na waa inu hogaamiya cid idin matasha! Wxaad ogsoonataana in Alshabab la idin soo diray, ayna ao direen ciida rabta dalkiina inay qaadato! Fariintas meel ku gunta!
@cabdifatax
A/fatah Kohi
9 months
𝐀𝐥𝐬𝐡𝐚𝐛𝐚𝐛 𝐢𝐲𝐨 𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚 🇪🇹? 1) Wxa laga joga 3 sano marki an ay so if baxday in Ethiopia 🇪🇹 qorshaynayso in ay ciidamo ay qayb ka tahay ama iyadu ay leedahay keeni rabto gudaha SL iyago iska dhigi doona inay la dagaalamayan Alshabab! (Qoraalo fara bdn ban ka
Tweet media one
25
20
77
0
3
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Tariikhda gunimo leh oo samaroon dul joogta⁉️ via @YouTube
1
1
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
Ninkan ma gadabuursi run ayaa⬇️
Tweet media one
Tweet media two
4
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
7 months
@TheHornView Ali xaamud jirliil Tol nimo marka la dhaho dad aniga ugu dhow balse markaan arkay in nin fulay ah yahay iyo reerka uu ka dhashay geesi nimada tolay ku yaqaan markaan arkay waxaan ogaaday in gadabuursi meesha loo wado tahay in aduunka korkiisa laga tiro snm group isaaq land rabto?
1
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
10 months
@Awale11 Adigu fulay ayaad tahay adiga dhulkaagii la iibsaday ayaad sidan u hadalaysaa siyaasiga gadabuursi ma sidan ayuu fulay u yahay yaab
0
0
2
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Hasan sheekh ma awdal ayuu rabin? via @YouTube
0
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
9 months
19
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Way bilaabantay⬇️
0
1
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Ma banaadir baa cid u baahataba⬇️
1
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 year
Iidoor mar walba manaafaqada ayuu yaqaan mar muqdisho ka ceeshaan marna kuwa tolkay ee iidoorka is moodaya ayey la ooyaan yaab!!
@xuskacali2023
AARKA AWDAL, GABILEY, SELEL, SITI, HARAWA, JIBOUTI
1 year
@siciidcudhay Qoladii buurta kortee, ciidankana laysay, miyaa hadal haya Prof. Samataroo labeentii tolkii la casheeyey! Kuwan Somaliya joogtada ula kulma danbiilayaal maaha miyaa!? Sawradan hoose, shirarka dabadood baa la galaaye, toloow shirarkaasi ma kuwa confederationka lagaga sheekystaa?
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
1
1
1
2
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 months
Hooy hooy hadal bay barataye⬇️
0
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 year
Halkan waxaan ka salaamayaa dhalinyarda gabadhaha odayaasha iyo dad somaliyeed meel walba joogtiin inta garab nagu siisay sidii aan gobolka awdal u xorayn lahayn waxaan inii sheegayaa in aad dadaalka nala sii wadiin gobolka waxaa fadhiya cadow xun oo mudo 33 sano fadhiyey axxxxx
0
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
4 months
“SomalilandMucaarid ka kusoosocda xukunkooduwaxa uu leeyay dhul maqan ayaan soo celinayaa guriga lagusoo socdo iyo dhulka maqani waa keena, reerka la doonayo in la dumiyaa waa keena inagu in ay noolaadaan ayaynu doonaynaa oo ilaahay ayaynu garabsanaynaa” Garaad Jaamac Garaad Cali
Tweet media one
0
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
9 months
Geesi runta raga u sheega
@VoiceofHorn
Voice of Horn
9 months
🚨: "Somaliland is a failed System created by Clan Cas " @TerraAbdirizak
10
50
138
0
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
2 years
Dadka reer awdal waxaan ugu baaqaynaa hooy iyo aabo yaasha wiilashoodii ay ku dhimanayaan dagaal xaqdaro ah oo ay wlllha dadka reer ssc ay ku qaadeen waa in ay sida ugu deg deg badan ay ay wiilashooda u yeedhaan waayo waxa xanuunka iyo dhibta idinka ayey idinku dhacaysaa
0
2
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
3 months
Kuwa dulaysan ee dhex jooga snm groups Somaliland isaaq land bal fiiriya sida loogu dhex dilay aduunka⬇️
Tweet media one
3
0
3
@TolkaSom
GOFANE💂🏼
1 month
Reerkii samaroon ma muuse biixi ka adkaaday⁉️ via @YouTube
1
0
3