Hamda Boonge Profile Banner
Hamda Boonge Profile
Hamda Boonge

@MissBoonge

Followers
28,486
Following
423
Media
117
Statuses
4,014

Simple but significant.

Nairobi, Kenya
Joined May 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@MissBoonge
Hamda Boonge
2 years
My name is Samira. I live in Jigjiga, but I was born and raised in Toronto, Canada. At a young age, my family moved from Toronto to Jigjiga. One year ago, I got divorced but before that, I graduated from secondary school. Coincidentally,
60
28
288
@MissBoonge
Hamda Boonge
2 years
Tess she is my classmate and also my close friend she converted to the islam my allaah bless her..
Tweet media one
273
284
4K
@MissBoonge
Hamda Boonge
1 year
Wishing you a peaceful and joyful Eid al-Fitr celebration filled with love and blessings. Eid Mubarak .🌸
Tweet media one
73
54
1K
@MissBoonge
Hamda Boonge
1 year
Every morning when you wake up, be grateful, someone did not get a chance to wake up today. #weekendmood
Tweet media one
78
57
1K
@MissBoonge
Hamda Boonge
2 years
Being a Somali man is crazy. They already thinking about a second wife and they even don't have a first wife.😒
136
94
940
@MissBoonge
Hamda Boonge
10 months
A year older, a year bolder. HBD to me.
Tweet media one
105
28
931
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Ha guursan haweenay aan wax xirfad ah lahayn ama aan wax baran oo haddii ilmahaaga agoontoobaan ehel u baryaysa ama cidkale dulsaar kula noqonaysa. Balse guurso haweenay baratay cilmi maadi iyo diiniba shaqaysa oo xirfadleh ilmahana si wanagsan u tarbiyaysa xitaa aabbe la’aan.
218
104
902
@MissBoonge
Hamda Boonge
2 years
May Allah bless you with the gift of kindness, patience and love. Eid Mubarak!
Tweet media one
31
19
643
@MissBoonge
Hamda Boonge
2 years
I'm a diamond. darling You'll never break me, I'll just keep right on shining.
Tweet media one
39
31
583
@MissBoonge
Hamda Boonge
8 months
I completed my first Umrah Dec-2023 and it is the best thing that happened to me this year Alhamdulillah, may Allah invite you all inshallah.🤲🕋
Tweet media one
31
25
557
@MissBoonge
Hamda Boonge
1 year
Great things take time so be patient and never give up.
Tweet media one
37
16
487
@MissBoonge
Hamda Boonge
1 year
Sawirkaan Gabar Soomaaliyeed oo Cudurka TBda ka talaalaysay Wiil Emarat ah oo Muqdisho Deeq Waxbarasho loo keenay 1954 . Aduunow caaryaale.
Tweet media one
46
42
339
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Nin baa habeenkii arooskiisa xaaskiisa weydiiyay “Ma hubtaa in aan ahay ninkii ugu horreeyay ee aad la seexato”? Xaaskiisi baa ugu jawaabtay “Haa gacaliye, laakiin nimanka kale waan la soo jeedi jiray”. 🏃🏼‍♀️ True Story.😆
67
26
295
@MissBoonge
Hamda Boonge
9 months
Tweet media one
14
10
287
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Sanaag Waa Deeganka Ugu Bilicda Qurxoon Dhulka Soomalida..!♥️🖤
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
12
52
275
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Waxba ha i caawin laakiin ha i dhibaatayn, i nac laakiin ha u dhaqmin sidii inaad i jeceshay, waxba ha iga farxin laakiin farxadayda ha qaribin."
30
17
277
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Maxaad U Taqaan Waxa Ay Sameynayso Inaantaan" ?
Tweet media one
143
30
262
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
“Hadii aad doonayso inaad ogaato booska aad ilaahay agtiisa ku leedahay, waxad eegtaa booska ilaahay qalbigaaga ku leeyahay” Jimco wanagsan.
7
41
268
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Naftaada inaad u doorto nin qurux badan ama lacag leh, Waxa kaga qiimo badan ubadkaaga inaad Aabo Wanaagsan u doortid Beri idin anfacaa adiga iyo caruurtada♥️🙏
Tweet media one
45
26
266
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Quruxdiiyo Gabdho Ah Mnsh Allah❤
Tweet media one
7
13
260
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Aqoon Kororsi Labadaan Magacaooda Baa Layska Rabaa Hee Iska Soo Tuura🙏♥️😍
Tweet media one
Tweet media two
77
36
250
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
"Waxaa jira labo ciidan oo aan laga adkaan karin: qalbiga daacadda ah iyo ducada xaqa ah."  ~Ibnu Taymiyah
8
29
252
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
“Islaamku wuxuu noo yimi innaga oo dulaysan, markaanu qaadanay sharafbaanu yeelanay, haddii aanu sharafta meel kale ka raadinana illaahay wuu na dulaynayaa “ ~Cumar Binu Khadaab RC Sharaf iyo cisi oo idil waa diinteena haddan meel kale ka raadinana waan dhumaynaa ee ku dedaala!
8
36
226
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
This Friday, finish your work and be done. Look forward to the weekend and have some fun! Jumco Mubarak..
Tweet media one
Tweet media two
8
22
228
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Luuq Ganaane♥️🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
14
39
219
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Haweenku uma baahna in ay Iscadeeyaan , make up marsadan, cidiya fashin ah gashadan, ama ay is qaawiyaan si’ay dadka u soo jiitaan . Balse waxa ay u bahanyihiin in ay cilmi isku hubayeen, aqlaaqdooda wanaajiyaan, isku filnaasho dhaqaalana gaaran oo aysan cidna ku tiirsanaan.
17
38
223
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
“Ma’ogtahay Dumarka muslimka ah lagu aaminay wax aan cid kale lagu aaminin, waxaasna ay ahaayeen Kitaabka Quraanka? Waxaa lagu aaminay Xafsa bintu Cumar RC. Dumarka waxaa Quraanka lagu xusay 117jeer, ayadoo magac wanagsan lagu xusay sida walaal, hooyo, gashaanti & inan yar “
20
39
219
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
“Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan noqdaa markuu rabbigii yaqaan, aakhirana yaqaan, aduunkana isbaddel muuqda ku saamayn karo” ~Sheikh Mustafe
12
37
206
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Jalalaqsi Hiraan Somalia♥️🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
12
30
206
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
“Nin Xakiim ah ayaa la weydiiyay "Maxaa ugu qurux badan wixii aad aragtay"? Waxa uu ku jawaabay “Ma arag wax ka qurux badan qof arkay dhammaan ceebahayga oo haddana weli i jecel iguna kalsoon” Malin Wanagsan♥️
Tweet media one
11
37
208
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
"Ma ogtahay Dhakhtarkii ugu horreeyay ee diinta islaamka in uu ahaa qof dumar ah, oo magaceeda la oran jiray Rufayda"? Rufayda Nebiga scw ayaa Teendho oga dhex dhisay masjidka, dadka ay dawaysay waxaa ka mid ahaa Sacad binu Mucaad RC.
14
35
204
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Ninkeedi ayay ku tidhi “Xabiibi berrigii aynnu wada sheekaysan jirnay, hadyad baad ii keeni jirtay oo dalxiis baad ii kaxayn jirtay ee maxaa kugu dhacay iminka? Ninkii kulahaa “Naa heedhe weli maad aragtay musharax markuu doorashada ku guuleysto weli ololaha sii wada”. 😂
34
32
202
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Nebi Muxammed NNKH waxuu Mucaad binu-Jabal ku yiri Mucaad-oow, Wallahi Eebbe dartii baan kuu jeclahay. Waxaan kugula dardaarmi in aad Salaad walbo gadaasheed aadan ka tagin in aad tiraahdo "Eebboow igu kaalmee, in aan ku xuso, in aan kuu mahadnaqo iyo in aan Cibaadada hagaajiyo
3
49
199
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Nebi Muxammed Scw waxuu Mucaad binu-Jabal ku leeyahay Mucaadoow, Wallahi Eebbe dartii baan kuu jeclahay. Waxaan kugula dardaarmi in aad Salaad walbo gadasheed aadan ka tagin in aad tiraahdo ‘Eebboow igu kaalmee, in aan ku xuso, in aan kuu mahadnaqo iyo in aan Cibaadada hagaajiyo’
7
28
201
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Afgooye Shabeelada Hoose♥️🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
10
25
191
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Haddii aad aragto nin aan qalbigiisa gabadhi kujirin, waxaad xaqiiqsataa waxaan aad arkaysaa inaanu ahayn nin uu yahay mayd soconaayo xabaal ubaahan"
Tweet media one
33
31
180
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
"Qofka ku jecel, waa kan kaa arko sagaashan iyo sagaal ceeb iyo hal astaan oo wanaag ah, isla markaana kuugu jeclaanaayo halkaas astaan, iskana indho tiraayo ceebahaaga kale." ~Maxamuud Darwiish
27
39
173
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Wiilkasta waxaa u haboon in uu gabadha walaashi ah een shaqayn uu xaalkeeda hoose / duruufteeda ka warhayo, sababto ah baahida gabdhaha ay maanta dhaqaale u qaban way badantahay, kaalintaa hadduu gabo walaalku waxa macquula in nin waraaba ah oga faa’idayso gabadhii baahidedas.
22
25
173
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
"Ma ogtahay in camal waajib ah laga dhigay tallaabo ay qaadday qof Dumar ah"? Taasna ay tahay Socdaalkii Haajira ee Safa iyo Marwa dhexdooda.
16
27
172
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
قالَ المُصْطَفَى «البَخيلُ مَنْ ذُكِرْتُ عِندَهُ، فلَمْ يُصَلِّ علَيَّ» Xabiibkeena Muxammed wuxuu yiri (Scw) "Bakhiilku waa midka agtiisa lagu xusay magaceyga, haddana aan igu sallin." Maantoo kale waa inaa badinaa salliga nebiga Juma Kariim♥️🙏
20
32
172
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Wanaaga idilkii waa raali ahaansho, haddii aad awooddo noqo qof raalli ah. Haddii aadan awoodinne samir." ~Cumar binu Khadhaab. RC
3
33
170
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Oog Sool Somalia♥️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
9
19
169
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
" Dadka wanaagsani tilmaamahooda isma badalaan, Hadii xitaa ay is-badasho arimahooda" ~ Jeorche
Tweet media one
6
32
159
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
You deserve more than this dear hero. We proud of you dictoore @ShaafiiAdan
Tweet media one
Tweet media two
7
24
165
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Haddaad doonaysid in walwalka fara badan ku daayo oo aad nolosha caadiga kusoo laabato, waxaad tirakoob ku samaysaa nicmooyinka uu Eebbe ku siiyay, inta aad ku fekeri lahayd ceebaha aad leedahay ama dhibta ku haysa ama waxa kaa maqan.!
14
33
164
@MissBoonge
Hamda Boonge
2 years
Waagii Farmaajo Madaxweynaha ahaa, markii jidadka la xiro waxaa la sheegi jiray dumar fool ah oo jidka ku umulay, sida Xassan Sheekh u yimid ma dumarkaan umulin mise dadkii sheekooyinka buunbuunin jiraa noo aamusay?!
45
24
159
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
"Waxa aan dhadhamiyay dhammaan waxyaabaha qaraar, mana arkin wax ka qaraar in aad dadka ubaahatid." ~ Cali Binu Abii Dhaalib, RC.
5
20
163
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
"Ma ogtahay Jaamacaddii adduunka ugu horraysay ay samaysay ama hindistay gabar, ayna ka samaysay Dalka Tunisia"? Gabadhaas oo la oran jiray Faatima al-Fihriya.” Taxanahaan ma ogtahay dumarka ayaan ugu talagalay in ay qab ku yeeshaan oo ogadan in ay waligood hal-abuur lahayeen.
13
22
158
@MissBoonge
Hamda Boonge
2 years
Tweet media one
10
11
152
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
“Ma arag wax quluubta bannii’aadamka fura oo ka fiican ixtiraam, mana arag wax ka jeedin og quluubta in la xushmayn waayo ama laixtiraami waayo. Ruuxna ma tago meel sare oo sharafleh ilaa ixtiraam uu ku gaaro, ruuxna masoo dhaco ilaa xurmada ixtiraamkq uu ka tago.”
9
36
151
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
lmahaagu maalin buu hiil kaga baahan yahay waana maalintaa aad dooranayso Hooyadii ama aabbihii " Ilmuhu waa celceliska labada walid ee dhalay, haddi mid xunyahay kama marna ilmaha shaqsiyada aad ubadkaaga ka beerayso meelo muhiim ah ka fiiri. Qofku asagaa is dhala badanaa.
14
24
150
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
“Haddii ay guushu kaa dhigayso qof qooqan oo kibir badan runtii maadan guulaysanin. Haddii guul daradu kaa dhigayso qof ku adag go,aankiisa wali maadan guul daraysanin “
Tweet media one
3
35
152
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Xaasidnimadu waa dhaqan aan qurux badnayn. Xasadku waa sababtii uu shaydaan Carrada illaahay ku mutaystay. Nabigeena suuban(NNKH) wuxuu yiri: "Iimaan iyo xasadnimo hal qalbi ma wada degi karaan" Rabbiyow qalbiyadeena ka saar, xaasidnimada kana buuxi iimaanka iyo cabsidaada.
13
32
145
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Nabigeena SCW Ayaa Yiri: 4 jawharadood Oo ku Jira jirka Bini Ademka oo Kala ah. Xishoodka, Caqliga, Diinta,Camalka Suuban Waxa Suuliya 4 kale 1) Xishoodka Waxa suuliya Damacbadnida 2) Caqliga Waxa Suuliya Carada 3) Diinta Waxa Suuliya Xasidnimada 4) Camalka waxa suliya xanta
12
13
146
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
" اللهم اني اسالك علما نافعا وزقا طيبا وعملا متقبلا . Allow Waxan Ku Weydineynaa Cilmi Wax Anfacafa Iyo Risaq Wanaaagsan oo Xalaal ah iyo Camal Oo La aqballo Yaa Rabbii . Habeen Wanagsan Saxibayaal♥️
Tweet media one
14
27
149
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Guurso nin naftaada u horseedi kara farxad iyo raynrayn, hana ku mashquulin qaabka timihiisa iyo garkiisa, waayo adiga injir ma tihid."😍
Tweet media one
13
36
147
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Naqasku kuguma dheggana. Oksijiin kuguma xirna. Hawada macaan ee aad jiideysana lacag ma ahan ee waa bilaash. Sidaas daraaddeed, in badan aynu Alle SWT ku mahdinno. Eebbow mahaddaa(الحمدلله)
8
17
144
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Illaa goormee ayaa carruurteena jirka uun laga korinayaa, oo cuntada markii la siiyo lagu seexinayaa uun. Carruurteena ma ahan carruur maskax ahaan u dhisan, markay damcaan in ay hadlaana waan caburinaa oo aamusinaa waliba si xun. Ilmaheenna waa in aan maskax ahaan u diyaarino.
17
26
145
@MissBoonge
Hamda Boonge
2 years
Forget past mistakes. Forget failures. Forget about everything except what you're going to do now and do it. Good Morning .
Tweet media one
10
10
143
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
" Markii aad qof la kulanto ee uu kaaga sheekeeyo niyadjabka iyo dhaqan xumada dadka kale, ogow waxa uu kuu dirayaa farriin macneheedu yahay; waxa aan rejeynayaa in aadan iyaga oo kale noqon." - Najiib Maxfuud.
Tweet media one
10
33
142
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
"Qofkii ka xishooda in uu Eebbe caasiyo, Eebbana wuu ka xishoodaa in uu ciqaabo maalinta la kulankiisa." ~Ibnu Qayim
Tweet media one
1
33
142
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Nebi Muxammed NNKH waxuu Mucaad binu-Jabal ku yiri Mucaad-oow, Wallahi Eebbe dartii baan kuu jeclahay. Waxaan kugula dardaarmi in aad Salaad walbo gadaasheed aadan ka tagin in aad tiraahdo "Eebboow igu kaalmee, in aan ku xuso, in aan kuu mahadnaqo iyo in aan Cibaadada hagaajiyo."
5
25
146
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Waxaan bartay in akhrisku uu leeyahay dareen , is beddel iyo raad saameyn leh , adigu goorta aad dhameysid akhrinta buug ma ahaanaysid qofkii aad ahayd akhriska ka hor . Turjumid @Abdalletaakoow
Tweet media one
5
37
141
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
" Haddii aad si dhaba Alle u talaasaaran lahaydeen, waxa uu idiin Arsaaqi lahaa sida uu u Arsaaqo Shinbiraha." ~ Nebi Muxammed SCW
4
24
139
@MissBoonge
Hamda Boonge
6 months
During the special time of Ramadan, help the poor and feed hungry people. Trust me, Allah surely blessed you with happiness. Ramadan Mubarak.🌸
Tweet media one
14
8
141
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Ma ahan in gabadha loo koriyo in ay tahay qof takooran o jirkooda & hadalkeedaba cawra yahay, mana ahan in bulshada looga dhigo bahalo ku maqan dhaliishooda iyo wax ka sheegooda. Lakiin waa in loo koriyaa in ay tahay qof adag oo bulshada noocwalba la noolan karta oo dadnimoleh .
33
20
138
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
"Waan baahanna(gaajoonnaa) annagoo og xilliga aan wax cuni doonno, bal xasuusnaada kuwa gaajoonaayo hadane aanan garaneyn xilliga ay cuntadooda heli doonaan." ~Cumar Binu Khadhaab
7
24
137
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Waligaa ma gaaraysid, Aakhiro iyo Adduunba, qofka inta Salaad Subax xilligeeda tukaday, galay ammaanada Eebbe, haatanna tukanaya Salaaddu Duxa, halka adigu laga yaabo in ay Salaad Subixii kaa tagtay, barqadana aad la baratamayso ashqaal kale. جمعه مبارك.
5
24
135
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Every day you have two choices: sleep and dream, or wake up and chase the dream. Which will you choose today?
14
8
135
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Sawiro bilic leh dooxada woow dhulka uduga puntland🇸🇱🇸🇴 #Xarunta Gobalka Nugaal♥️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
16
136
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
1)Raaxada barkeeda waa in aadan dadka kale arimahooda ku mashquulin!! 2)Anshaxa barkiina waa in aadan faragashan wax aan ku khusayn adiga. 3)Murtida barkeedna waa in aad ka aamusnaato wax aan faa’iido kuu lahayn.
3
31
136
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
“Cidna haka sugin in ay ku jeclaato ama qiimo badan siiso shaqsiyaadaadda. Sababtoo ah dadku waxa ay ku siiyaan hadba waxa ay kaa arkaan, sidaa darteed naftaada jecloow adigu qiimahaaga is dareensii oo marnaba ha isu quurin waxaan kuu qalmin “.
9
25
132
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
" Raggu Naago Jeclaa Dumarkuna U Roona "😚
31
5
128
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
“Sida aad doonto u qurux-badnow, haddii ay dadnimadaadu arag xuntahay waa aad arag xuntahay." - morgan freeman.
Tweet media one
6
21
131
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Waxyaabaha ay muhiimka tahay in aad barato, isticmaalka computerka, sida dhaqaalaha loo sameeyo,luqadaha , aqoonsiga xogta beenta ah "fake news"dhagaysiga , ixtiraamida kala duwanaanashaha, sida loo jimicsado , aroor kaca , qaadashada nafaqada layiraahdo "iron/zinc" -M. Maxamed
9
26
127
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Haddaad doonaysid in walwalka fara badan ku daayo oo aad nolosha caadiga kusoo laabato, waxaad tira-koob ku samaysaa nicmooyinka uu Eebbe ku siiyay, inta aad ku fekeri lahayd ceebaha aad leedahay ama dhibta ku haysa.!
Tweet media one
7
30
131
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Qof kasta oo aad la kulanto wuxuu ku weydiinayaa maxay tahay shaqadaada, ma guursatay, ma leedahay guri weyn iyo gaari qurxoon, waxay kuu wareysanayaan sida in noloshu ay tahay badeeco lagu iibiyo dukaanka, weligaa ma arkaysid qof ku dhahaya adigu ma tahay mid faraxsan" ~ Heath
Tweet media one
12
22
130
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
“Akhrisku waa ficil ilbaxnimo; waa mid ka mid ah falalka ugu waaweyn ilbaxnimada maxaa yeelay waxuu qaataa sheyga xorta ah ee maskaxda wuxuuna dhisaa qalcado suurtagal ah.” — Ben Okri
Tweet media one
9
22
123
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Eebbe waxa uu waajibyeelay waajibaad ee ha dayaciina, xudduud ne waa uu dejiyay ee haka tallaabiina, waxuuna idinka reebay waxyaabo ee haku xadgudbiina, waxyaabana waa uu ka aamusay—naxriis awgeed, ilaawid la'aan, ee ha baar-baariina." ~Nebi Muxammed NNKH
4
28
125
@MissBoonge
Hamda Boonge
1 year
0
0
108
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Diinteena Suuban Ma ogala Inaynu kala tagno, inaynu isdilno, inaynu ismaagno, inaynu isxamano ,inaynu iscayno, inaynu isyasno, inaynu isfogeynu, inaynu naaneys xun isugu yeedhno. Sheikh Mustafa Haaji ismaacil
3
20
123
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Noqo qof nabadda jecel, sharciga u hoggaansan, wanaagga ka shaqeeyo, dadkana ixtiraamo, laakiin hadday dhacdo in naftaada lagu xad gudbo difaac sharaftaada qabrigana u dir qofka khaladka kugu maagay cidduu doonaba ha ahaadee." Malcolm X.
Tweet media one
8
29
121
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
“Saboolnimo ayaan ku soo koray, aabahay ayaa ii dardaarmay in aan hoos u ogaado u samafalka dadka saboolka ama faqiirka ah. Sidaas awgeed uma baahni gaari iyo labis lacag kumannaan Gini la iga siiyo, xabad Rooti ah oo aan gaajada iskaga ilaaliyo ayaa igu filan” Dr Moh'ed Mishali
9
11
121
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Haddii ay malaayiin ku jeceshay aniga ayaa ka mid ah, haddii uu hal ruux ku jecel yahay waa aniga, haddii aysan cidna ku jeclayna ogow waa aana dhintay."
Tweet media one
10
28
119
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Laba dhagax dhexdooda ayaa doog kasoo baxay. Labo dhibaato dhexdoodana faraj ayaa kasoo bixi doona insha allah."
Tweet media one
8
33
118
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
“Ha igu qiimeyn guulaha aan gaaray, balse igu qiimeey inta jeer ee aan soo jabay iyo inta jeer ee aan ka soo kabsaday.” ~ Nelson Mandel🖤
16
9
117
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Ayaantaan Waan Mashquulay Sorry Dad Badan Baa Isoo Baadi Goobay Waad Mahadsan Tihiin Dhamaantiin Meshana Waan Kusoo Laabtay Si Rasmi Ah Mashquul Badan Kadib Dadkaygow Aad Baan Idinka Mahad Celinayaa♥️ Halkani Waa Jowhar,♥️🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
9
13
117
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Aqoon-yahannimadaada waxaa ka horraysa in aad leedahay ixtiraam. Waayo ixtiraamku waa aqoonta barkeeda.!!!
Tweet media one
3
24
118
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Ilmahaagu maalin buu hiil kaga baahan yahay waana maalintaa aad dooranayso Hooyadii ama aabbihii " Ilmuhu waa celceliska labada walid ee dhalay, haddi mid xunyahay kama marna ilmaha shaqsiyada aad ubadkaaga ka beerayso meelo muhiim ah ka fiiri. Qofku asagaa is dhala badanaa.
12
22
117
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Ma garanayno dhulkee, qalbigee, iyo go'aankee inoo wanaagsan, balse waxa aan aaminsanahay in wanaaggu yahay waxa Eebbe noo dooray!" ~ Muxammad Al-Shacraawi
11
27
120
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Abduwak faces the horrible situation of Covid19 outbreak which has resulted in the death of a lot of people in recent days. A doctor and lecturer of Somali National University of Abduwak told me that he knows at least six people who died due to a lack of oxygen. 1/1
5
26
114
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
Cabdullaahi binu Mascuud RC ayaa laga wariyay in uu yiri: 1) Gudo faralyaalka kan dadka ugu cibaado badan ayaad noqonaysaaye. 2) Wixii illaahay kaa xarimay ka dheerow, saahid ayaad noqonaysaaye. 3) Ilaahay wuxuu ku siiyay ku qanac dadka midka ugu qanisan ayaad noqonaysaaye.
2
34
110
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Nabi Muxammed NNKH waxa uu leeyahay; "Eebbe ay nafteyda gacantiisa ku jirto ayaan ku dhaaran e, dadka waxaa u iman doono waqti kan dilaaga ah uusan ogeyn sababta uu wax u diley, kan la dilayne uusan garaneyn sababta loo diley."
2
23
112
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Saaxiibtinimaddu waa waxa ugu adag ee la sharaxo ee duniddan yaalla. Ma ahan wax lagu barto dugsiyadda. Balse haddii aadan baranin micnaha saxiibtimada runtii waxba ma aadan baran." ~Muxammed Cali
Tweet media one
12
29
114
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Nebigu wuxuu yidhi SCW: “Xoogbadnidu maaha inuu qofku jidh ahaan xoog badan yahay oo wax legdi karo, se xoogbadnidu waa inuu qofku hanan karo naftiisa xaaladda ay cadhaysan tahay.”
7
18
111
@MissBoonge
Hamda Boonge
3 years
Ma ogtahay in Muslimiintu mar ay Tabar-darnaayeen in ay ku badbaadeen Talo gabar leedahay? Ayna ahayd taladdii Ummu-salama ee heshiiskii Nebiga & gaaladda Ma ogtahay qofkii ugu horreeyay ee Ilaahay u sujuuda Nebiga kadib in uu ahaa gabar? Ayna ahayd Khadiija bintu khuwaylid RC.
6
20
112
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
“Ka taxaddar in aad qof kale la wadaagto dhibaatada adiga ku haysato, maxaa yeelay boqolkiiba labaatan ka mid ah dadka wax dan ah kama lahan arrimahaaga gaarka ah, halka boqolkiiba siddeetan ay farxad dareemayaan marka aad dhibaatadaada uga sheekayso.” ➖Jason Statham
Tweet media one
5
12
110
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
“Haddii aad doonayso inuu Alle ku siiyo wax kasta oo aad jeceshahay, noqo mid sameeyo waxyaabaha wanaagsan uu Alle jecel yahay.” ➖Imaam Axmed Binu Xanbal❤
7
18
113
@MissBoonge
Hamda Boonge
4 years
"Haweenaydu markii ay diiddo nin han iyo yool leh, ayna oggolaato nin hankiisu kaliya yahay baraha bulshada, fadhi-ku-dirirka, telefishinka iwm, waxa ay nolosheeda ku dhammaysan doontaa in ay ninkii hanka lahaa ka daawato telefishinka." ~ Nelson Mandela.
Tweet media one
13
21
110
@MissBoonge
Hamda Boonge
1 year
@omwambaKE 🇰🇪
0
0
100