NIEBCSomalia Profile Banner
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ Profile
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

@NIEBCSomalia

Followers
21K
Following
317
Statuses
848

National Independent Electoral and Boundaries Commission (NIEBC). Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha (GMDQS).

Somalia
Joined March 2016
Don't wanna be here? Send us removal request.
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
12 days
Habraaca Diiwaan-gelinta Ururrada Siyaasadda.
Tweet media one
1
10
47
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
13 days
Xubno ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo safar shaqo ku jooga Caasimada Dowladd Goboleedka Hirshabelle Jawhar ayaa booqday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib- u-heshisiinta Hirshabelle.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
4
12
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
14 days
Fariin kusaabsan Muhiimada doorashada.
Tweet media one
1
5
14
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
14 days
Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo safar shaqo ku tagay Jowhar ayaa la kulmay madaxweynaha Dawlad goboleedka Hirshabelle Md: Ali Gudlawe Hussein.
Tweet media one
Tweet media two
0
4
16
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
15 days
Xubno ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Soohdimaha( GMDQS) oo kormeer shaqo ku tagay Maamulka Gobolka Banaadir.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
6
14
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
15 days
Xubna ka socda Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo kormeer shaqo u joogo qaar kamida Dawlad Goboleedyada Dalka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
11
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
16 days
During the meeting, constructive discussions were held on the electoral process and the NIEBC's comprehensive plans for upcoming elections.
1
1
3
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 months
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Md. Abdikarim Ahmed Hassan iyo xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qarankaayaa kulan la qaatay Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
3
13
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 months
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan qiime leh la qaatay qaar ka mid ah culummada Soomaaliyeed. Kulanka ujeeddadiisu ayaa ahayd latashiga culummada iyo dhageysiga talooyinkooda ku aaddan hirgelinta doorashooyinka dalka ee qof iyo cod (1P1V).
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
5
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 months
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xassan ayaa kulan la qaatay Agaasimayaasha waaxyaha GMDQS. Xafiiiska Warbaahinta Email: - communications@niebc.gov.so X - @NIEBCSOMALIA Website: -
Tweet media one
Tweet media two
0
2
5
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 months
Guddiga Madaxa-Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Soohdimaha @NIEBCSomalia ayaa kulan isbarasho iyo warbixin siin ah la qaatay Guddoomiyaha @AqalkaSare Ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddiga ayaa ka warbixiyay howlaha shaqo ee u qabsoomay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 months
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ee BJFS Oo Kulan La Qaatay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Soohdimaha.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
4
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 months
Wargelin.
Tweet media one
0
3
2
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Somalia’s National Independent Electoral Commission participates in the Annual Continental Forum of African Electoral Management Bodies. NIEC Chairperson Ms. Halima Ismail Ibrahim, representing Somalia participated in The Forum that took place in Maputo.
2
0
3
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
with the aim of preparing a strategic plan for the organization and its networks during the coming period. #Somalia
0
0
2
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
NIEC Chairperson ⁦@HalimaNIEC⁩ elected as the Chairperson of the General Assembly of the Arab Organization for Electoral Administration. – NIEC #Somalia #arab #Urdun #Elections
2
1
7
@NIEBCSomalia
NIEBC Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
3 years
Maalinta Caalamiga ee Dimuqraadiyada.
Tweet media one
3
5
20