Laylatul Qadr is the greatest night of the year, it is worth a thousand months of prayer if one prays on that night. This is the promise of Allah SWT.
#Retweet
Shaqadu makala laha rag iyo dumar kaliya waxay ubahantahay in aad adigu ku dhiirato adigoon cidna kala tashanayn
Sawirkaan waxa igu wehliyo Eng zaki oo ahaa shaqsi mar walba i dhiiragaliya
Fadlan wuxuu uqalmo siya sawirka
Tweet ......
I am grateful for the incredible success of Allah, who has allowed me to overcome obstacles and pursue my dreams.
Mom and Dad are the most important people in my life, motivating me and providing me with guidance.
Mar aan ka mid ahaa Engineerada ka shaqaynayay iftiiminta laamiyada magalada mugdisho qaybo ka mida.
Waxa xaqiiqa ah in aan dareemayo farxad qalbiga ka timada.
marka aan dhax socdo wadoyinka an solarka ku xirnay oo wali ka iftimaya magalada aniga iyo wiilashii garbahayga ahaa.
Anigoo ah Eng
@SowdaSudi
kana mid ah
@MoPIED_Somalia
Waxan ka qayb galay kulan ay soo qabanqaabiyeen
@IBSBankSo
@MoEWRSo
Iyo
@SOGEA15
Kulanka ayaa aha mid lagu dhiiragalinayo laguna taageeraayo hawenka bartay tamarta iyo kuwa jecel in ay bartaaan
"Women Off-Grid Energy"