SakhiyaSalad Profile Banner
Sakhiya O Salad Profile
Sakhiya O Salad

@SakhiyaSalad

Followers
2K
Following
6K
Statuses
4K

Mother/Head of Department & Digital Strategy @school. BSc in Computer Science & Postgraduate in Education.Interested in tech,education,parenting and politics.

London, England
Joined October 2023
Don't wanna be here? Send us removal request.
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
1 month
Mahadsanidin dadkii dhamaan igala qayb qaatay madashan iyo inta dhegaystay. La wadaag bulshada on any social media platform. Rag bay u badnaayeen participant space kan. We can deduce that our brothers care about our children very much 👏. Waxa ka mid ah dadka isugu yimid social workers, teachers and doctors. Thanks to all rounded khabiirada weyn @AminaWehelie iyo Social worker Cohost @SpotonSomalia.
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
1 month
2
4
8
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
7 hours
My mother. My role model. Waa duriyad. Without her, I wouldn’t be the person I am today. Allah ha xafido. Aamiin.
Tweet media one
Tweet media two
7
0
40
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
10 hours
Dadbaa ku leh reer Puntland baa caytama. War ma soo daayaa? waxa caytamaya, qabiil caayaya, hanjabaya YouTube bay ka buuxaan waa recorded wada Ina Calasow Culusow Xaayow caytamaya kuwa senior government officials iyo hogaan dhaqan.
0
0
6
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
11 hours
@Abdiburhan200 Argagaxiso ka daran ma jirto dowlada federaalka hada jirta.
1
0
1
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
11 hours
Eey Roora Raac waa kan oo kale. Meel kasta oo Reer Puntland lagu jaa’ifaynayo wuu iska dhiibayaa iska dhex dabaalnayaa. Is qor. DAYACAN dhulkiisii iyo dadkiisa dayacan yahay. Walee Huusheey ….
7
3
17
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
11 hours
Hasha geela cunta hadana cabaada. Cuqdadiina ku dhinta cid idinka af xun ma jiraan oday iyo habar, Sheekh iyo shariif maxaan aragnay qabiil cay iyo nacayb faafinaya. Dowlad iyo shacab dad caytamaya. Dadkan hada ma mucaarid baa? Iyagaaba dowlada haysta maxay intaas la cabanayaay?
2
1
6
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
14 hours
Cayayaankii Xasan Sheekh maanta maxay la cabaadayaan? Ma Daacish in la xauunjiyay baa? Adeer si fiican luuqa uga soo baxa is cadeeya baroorta orgiga ka wayn. 30 sano waxan dhegaysanaynay isimo dhaqameed gobolada dhexe ilaa Muqdisho ka soo jeeda oo qabiilooyin kale caayaya iyo madax Dowlada Federaalka colaad iyo cay ku wada shacab maamul goboleed. Marka in badan baa la xishooday. Wasiir Caydiid iyo Amb Camay xaqiiq bay ka hadlen.
Tweet media one
1
0
6
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
1 day
Gabdhaha Soomaaliyeed six packs aad sheegi jirteen ma kanoo kaala? Acuudu Bilaah. Foolxumo
@PicturesFoIder
non aesthetic things
1 day
Just why?
0
0
1
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
1 day
@shafici_Gul Allah ha u naxariisto inshaa Allah his blood will not go in vain.
0
0
2
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
1 day
Some light in the middle of all of this.
@swilkinsonbc
Sarah Wilkinson
3 days
Palestinian releasee Shadi Barghouthi finally embraces his mother after spending 22 years of unjust incarceration in israeli prisons #celebrate
0
0
2
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
1 day
RT @AminaWehelie: Live with Restream, February 08
0
3
0
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
1 day
@AliSamattar Sidee u aragnaa? Dee Waa Amar dowlu mudeec. Ninka diida dabaal. Dabaal ha noqon Caliyoow 😂
0
0
0
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
1 day
@Abdiburhan200 Habaarka Isla hela idam Allah daalimiin.
0
0
1
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
2 days
@GadSaad black Ethiopian Jews were discriminated in Israel but gladly used them to fight for them. You can fool the world.
0
0
0
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
2 days
@Abaassulayman Alxamdullilah hadaad horgalnimo iska daysay iyo inaad cadow Puntland u aragto.
0
0
0
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
2 days
RT @Deee_luul: Keep in mind, Al-Cadaala is just a low-level employee in the Ministry of Information, yet he's trying to silence and humilia…
0
9
0
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
2 days
RT @Byoussef: Why is Egypt not taking Palestinians?
0
5K
0
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
2 days
RT @ninwax_bartay: Puntland Forces just cleared this tunnel. The end of ISIS is near.
0
16
0
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
2 days
@DVanLangenhove If you even look at some people, you will be classified as Antisemitic😳
0
0
1
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
2 days
Reer Boocame Waa is muujiyeen Puntaknd inay garab is taagaan”. Sida ciidamada Puntland u baacsanayaan baan wax uga baacsanaysaynaa Daacish”
1
6
31
@SakhiyaSalad
Sakhiya O Salad
2 days
RT @Partisan_12: The world witnessed how Z10nists treated Palestinian hostages
0
861
0