![Gobsan Muhumed Profile](https://pbs.twimg.com/profile_images/1848499279209398272/pNVXsnOv_x96.jpg)
Gobsan Muhumed
@GobsanMuhumed
Followers
43K
Following
2K
Statuses
370
Member of Somalia Federal Parliament
Somalia
Joined May 2020
Waxa aan ugu hambalyeynayaa dhammaan shaqaale waynaha Soomaaliyeed dhaqan galinta xeerka shaqada Soomaaliya oo waxwayn ka tari doonna xuquuqda shaqaalaha iyo in loo abuuro jawi shaqo oo cadaalad ah, kaas oo ku saleysan mabda'a sinnaanta iyo xorriyadda shaqaalaha. Waxaan sidoo Madaxwaynaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ku bogaadinayaa dedaaladda dowladiisu ugu jirto dhamaystirka dastuurka Soomaaliya oo qayb wayn ka ah dhismaha dowladnimada dalka.
13
10
96
RT @SirakayaZafer: 📍AK Party Headquarters As Somalia plans to hold local elections at the end of 2025 and, for the first time since 1969,…
0
23
0
RT @HassanSMohamud: I held fruitful discussions with President @AlsisiOfficial in Cairo today, where we signed key agreements to elevate So…
0
175
0
……..Baaq Nabadeed……… Waxa aad wax looga xumaado ah in dadka shacab ah ee ku dhaqan deegaanka Dacawalay loo adeegsado xabad nool laguna xasuuqo deeggaankoodi, waxa iyaduna taariikhda ugub ku ahayd in odoyaal dhaqan oo deegaanka nabadyn u joogay la badh-tilmaameedsado qaarkooda la afduubay kuwo kalena dhaawacyo loo gaystay. Waxaan ugu baaqaynaa maamulka Soomaalida Ethiopia in si degdeg ah wax uga qabtaan colaada deegaanka dacawalay ee ka tirsan demada xarshin inta aanay xaaladu isku badalin dagaal qabiil ah oo ku faafa deegano kale oo nabad ah, hadhawna aan waxba laga qaban karin. Waxa iyaduna iswaydiin mudan waxa sanadihii ugu danbeeyey colaadaha ku soo celceliyey deeggaanada Somaliyeed Ee ku suntana Nabad iyo kala danbaynta. Wabillaahi Tawfiiq
5
3
24
Waxaan hambalyeynayaa guud ahaan shacabka Somaliland, gaar ahaan Madaxda maanta sida quruxda badan ee qori isku dhiibka ah xilalka ula kala wareegaya, tani waxay tusaale cad u tahay hannaanka doorasho qof iyo cod ee shacabku ku go’aaminayaan cidda ay hoggaanka u dhiibayaan. Waxaan u ducaynayaa Madaxwaynaha cusub ee Somaliland Mudane Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi (Cirro) oon leeyahay ilaahay ha kugu asturo masuuliyadda culus eed maanta qaaday. Waxaan sidoo kale ku bogaadinayaa Madaxwynaha xilka ka degaya Mudane Muuse Biixi Cabdi sidii xilkasnimada lahayd ee uu soo daadihiyey doorashooyinkii isa saarnaa, islamarkaana uu aqbalay dhamaan natiijooyinkii ka soo baxay. Waxaan mar kale ugu hambalyeynayaa Hoggaanka Somaliland biseyl siyaased ay u dheer tahay ilbaxnimo iyo dimquradiyad, waxay tusaale nool u tahay Soomaalida intee kale ay kaga daydaan.
11
10
189
PAP AU high level visit to DRC Goma easern Congo!!! As part of its efforts to promote human rights, democracy and conflict prevention in Africa, the Permanent Committee on Cooperation, International Relations and Conflict Resolution of the Pan-African Parliament (PAP) has resolved to conduct two missions in the Democratic Republic of Congo (DRC) 1. A post-electoral mission to assess progress following the 2023 general elections. 2. A fact-finding mission in the peace and security situation in Goma, North Kuvu in Eastern Congo. The Pan-African Parliament plays a significant role in Advocating for the ratification and Implementation of key African Union (AU) instruments, political norms and programs, as well as overseeing their application in AU member States!!!
5
4
40
RT @TheVillaSomalia: “Dadka ugu macnaha badan ee maanta Soomaaliya shaqada ugu muhiimsan haayo waa Macallinka iyo Askariga”. Farriinta Mad…
0
61
0
Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed waxaan leeyahay hambalyo, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed, waxaan shaki ku jirin inaad heysaan shaqo aad u wanaagsan, adeeg huffan oo adag. Si gaar ah waxaan hambalyo u leeyahay madexwayne Dr hassan Sheekh mahamuud
11
12
84
Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo shacabka Somaliland u doorteen in uu hoggaamiyo shanta sano ee soo socota. Waxaan sidoo kale u hambalyeynayaa xisbiyada Waddani, Kaah, iyo Kulmiye oo ku guuleystay tartanka Xisbiyada Somaliland. Waxaan si gaar ah u bogaadinayaa Guddiga Doorashooyinka oo si hufan u maareeyay doorashadan, iyo shacabka Somaliland oo mar kale soo bandhigay qaangaarnimadooda dimoqraadiyadeed, iyagoo si xasilloon, oo xor iyo xalaal ah u doortay hoggaankooda siyaasadeed. Somaliland❤️
14
19
199
I am delighted to have been part of the delegation accompanying Speaker @AadanMadobe on an official visit to the United Kingdom. We participated in several highly important meetings and discussions. We sincerely appreciate the warm welcome and hospitality extended to us.
1
4
42
RT @TheVillaSomalia: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta Wasaaradda…
0
66
0
RT @TheVillaSomalia: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb g…
0
37
0
Waxaan idinku Hambalyeynayaa Munaasabadda 64 Sano Guurada Gobanimada Dalka Ee 1Da Luuliyo iyo curashada Jumhuuriyadda Somalia.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo oo ku astaysan 64 sano guurada xornimada iyo Midnimada Jamhuuriyadda Soomaaliya.
4
4
27
RT @TheVillaSomalia: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka…
0
89
0
RT @TheVillaSomalia: President @HassanSMohamud departs for Oslo, Norway, for a three-day working visit. During his visit, the President wil…
0
66
0
RT @TheVillaSomalia: MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO SOO DHAWEEYEY XUBINNIMADA SOOMAALIYA EE GOLAHA AMMAANKA QM Muqdisho, Juunyo 06, 2024;…
0
89
0