Shakurshire101 Profile Banner
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄 Profile
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄

@Shakurshire101

Followers
7K
Following
10K
Statuses
7K

Human rights activists/ International Relations and Diplomacy.

Germany
Joined May 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
10 days
Dood furan oo ku saabsan waraysigi Madaxwayne Hassan sheekh ee Washington post.
Tweet media one
0
1
4
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
11 hours
@SuleimanHashi Eray bixinta reer burco 😅
0
0
0
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
1 day
@AliDiinar59742 Cidi KY maqasha waxad tidha daanta waa laysku qasha sidi caadada ahayd lakin ogow waa laysku fahmay kali noolanshihi iyo siyasadi kharibnayd horta garoonkii shuluc ee samsam waday miyanu dhaman maxa berbera laga donaya 😅
1
0
1
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
1 day
Arinta garoonka waa iska dacayad meel lagu ciyarayo tagerayashu way isku dhacan Europe ayay ka dhacda. Tan ganacsigana waligedba way marijiren dhagaxbuur baabuurta tagaysa hadana dagaalka halkas ka dhacay ayaa sameyay lakin waa arin dhamanaya kolay kalinoole degankani noqon mayo.
1
0
1
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
2 days
@IdirisMXasan2 Laan gaabnimadu waa qofka aay maskaxda kaga jirto ee lagu barbariyay kali noolaansho waan ogahay inad ka damqanayso ee iska dulqado runtu way qadhadhay
1
0
3
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
2 days
@FoosiSacad14278 Midh been ahan kuma darayo waa wax xaqiiq ah cadayn ayan u ahaya hadalkasta oo aan idha.
0
0
2
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
2 days
@Cagmadhige90 Waa xirsi gaab. 10 yrs before
1
0
0
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
2 days
@Cagmadhige90 Waxan mucarid sanahay ninka hada ka hor soo is tagay wadadas isago wasir ah ee lacagti uu ku balan qaday aan bixin ilaa manta hadana iska dhigaya wali soo dahiray.
1
0
0
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
2 days
@Hassan85Omar @Calinuur2001 Intasiba waa wax tar sow kuwi ka horeyay kumay fashilmin ama umay arkay khatar degan.
1
0
0
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
2 days
@Calinuur2001 Jihoyinka iskaga ka qaldan ee waa Hawd dhinacasi mida kale deganka wax wado ah oo laga sameyay 34 yrs majirto kudarso waa xarunti SNM hadiba aad maqashay hadi aanad dhalan wakhtigana hadaba ogow.
1
0
2
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
2 days
@MHudisha27306 Gobonimo midhkas qofkasta oo mucarid ku aha qalbigisu kasbaday manta oo waliba deganka kasoo jeda.
0
0
3
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
2 days
@Araweelo2009 Oo iyaguba naf iskuma hayane ma waxad sugaysa cid kale inay naf ku hayso.
0
0
1
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
3 days
@Yaska74750972 No problem at all 😎
0
0
1
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
3 days
@MukhtarAlaska Damiir ka ayaa haga qofka.
0
0
2
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
3 days
@AggahNations Xanun idoor layidha ayaa ku dhacay subxan allah waar reerku muxu kugu sameyay aanu arinka dhamayne.
1
0
0
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
3 days
@Yaska74750972 🤣🤣
0
0
1
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
3 days
@RamadanCader Malaha qofkale ayad noqotay oo waxanad ahayn qofki spaces ka kulmiye iyo siyasadisa lagaga soo horjedo ilaa qaban jiraye, waanku arka oo meel kale ayad u far uur xidhan tahay cirro waa istahila in laga furo space waana laga furaya ayamaha soo socda. HUUBO WADDANI.
1
0
2
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
4 days
@Mohamed94540259 Buundada suuq sade ayay arken ayan filaya 🤣🤣
0
0
1
@Shakurshire101
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
4 days
@FoosiSacad14278 @SSTHawdReserve Sidi wadanka loogu soo noqday ilaa manta labada degan cidi may egin marka sidas u ogow
0
0
1