IsaaqGenocide perpetrator ICJ Judge Abdulqawi Yusuf of failed somalia is a panel member of the hearing panel in the genocide case against israeli occupying forces. حاميها حراميها
Please share widely!!! We will be making history in Washington DC on May 18 &19 2023 time for action is now !!come support your native country 32 years later enough is enough!
Beginning of the road to justice, It’s a good start to long way to go Waa bilaw fiican wadada Cadaaladda loo maray inay sidaa u dheerato May ahayd run ahaantii بداية جيدة في الطريق الي العدالة
Sida la iigu sheegay waa duco ama Alla bari ay Duriyadda reer Isxaaq maanta ku qabsadeen Nairobi. Talo soo jeedin. 8 ilma Sh Isxaaq shirwayne wada tashi iyo ducaba ah haku qabsadaan magaalada Sheekh. Suldaanka Guud ee Suldaan Daauud na haku baaqo oo gogosha ha u fudiyo.
Just met Somaliland delegation led by Hon.Abdiraham Tarabi from Genocide Prevention Department returned from Kigali, Rwanda with mind blowing educational experience.
Good morning Somalind. wake up and let’s hunt down IsaaqGenocide perpetrators globally. It’s about the time for these cowards to face justice for the crimes they committed against humanity.
This is just the beginning as a result of accommodating terrorists expecting them to bring you peace and tranquillity. Mass killings, anarchy,lawlessness and civil unrest. Laascaanood Somaliland.
According to senator Chuck Grassley, former President of Zoomaaliya Siad Barre aka Afwayne prayed with him to jesus & begged & pleaded to the US senator to supply him & his Gov armaments & weapons to kill the people of Somaliland With this support he committed IsaaqGenocide.
Breaking Good News.
Hawshii Buurta Gacan Libaax waxay dhallinyaradii oggolaadeen Xabbad joojin iyo in talada loo daayo waayeelka reerka.
Saakana kulan kale ayaa u hadhsan
Khayr Bay inoogu dhammanaysaa inshallaah. SOMALILAND Guul qudhaanjooy ku Quuso.
Halkani waa Bole International Airport, Adis Ababa. Goobihii lagu nasanayay miisaska waxa ku sharaxan calankeenii Barakaysnaa! Qoladii cadhaysnayd taagni ha ku dhamaystaan inta flight-kooda ay gaadhayso.
Isaaq mooyee reer walba wuu ku shiraa SOMALILAND. Waa in lagu dhawaaqaa First Isaaq Congress in City of Shaikh. Shirwaynaha Beelwaynta Cisse ee Somaliland 25 November 2023 Goobta Zeylac
Marka ay inan gumeednimadu Xasaanad hesho Xildhibaana sheegato Waa sidan oo kale, habeenkii uu space ka inoogu martida ahaa wuxuu ina tusay Waji ka duwan kan hadda oo wuu inoo munaaraqadeeyay.
US administration at the time cover up IsaaqGenocide and supported the dictator instead.
Good to see a US news agency covering this, although it's from 2019.
Dalkan meel fog baa laga keenay waxaana loo soo maray, Gumaad,Gumac,Gaajo,Golongol,Gudoodi,Guure,Gaylan,Gabaahiir,Gabadane, iyo qaar kaloo badan. Cawlhayahanka Dhaantaynaya iyo Dhugadna Gaadhsiiya Dhab u sheega Dhuub ina Khaliif oo Dhabta u saara.
Waligay maan arag Siyaasi reer Somaliland ah Muxaafid iyo Mucaarad toona kaas oo u dhaqma, Aaminsan uguna dhawaaqa si aan leex leexad lahayn in JSL tahay Dawlad (State) Gob ah (Sovereign) Madax banaan (Independent) oo min 1961-1991 Cadaw ku hoos jirtay (under illegal occupation.
Analysis | Somaliland’s Deal with Ethiopia is a Win-Win, No Matter What Happens Next | by Institute for the Study of Diplomacy | The Diplomatic Pouch | Mar, 2024 | Medium
نقباء السادة الهاشميين الأشراف يسلمون دروعاً تذكارية تكريمًا لسلاطين بني اسحاق بن أحمد الهاشمي، يطهر في الاطار السلطان يوسف عبدي عوض والسلطان عبدالرحمن سلطان عمر سلطان محمد سلطان فارح.
IsaaqGenocide Commemoration Month from 9-12-2022 to 9-01-2023, advocating for Genocide survivors and seeking justice for genocide victims by identifying & locating all perpetrators of IsaaqGenocide & bringing them to justice. there’s no where to hide 4 u Faqash.