HADIOSMAN122 Profile Banner
Ahmed O Hadi Profile
Ahmed O Hadi

@HADIOSMAN122

Followers
189
Following
1K
Statuses
851

Entrepreneur and political commentator from the horn of Africa, advocating for palestinian freedom! |foreign exchange.

Joined April 2024
Don't wanna be here? Send us removal request.
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
26 days
Xornimo iyo xaq u dirirka ninkii aan tageerayn waa cadowga bini adamka. ********** The man who does not support the fight for freedom and the right, is the enemy of humanity, and it is worth excluding all people from such people. Justice will come one day.✍️
Tweet media one
0
1
12
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
2 hours
Haa bro, Ciise inuu dir yahay marnaba morran mayna galin fi tariikh, baryahan danbe ayaan social media ku arka dhalinyaro sidaas ku doodaysa, lkn doodasi waa mid jaban oo haysan wax raar tariikheed oo xoojinaysa. Buugagta tariikhda ee la qoro dir markasta oo laga hadlaayo ciise waa lasoo qadanayay inuu dir ahaa. Marka Dhalinyaradaa xanaaqsan, waxan odhan lahaa, wixii nasab ah, iyo wixii cadho hala kala saaro.
0
0
0
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
12 hours
@Qani56270199 @AggahNations Waxaan ugu baaqaynaa, ciise iyo ogadeen inay dirta xanta haka daayaan.
1
0
2
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
19 hours
@Abdirahman155A Haa diridhabe waa dhaxalkii awoowgeen meela uggama socono. Libah
1
0
3
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
19 hours
RT @jacksonhinklle: πŸ‡΅πŸ‡Έ The world is with Palestine!
0
397
0
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
21 hours
RT @Megatron_ron: BREAKING: πŸ‡ΊπŸ‡ΈπŸ‡·πŸ‡Ί Trump and Putin had a phone conversation Donald Trump has spoken by phone with Vladimir Putin about a ce…
0
607
0
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
1 day
Cadaab aduun baa ku marin kulahaa!πŸ˜€πŸ˜€ soomaalidda koonfurta ee bahala nonotay oo kale hadaan ahaan lahayn mar hore ayaan ka qaadan lahayn dhulkaaga oo ku gumayn lahayn. Lkn dad, dhaqan leh, diin leh oo wax xeerinaya ayaan nahay. Taas waa sababta adigoo kii tamarta yaraa ahi aad dhulkayagii u sheeganayso. Isku awoodba ma nihin lkn inaad dad soomaaliyeed oo iska nool ahataan baa rabnaa midaas ogow.
0
0
2
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
1 day
@KaamilIlya36751 Somaliland way jiraysaa waxaanan kala shaqaynaynaa sidii ay ictiraaf u heli lahayeen maxaad ka qaban kartaa.
0
0
1
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
1 day
@KaamilIlya36751 Correction, I'm mean degmadda boon.
0
0
1
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
1 day
@umasubyan you're a devil who supports the devils of Zionism. This issue did not begin on 7th October , but was part of a long struggle, and will continue until the invaders are defeated.
1
0
0
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
1 day
@TaysiDjibouti I understand the purpose of your post well, and it seems to me that we agree, but I wanted to reinforce your post. Thank you.
1
0
1
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
1 day
@Abdirahman155A Jabuuti ha guulaysato mar-walba. Guul.
1
0
4
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
1 day
Dire Dawa as a city was founded in late 1902. The land was originally part of the Somali pastoralist land. Somalis were a nomadic people who moved wherever their livestock could find pasture. But when Dire Dawa was founded, the people who lived there were well-known. Of course, when a place becomes a city, the first people to settle are those who are originally from the area. Don't waste your time with these people who spread false historical stories that have no basis or evidence. Anyone who argues this should provide historical evidence to support their claim. Whether it is called Gurgure or ciise, whatever they want, the important thing is that the land was historically Somali land. Now it is an Ethiopian city or the second capital of Ethiopia. That is the fact that no one can deny.
@TaysiDjibouti
beautiful.aura
2 days
Dira Dawa administration claims on their website the city was exclusively inhabited by Gurgura during Adal sultanate. I see this as means to cause division and conflict in this peaceful city.
Tweet media one
2
1
8
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
2 days
Xanuunkaagu nuuca uu yahay markaad ogaato,ayaad daawadiisa heshaa. Abwaan mohamed Ibrahim warsame "hadraawi" muxuu gob ahaa. Raxmatulaahi calayhum, raxmatal waasica.
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
2 days
Markay umaddu jabto iyo sidda ay u fikirto. Aqoonyahan dhan oo ku leh maraykan baa na dumiyay oo inuu nago baxo mayna ahayn, ee inuu na kala celiyo ayay ahayd! Umad aan ayadu ismaamuli karin, oo mushkuladeeda xalisan karin siday ku noqon kartaa umad jirta? "Iskuulladu waa deyeyn, Damiinnimaday dhigaan Dartay uma soo lug go'in, Duruustu falkay tiqiin Digtoor cadoway sideen, Digrii nacabay sideen Xaq bay garba-duubayeen, Diintay gibil saarayeen Waxay dedayeen ummuur, Dhibteedu dib iigu tiil Waxay doc-faruurayeen, Dedaal abid soo taxnaa." Abwaan hadraawi AUN.
0
3
8
@HADIOSMAN122
Ahmed O Hadi
2 days
Markay umaddu jabto iyo sidda ay u fikirto. Aqoonyahan dhan oo ku leh maraykan baa na dumiyay oo inuu nago baxo mayna ahayn, ee inuu na kala celiyo ayay ahayd! Umad aan ayadu ismaamuli karin, oo mushkuladeeda xalisan karin siday ku noqon kartaa umad jirta? "Iskuulladu waa deyeyn, Damiinnimaday dhigaan Dartay uma soo lug go'in, Duruustu falkay tiqiin Digtoor cadoway sideen, Digrii nacabay sideen Xaq bay garba-duubayeen, Diintay gibil saarayeen Waxay dedayeen ummuur, Dhibteedu dib iigu tiil Waxay doc-faruurayeen, Dedaal abid soo taxnaa." Abwaan hadraawi AUN.
0
0
5