MP Abdibarre Jibril Profile Banner
MP Abdibarre Jibril Profile
MP Abdibarre Jibril

@GeesiJibril

Followers
1,989
Following
1,264
Media
388
Statuses
578
Explore trending content on Musk Viewer
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
7 months
Digniin Qofkasta oo Soomaali ah oo lagu tuhmo in uu Amxaarada xiriir la leeyahay ama ku gacan siiyo Xabashida dandansiga ay nagu hayaan waa in meeshu joogo lagu daldalaa maxaa yeelay asaga ka xuun amxaarka
123
40
324
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
11 months
ALERT TO ALL SOMALIS. Looking at the two above Identity Cards for PM Hamsa,one of them reads that he was born in Ethiopia and the other one in Kismayo! How could anyone trust this man to run Somalia! If he can lie to us about his place of birth,what good thing do you expect
Tweet media one
46
36
111
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
ANIGA IYO AFLAGAADADA CABDIQANI QORANE Maalin kasta waa yaab cusub. Waxaan maanta aad ula yaabay ninka lagu magacaabo Cabdiqani Qorane oo taariikhdu markay ahayd 2-dii Nov 2023 ii soo qoray hadalo ay ku dheehantay aflagaado aana loo aabeyeelin mana garan karo meeshu igala
Tweet media one
72
23
92
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
7 months
JUBALAND MALAHAN DAD DAMIIR LEH OO KA DANQADA XALUFINTAAN UU WADO AXMED MADOOBE? Jubaland in Axmed Madoobe sidaas u xaalufiyo ma lagu fiirsan karaa?waxaad arkaysaan waa dhulkii beeraha oo uu u horeeyo geedkii canbaha oo sidaas loo cirib tirayo?
Tweet media one
40
26
81
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
5 months
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo si Kulul uga hadlay qabyalada foosha xuun oo uu dalka ku hooggaaminayo MW Xasan.
9
15
74
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
11 months
YAABKA QARNIGA AAN KU JIRNO. Ninka ku magacaaban Wasiirka 1aad(Mudane Xamsa) khudbaddiisa VOA waraysi uu siiyey markaan dhageystay,waxaa ii soo baxday in uusan Soomaaliya ku nooleyn,hadduu ku nool yahayna uusan waxaba ka ogeyn wax garasho ahna uusan lahayn waxna lagu aamini
Tweet media one
24
18
68
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
Sadeexdaan nin waxay halis ku yihiin Qaranimaddii Soomasliya iyo Dawladnimaddii waxayna u haystaan in ay iyagu iska leeyihiin waxayna u mamulayaan siddii guri ay leeyihiin oo kale? Waana Sadeex cadow oo soomaaliya halis ku ah hadaan laga qaban waxaad ogataan in Soomaaliya meel
Tweet media one
40
23
64
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
6 months
Waxaan cod dheer halkan ummadda Soomaaliyeed ugu soo Gudbinayaa in MW Xasan iyo Gudoomiyah Barlamanku meel xuun dalka u wadaan wana arrin ummadda Soomaaliyeed iyo dawlad-nimaddii khatar ku ah una baahan in deg deg looga badbaadiyo.
Tweet media one
43
17
63
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
8 months
WAR DEG DEG/DIGNIN CULUUS. Shir albaabada u xirnaa ayaa galabta ku soo dhamay,madaxtooyada soomaaliya shirkaas oo ay soo qabanqaanisay kooxda damuljadiid oo uu gudoominaye ka yahay Xasan Sheekh. Waxaa shir kaas ku weheliya wasiirka arrimaha dibada ahna Musharax Madaxweeyne
51
16
59
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
3 months
MAXAA LAGA DHACLAY 15/05/2022? 1-Waxaa laga Dhaxlay Dulmi Qaran? 2-Waxaa laga Dhaxlay Xaraash Qaran? 3-Waxaa laga Dhaxlay Qaran jab? 4-Waxaa laga Dhaxlay Hanti boob? 5-Waxaa laga Dhaxlay Hooggaan Xuunmo? 6-Waxaa laga Dhaxlay Dawlad la’aan? 7-Waxaa laga
Tweet media one
Tweet media two
30
15
60
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
11 months
Gudoomiyaha Aqalka Sare Waxaan Ku bogaadinaya inuusan Ka been Sheegin Tariikhdiisa iyo Sooyaalkiisa Deegan ee uu ku Dashey Gudoomiyuhu Wuxu Ku Dashey Deeganka Baabili ee Ethiopia oo Galbeedka Magalada Jigjiga Ku Yaalla Magalada Harer ee ismaamulka Adaridana uu Muqda isagoo Taas
Tweet media one
25
14
52
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
XAASIDOW XAQIIQADA HOO Markaan dhageystay Khudbaddii Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ee maanta 17/11/2023; Markaan dib u milicsaday xaaladda guud ee ay Puntland ku sugan tahay; Caawa waxaa xaqiiqoobey cidda Puntland ku hagi karta Tubta toosan. Caawa waxaan garwaaqsaday in
Tweet media one
14
15
52
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
6 months
Soomaaliya waxay noqotay dalka kaliya oo aan sharci looga dhaqmin oo lagu shaqeeyo shaqsi taladdiisi sababto ah adduunka kama dhiciin sharci wuxuu yahay aan la aqoon in gacanta la isaga taago waana nasiibo daro weyn sharci aan laga fiirsan barlamaan ka doodin in la meel mariyo?
Tweet media one
19
14
53
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
5 months
LABADAN NIN WAA LAGU QASAARAY? In furumihii dagaalka la soo baneeyo waxaa ugu wacan dhaqaalo xumo la soo daristey kooxda Dulmi Qaran iyo tayo xumada xukuumada oo aan lahayn wax hal abuur ah iyo dhaqaalihii wadanka oo kooxda Dulmi Qaran lunsatay .
Tweet media one
16
11
51
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
8 months
GUUSHA DENI WAA GUUSHA SOOMAALIYA OO DHAN:. Shanta Sanno oo soo socota MW Deni wuxuu dalka Gaarsiinayaa Dimuqoradiyad dhab ah iyo Shacabku oo Codkooxda ku ciil baxaya qofkay rabaana ay doranayaan manshaa’allah.
Tweet media one
Tweet media two
10
10
49
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
Odayga ha loo duceeyaa hana loo sheego in uu illaahay u toobadkeeno Shacabaka uu khaladka ka galayna Cafiis ha weyddiisto.
19
13
46
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
WAA IGA DIGNIIN: Sadeexdaan nin Soomaaliya khatar bay ku yihiin waxay wadaan hadaan laga hortagiin Soomaaliya meel foog baa laga raadin doonaa dadka Soomaaliyeed iyo balamaanka Soomaaliyeedow indhuhiinu ha furnaadeen?
Tweet media one
18
15
44
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
5 months
Qofku haddii uu soo waalanayo ama tala xuumada Ismaciil Cumar Geele uu qaato sidaan oo kale buu isug dhexyacaa oo wuxuu doono buu isaga hadlaa muxuu doorosho qabtaa ma dal iyo dad buu gacanta ku hayaa?
25
9
46
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
7 months
MAHAD CEELIN:. #Waxaan u mahad ceelinayaa illaahaygii na abuuray marka labaad waxaan u mahad ceelinayaa Barlamanka Puntland sida ay u badbadiyeen jiritanka Puntland iyo sidey u garab istageen hooggaamiyaha Dimuqoradiyadda Puntland MW Deni. #Waxaa kale oo aan u mahad
Tweet media one
17
10
45
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
8 months
MW Deni 45 Cod buu ku Guleystey Madaxwaynaha Puntland 2024-2029 Guul iyo Gobanimo manshaa’allah hanbalyo waxaa cawa caro iyo Ciil iyo qaracan ah Xasan Sheikh iyo Axmed Madoobe iyo Xamza iyo Ismaciil Cumar Geele?
Tweet media one
8
5
41
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
1 year
WAA IGA DIGNIIN:- Dal aan lahayn sharci adag oo aan lahayn Ciidan Qaran oo aan lahayn Dastuur oo aynaan Cir iyo Dhul iyo Bad anaa kontaroolin mahan in lagu deg dego oo laga mid noqdo East Africa Community (EAC) wax dan ah Soomaaliya uguma jirto aan ka ahayn gumeysi toos ah
Tweet media one
38
10
41
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
Kooxda KUDKUDAHA ku noqotay Puntland oo lagu magacaabo AARAN JAAN,waa in laga badbaadiyaa jiritaanka Puntlan,waa koox ka talisa fidmo iyo qas iyo isku dir,waa koox aan lahayn hadaf siyaasadeed,waa koox ku naxday dhiiga shacabka,waa koox qawlaysato ah oo u dhaqanta siddii
15
7
41
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
KOOXDA GAROWE KU DHEXE SAQIIRTAY OO TARAHA KU KHAFIIFTAY MAXAY RABAAN? MW Deni Waa Hooggaamiye ku dhiradey in shacabka Puntland u dareeraan Doorasho Shacabku ku soo dortaan qof kay rabaan Madaxwayne Mahadsanid.
5
9
39
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
7 months
MW Xasan Sheikh iyo Gudoomiye Aadan Madoobe khatar ku yihiin Midnimada soomaaliya haddii aan si deg deg ah looga badbaadiin dalka. Meeshay dadka u sheegi lahayeen in wadanka Xabshi ku soo duushey waxay ku mushquleen ku tumashada sharciga iyado lago yahay wixii manta dhacay.
Tweet media one
18
8
39
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
1 year
Prof Abdiwahab waa aqoon yahan wax badan og allaha Xafido 2021 wuxuu ka badbaadey isku day dil oo la afduubay waxaana lagu bixiyey kharash aad u fara badan waxaana hawshaas wadey rag Soomaaliyeed laakiin ilaahay baa khatartaas ka badbaadiyey.
Tweet media one
3
7
38
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
5 months
Madaama uu Xasan Xoogsade si bareer ah u jabiyey Dastuurkii lagu doortay 22/05/2022 oo uu Madaxweynaha ku ahaa Madaama sharcigii uu ku dhartay uu jabiyey laguma tilmaami karo in uu yahay Madaxweyne Soomaaliyeed
Tweet media one
2
12
38
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
11 months
Kooxdaan ku wareertay siyaasaddii Puntland oo ku shirtay garowe 10/10/2023 waa kuwii hoobiyaha ku garacay bosaaso oo dadkii barakiciyey waa kuwii Sool ka soo saaray ciidankii oo garowe xabada ka ridey oo barlamankii soo weeraray? Kooxdaan waxay si toos ah u diidan yihiin Codka
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
18
34
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
8 months
WAA IGA DIGNIIN: Ku:Golaha Wakiilada Puntland maanta waxaa idiin horyaal laba arrin in aad kala dorataan. MW Deni iyo Xasan Sheikh midkii idiin anfaca in aad doortaan?
Tweet media one
6
5
34
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
11 months
KU:-QOF KASTA OO REER PUNTLAND AH. Qofku wuxuu doono ha ku hadlo kii wax isku hayoow Puntland doorashay aadey ee inta isku kal soo nataan kalaya shacabka codkooda si sharaf leeh kalay u weyddiiso oo tartan waxba ma tarayso xayeysiin iyo is haafurin iyo show 66 ha lagu laabto
Tweet media one
11
11
31
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
Waa Maxay Sababta Ina Dayaano iyo Ina Faroole ay u rabeen in ay u dilaan Kabtan Ayuub in ay Garoowe ku dilaan ay u rabeen?. Hadda wax qarsoon ma aha oo Booliska Puntland baa shaaca ka qaaday in isku dayga dilkii Kabtan Ayuub ay ka danbeeyeen wiilka lagu magacaabo Maxamed
Tweet media one
18
11
33
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
Dhageysi Wacan. Qofka AARAN JAAN Doranaya ma masakaxdu ka dawaaran yahay miseh waa qof walan oo miyirkii ka tagey?
5
9
31
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
2 months
XASAN DALL DULEEYE: ARTINTAAN YAAN LA YAREYSAN OO IN LAGA DIGTOONADAA HADALKA MAANTA KA SOO YEERAY HOOGGAAMIYE DAL- DULLEEYE. XASAN DAL DULLEEYE ayaa si cad u sheega in damaca Ethiopia uu soo dhaweynayo si ay badda nola yeelato cajiib? Qadiyad iyo Qiyam kale kuma uu haysto
Tweet media one
20
5
29
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
THEY ARE GUILTY It is now clear that the the so called Puntland Opposition Groups are divided into 3 segments:- 1-The first group are from the Central Government who had failed and were dismissed from their jobs. 2-The Second were part of the Puntland Government but because
10
4
30
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
6 months
Dhamaan Xildhibanadaan aad arkaysaan waxay ka soo jeedaan Puntland,habeyn iyo maalin waxay hor dhooban yihiin guriga MW Xasan Xoogsade,mid walba wuxuu si gaar ah u raadinayaa wasirka arrimaha,dibadda MW Xoogsade wuxuu layahay qof uu ku aamino jagadaas,madama intaan uu yaqaan?
Tweet media one
11
6
30
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
7 months
Bal arrimahaan ha la is qabadsiiyo Madaxwaynuhu jimcihii wuxuu sheegay in Ethiopia ay tahay cadowga Soomaaliya oo ay ula mid tahay ALSHABAAB iyado la og yahay in Safaiirkiina joogo Xamar Safaaraddii Xabashiduna ay Madaxtooyada dhexdeeda ku shaqaynayso iyadoo isla markaasna
14
12
30
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
4 months
DHAGEYSI WACAN SIR CULUS OO FAKADAY. Wax badan baan ka hadlay oo aan sheegay mushkilada soomaaliya ay la dagiweydey waa Ismaciil Cumar Geele talabada uu hada qaaday oo uu Dastuurkii ku lalaya Madaxweynihii hore,Xasan Sheekh waa go’aan uu u soo dhibey kaligiis Taliye Geelle.
8
14
30
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
3 months
PUNTLAND FIRST TAGTAY OO TALAABSATAY. Puntland First Markii la asaasay,1998 waxaa loo asaasay in ay is dhisto soomaaliyana ay dhisto waxayna dhistay,Dawlada DFS oo ay walaaqayaan koox macaash raadis ah oo sharcigii iyo dawladnimaddii ku tuuntay wana koox dhankasta ka aradan.
11
7
29
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
Manshaa’allah waa hooggaamiye ku dayasho mudan Madaxwayne Deni wuxuu sameeyey taariikh dhaxal gal ah wuxuuna dhabarka ka jabiyey kooxihii isu soo bahaystay burburinta puntland;Waxaseh nasiib daro ah in puntland loo soo kireystey koox aan damir lahayn oo huuwan magaca puntland.
9
3
29
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
2 months
Dalku wuxuu u baahan yahay Badbaado Qaran oo Deg Deg ah fadlan Dalka ha loo istaago oo halaga badbaadiyo maafiyada dalka ku habsatey?
Tweet media one
16
5
26
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
11 months
BAL DHAGEYSTA WUXUU KU HADLAYO AXDKAAN WAA ISLA QUMAN YAHAY? Qofkaan iska dheeraaday oo wuxuu doono isaga hadalay oo ku faraxsan xasuuqii ka dhacay Gobolka sool baa imaanaya Minneapolis ee la socda horta hunqaacaddii uu siidayey raali galin ma ka bixiiyey????
10
7
26
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
6 months
Hanbalyo Wasir Siciid Jamac Qoorshel oo loo magacaabay Wasirka Caafimadka Puntland.
Tweet media one
2
2
26
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
8 months
Madaxwayne Deni waa hooggaamiye ku dayasho mudan.
Tweet media one
1
4
26
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
25 days
KUWA CALAQA YAR LOO TUURAY OO CAQLIGOODU SUULEY WAA LA IDIIN LA SOCDAA EE OGAADA HEETAANI WAXY TILMAAMAYSAA KUWA IMAANKA BEELAY? Waxaa aad looga yaaban yahay masiibada ku dhacday,Xildhibaanadii labada Aqal ee DFS Puntland ku matalayey ma calaqa yar oo loo tuuray baa doc u
5
6
26
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
8 months
66 iyo 8-da Janaayo Musharaxa diidan waa Dastuur jabiye aan lagu aamini karin Ummadan masiirkeeda. Deni halagu garabsiiyo ilaalinta Dastuurka iyo Midnimada Bulshada. Siyaasi yaqaana oo qura tiisa iyo Dhaqan u adeegaya danta Siyaasiga macno nooma leh. Xigasho Jibril Qoobey JQ.
Tweet media one
8
5
23
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
5 months
DHAGEYSTA. Madaxweynihii hore Xasan Sheekh in uu munafaaq yahay hadalkaan baa sal u ah khudbadaan wuxuu jeedey 2021 asago ku dhaga hadlayey MW hore Maxamed Abdullahi Farmaajo,laakiin maanta asagii bay hayata oo isku markhaati furay eraygii ahaa loo joojin mayo ha ka xaaxaabiyo
5
9
24
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
Waxaan oo Mahashaaric ah oo MW Deni mudo yar ku qabtay waxaa 24 sanno ka hortagnaa shacabka ka reer puntland oo jeebka ku uruursanayey gafanashaaaha ku naaxey canshuurta laga qaado shacabka reer puntland maqaladan waxaan ugu tala galay QAAQ-LAYAASHA AARAN JAAN Tageera inay kanxan
3
7
24
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
DHAGEYSI WACAN: Kooxda dulmi u joog ee AARAN JAAN iyo kuwa gadaal ka riixaya horumarka puntland ma hor istaagi karaan iyo inta ku tageertay dulmigooda. Inta yar oo diidan Codka Shacabka oo aan la aqoon meel ay u socdaan oo ku dhagan 66 laga guurey.
2
12
24
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
5 months
Madaxweynihii hore oo loo yaqaan Qaran burburiye fadlan hadalkaan hala gaarsiiyo,qofku waxaa fiican marku hadlayo in uusan hadalka ku deg degin ee uu ka fiirsado haddii kale midaan oo kale buu la kulmayaa oo bari ku soo laabanaysa sida hadda idiinka muqata?
8
6
22
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
11 months
Everyone who hails from Puntland State of Somalia ought to stand up for the participation in the upcoming one person,one vote,and consign all the concocted and smear campaigns on the Government intention on the election:people should have a faith in the people's vote!
2
13
23
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
MW Deni waa hooggaamiye lagu dirsaday waa ninka kaliya oo ummadda reer puntland tusay gafanayaashii 25 Sanno dhiiga Shacabka Puntland dhuuqayey oo ummada reer puntland tusay qoraalkaan iyo Sawirkaan yaan dhiikar laga qaadin?
Tweet media one
9
5
23
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
Madaxwayne Deni wuxuu qatay go’aan geesinimo leh manshaa’allah waxaa caawa caro iyo ciil meel la kuududa kuwii lacagaha ku bixiinayey in puntland xabada ka dhacdo oo xaasidnimadu ku raagtey kuwaasu caawa dhabarka ka toogtey.
Tweet media one
13
2
22
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
3 months
KOOXDII DULLAALEYDA AHAYD EE KU FASHILANTAY DOORASHADII PUNTLAND OO XASAN XARAASH MUQDISHO UGU YEERTAY SI AY PUNTLAND QALALAASO UGA RIDAAN!!!! Halkan waxaan kula hadlayaa shacabka sharafta leh ee Puntland,gaar ahaan kuwa jecel nabadda,wadajirka iyo isu-tanaasulka astaanta u ah
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
9
7
22
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
3 months
SOOMAALIYEEY AAN DIB U EEGNO SAFARRADII UU MADAXWEYNE XASAN SHIIKH CAALAMKA KU TAGEY? Madaxweyne Xasan Sheikh kharashka ku baxay laga soo bilaabo 15 May,2022 ilaa 15/05/2024 kharaskaas waxaa ii Xaqiijiyey Masuuliyiin Sare oo ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ee
1
8
21
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
Allaha u naxariiste MW Cabdullahi Yusuf wuxuu ahaa ninkii u horeeyey oo ciidan tayo leh u dhisay Puntland ninka labaad oo ciidan u dhisay Puntland waa MW Deni aad buu ugu mahadsan yahay in uu Puntland u sameeyey ciidan suga Amniga puntland waana hooggaamiye ku dayasho mudan soo
7
3
21
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
2 months
Bal heestaan yar Dhageysta oo lagu Cabiyarayo Masiibada Xasan Xaraasha uu gacanta kula jiro?
4
7
21
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
#Madaxwayne Maxamed Siyaad allaha u naxariisto wuxuu ahaa wadani aan dalkiisa iyo dadkiisa aan khayaamin oo aan gaal uu sujuudin oo wixii la doono laga saxiixdo. #Waxaa kale oo dhab ah erayga ah nin gajeysan gob mahaan waa tan maanta taagan oo ay ku dhamayaan madaxda maanta.
10
5
21
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
Waa hadalkii caan baxay ee ahaa Geedi caana leh sidaas darteed shacabka puntland taladaas waa soo dhaweeyen waa in ay iska qabtaan kooxda qaylo u joog ee AARAN JAAN iyo inta gadaal ka riixaysa waana in ay ixtiramaan codka shacabka Puntland.
Tweet media one
4
6
20
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
DHAGEYSTA: Manshaa’allah Beeldaajiye Ismaciil Beepldaajiye oo ruunta ka hadlay.
1
5
20
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
6 months
DHAGEYSTA: Xasan ma shalay buu walnaa mise maanta,hadalkan wuxuu jeediyey October 2019-kii,malinkaas wuxuu ka digayey in dibu eegista dastuurka, dawladdu isku koobto oo deg deg lagu dhameeyo,iyadoo aan loo dhameyn, isla ficilkii uu malinkaas ka digayay mid ka daran buu wadaa.
5
5
20
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
Waa hooggaamiye ku dayasho mudan oo shacabkiisa kasbaday sidaas darteed kooxda yar ee puntland siddii gafanihii u dhuqi jirtey in ka badan 24 sanno ma laga yabaa in ay shacabka puntland sidaas oo kale u kas-badan? Tageerayaasha AARAN JAAN iska ilaaliya dhigarka.
5
7
20
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
2 months
WAA MUCJISO IN DADKA NOOCAAS AH AY PUNTLAND XUKUMEEN HADDANA RAJO KA QABAAN IN AY XIL KA QABTAAN DOWLADDA DHEXE IYO PUNTLAND. RUNTII WAA NASIIB DARRO SOO WAJAHDAY PUNTLAND IYO MAGACEEDA IYO GUUD AHAAN SHACABKA LAGU YIQIIN SHARAF IYO CISI. IN AY CAAWA DAWARSADAAN JIDADKA XAMAR
11
3
20
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
DHAGEYSTA HEESTII SHINBIRAYAHOW HEESA. Kooxdaan aad arkaysaan waxay ka mideysan yihiin tooda kaliya in la qaato haddii kale xabad iyo hoobiye baa idiin yaqaan haddii aan lagu dhaqmin 66ddii aan ku soo caana maalnay wax kale shuqul kuma lihiin?
3
7
20
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
8 months
MW Deni Waa hooggaamiye isku kalsoon oo yaqaan meeshu u socdo waa hooggaamiye Puntland wado fiican u horseeday laakiin AARAN JAAN JAAN baa wax walba oo Puntland loo qaban lahaa isbaaro u dhigatay? 2019 ILAA 2023 KU XASUUSO MW DENI: 1-Puntland oo uu u dhisay ciidan tayo
5
6
19
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
8 months
Hanbalyo waa rag dhalinyaro ah oo maanta lagu aamini karo Horumarka puntland iyo ilaalinta sharciga iyo la xisaabtanka hey’addaha dawlada.
Tweet media one
Tweet media two
2
6
20
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
Gabadhahaan ka socda SSC waxaan ku bogadinayaa waxay garteen oo wanaag ah ragaani magaran wayeen oo nabada ah ragow talada xuun iyo bodboodka iska daaya oo qaata talada gabdhuhu idiin wadaan. Tankale waxa gabdhahaan sharafta leh garteen ama ay dareemeen ragaas illaahay ma
Tweet media one
4
5
20
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
1 year
This mutilated body of General Dheegow is most inhumane act by the so called Somali Police Forces,upon instructions by the subclans of President Hassan. As a former lawmaker,I call on International Human Rights Organizations to step in & hold accountable 4 this barbaric action.
Tweet media one
24
11
18
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
4 months
BAL DHAGEYSTA KHUDBADAAN GAABAN OO CAJIIBKA AH. Duqa Gobolka Mudug Dr Xasan oo si layaab leh ugu jawaabey Xildhibanada labada Gole ee Dawlada Federalka ku matalah Puntland wuxuuna ku tilmaamay koox Xasan Sheikh u niikisah oo aan wax rajo ah lahayn waana nasiib daro weyn.
3
9
19
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
5 months
XasanSheikh isma oga miyaa wuxuu shalay ku hadli jirey iyo ficilada xuun xuun oo uu hada samaynayo war ninku wajiyo badana oo si xuun u fakari ogaa.
9
9
19
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
3 months
DHAGEYSTA;Xasan Xaraash sidu isugu markhaati furayo hadal asaga dhameeyey waana in uu is maqlaan fool xumadu uu ku jiro?
10
5
18
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
7 months
Waxaan la yaabanahay kuwii looga adkaaday siyaasada Puntland oo in badan barah bulshada ka caytami jirey hadda waxay bilabeen dacayad ay ku wadan Madaxweyne Deni intaas bay habaynkii isku seexiyaan. Mar haddii damacooddii foorarey ay ku qasareen meeshay samri lahaayeen bay wali
7
3
17
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
8 months
MW DENI VS XASAN SHEIKH: KU GOLALAHA WAKIILADA PUNTLAND. FADLAN ADIGO DAGAN DHAGEYSO WARBIXIINTAAN. Puntlan waxaa ku tartamaya janay 8,2024 Deni VS Xasan Sheikh haddii aad rabtaan in ay puntland horumar gaarto fadlan warbixiintaan culuus oo quruxda badan ku doorta
3
6
18
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
3 months
DIGNIIN KU SOCOTA SOOMAALIDA KU NOOL SWEDEN IYO NORWAY #Maanta oo ay Bisha Jun tahay 09/06/2024,Xasan Xaraash wuxuu u Safray Dalka Norway wuxuuna soo saxiixayaa 2,500 oo qof oo la soo ceelinayo waana dadkii ku rafaday saxaraha u dhexeeya Suudaan iyo Liibiya.
Tweet media one
Tweet media two
14
5
18
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
1 year
KOOXDAAN DADKA KA BARTA WAA HORGOLADA UU PLAND U SOO DIRAYSADAY MW XASAN XOOGSADE. War kooxdaan ka kooban Xildhibanada labada Aqal ee heer Federal waa kuwa rabi ku dhadhamay Puntland oo Xasan Xoogsade u soo adeegsadayeh meeday shaqaddii heer Federal oo loo idmaday?
Tweet media one
4
4
17
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
Manshaa’allah waa Garadka Guud ee harti Garaad Jaamac oo ka hadlay Puntland iyo SSC waxay isu yihiin waa Garaad waxbadan og waxaan leeyahay illaahay ha ku xafido cimri dheer iyo cibaado suuban allaha ku siiyo.
3
5
18
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
WAXAAN AAD ULA YAABAY OO AMAKAAG IGU REEBAY #Farriinta aan caawa u soo gudbinayo Mucaarad isku sheegga ayaa ah sidan: #Waxaad dooneysaa in aad Puntlandta barakaysan hooggaankeeda qabataan. #Sidaas si la mida ah waxaad iclaamiseen in aad nabadda iyo xasiloonida Puntland aad
0
12
17
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
MW Xasan Cadowtiniimo u Puntland u qabo fara badanaa kulahaa hadaad aadan doorasho Qof iyo Cod ah waxaad ku burburaysaan 24 saac ileyn waa nin diyaarsaday koox calooshod u shaqaystayaal ah marku sidaan u hadlayey.
4
7
16
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
1 year
Minister Fiqi had publicly said before,that Gorgor Army are mercenary created within Somali Army Forces by President Farmaajo. That was then,the massacre by AS in Cowsweyne District was pre-planned by Minister Fiqi in conjunction with the Hassan Sheikh & others in Dhuusamareeb:
4
10
16
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
Kooxda lagu magacaabo AARAN JAAN iyo hoobiyaal qutayaasha,haddii aad tarihii ku qasaarteen oo ay gadaal ka rixayaan siyaasin kale markii ay ku guuldaraysteen bay malaha xabad iyo fowdo naf ka raadiyeen kooxda AARAN JAAN iyo kooxda hoobiyaal qutayaasha miyeyna ogeyn $dollar la soo
8
4
15
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
11 months
War deg Deg Isimadaan iyo Nabadoonadaan aad u jeedaan waa Odayaashii Harti ee kismaayo waxay maalintii afraad ku Xiray yihiin magalada kismaayo waxaana xirtay hooggaamiya ka taliya jubaland. Sababta loo Xiray waxay ay ka dideen in ay ku tageeran mudo korarsi uu samayto. Afartaas
8
12
16
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
6 months
Soomaalidu horay bay ugu Mahmaahday hag istaagin bahalka la yiraahdo jirjiroole sun cagaaran oo aan dawo lahayn buu kugu afuufayaa hatan waxa Barlamanka 11aad ka socda waa sun khatarteeda leh? MW Xasan Barlamankii meel buu saartay oo macnaheedu yahay wax walba waa aniga?
Tweet media one
3
0
15
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
1 month
MW XASAN OO NOQDAY HOOGGAAMIYIHII SOOMAALIYA SOO MARAY KII UGU XUMAA. HANBALYO,HANBALYO SHACABKA? PUNTLAND #Waxaan hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa shacabka Reer Puntland iyo Madaxweynaha Puntland ahna hooggaamiyaha Dimoqoratiyada Puntland Dr.
6
3
15
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
5 months
Horta Hassan ma cafimaad qabaa shalay wuxuu lahaa dastuurka waa in laga heeshiiyaa? Maanta:wuxuu leeyahay qofna looma joojinaayo👇? Qeylada meelwalba ayey gaartay ilaa masjidka Allah.
6
7
14
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
9 months
HAGARDAAMADA IYO GAFANAYAASHA AARAN JAAN. Sida ummaad Soomaaliyeed aragtay,waxaa jaah-wareer Puntland,sharaafkeeda,horumarkeeda,magicii lagu yiqiin ee ahaa(Hooyada Federaalka) ku noqday koox diirata ah oo la magacbaxday AARAN JAAN. Kooxdaas ayaa caqabad ku noqtay wax walba oo
3
3
13
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
Wax badan baan lahaa AARAN JAAN Puntland ha laga badbaadiyo waxay maanta sameyeen waxaa ka khatarsan waxay soo wadaan waa markii labaad oo ay Garowe Xabad ka ridwan ka barta dadka kooxda qaylo u joog ee (AARAN SHAYDAAN)
7
4
12
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
6 months
DIGNIIN: Ka Tigtoonow markaad soo gasho goolad oo gaari kale ka horeeyo in aad baasta sug inta gooladu dhamanayso badbaadih naftaada?
4
2
14
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
@GenAsadOsman Asadow Hanbalyadaan waxaad ku xijisaa in aad ka dayso shacabka puntland Xabada aad la qarqarayso in ku filan oo xabad ah waad ku samaysay Shacabka Reer PLand. Tankale kursi wakhtigii Xabad lagu raadin jirey waa la soo dhaafay. Fadlan si xuuna wax ha u raadin ee shacabku waxay
7
1
14
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
7 months
Waa Xafadladdii cawa lagu qabtay,Minneapolis, Minnesota oo lagu tageerayey Calameesarka MW Deni iyo MaW ku Xigeenka iyo Gudoomiyaha Barlamanka Puntland oo dhacday 8Janayo 2024
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
14
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
ARAGTIDA KHUDBADDII JUMCAHA EE MADAXWEYNE XASAN SHIIKH WAXAA DURBA SI XIKMADAYSAN U DURAY MD.XASAN CUNDUMEY-WASIIRKII HORE EE WASAARADDA AMNIGA WUXUUNA QORAY SIDAN:- 1.Fikarka Xasan Shiikh wato waa kali-talisnimo, mana socandoonee yaan lagu daalin! la
1
11
13
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
1 month
@MukhtarAlaska Ninkaan lagu magacaabo Mukhtar Alaska waa dadka ka xuun in SNM laga kooreeyo lascanood oo meel kasta wuxuu la tagan yahay cayda MW Deni wuxuuna markasta ku hadaqaa oo uu jeceel yahay SNM in ay Sool ku soo laabato intaas buu lacaytamayaa bal nin loo hiiliyey oo ninkii u hiiliyey
1
0
13
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
7 months
HORTA PUNSAA GORMAY NOQOTAY CADOWGA 1AAD EE PUNTLAND LOO ADEEGSADO CAJIIB? #Dawlada Puntland waa in ay ka hor tagtaa kuwa loo adeegsanayo meel marinta damaca kooxda Villa Soomaaliya oo ay u horayso PUNSAA? #PUNSAA waxay noqotay meel fadlan ku shubo ah oo hada wax macno buuran
1
1
13
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
5 months
MW Xasan hadalkaan uu maanta isku tilmaamayo wuxuu sheegay 2021 war Xasan isma dhageyto miyaa waxa la taliya malahan miyaa?
1
6
12
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
3 months
SOOMAALIYEEY AAN DIB U EEGNO SAFARRADII UU MADAXWEYNE XASAN SHIIKH CAALAMKA KU TAGEY? Madaxweyne Xasan Sheikh kharashka ku baxay laga soo bilaabo 15 May,2022 ilaa 15/05/2024 kharaskaas waxaa ii Xaqiijiyey Masuuliyiin Sare oo ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ee
3
0
13
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
8 months
Go,aanka Dawladu ka qaadatay faragalinta Ethiopia oo ah dulaanka qawan in dawladu ka hadasho oo bareereheeda cadayso way ku mahadsan tahay laakiin. Laakiin talabaddii siyaasadeed oo la rabey in ay qadato wax weyn baa ka dhiman mar haddii aan Safiirka Ethiopia Soomaaliya u
3
2
13
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
6 months
XASANKII SHALAY IYO XASANKA MAANTA HADAY ISKA SOO HOR BAXAAN IYAGAA IS DIILAYA EE YAA U GARNIQI DOONAH? Maanta wuxuu leeyahay qofna ma dhageysanayo qofna uma joojinayo ee tayda waa in la racaa wixii aan MW Farmaajo aan ka diidey aniga samaynaya cajiib?
2
6
13
@GeesiJibril
MP Abdibarre Jibril
10 months
07/11/2023 Wixii ka dhacay Garowe wax loo dulqadan karo mahan dadkii ka dambeeyey waa in sharcigiiga lala tiigsadaa sharciguna sareeyaa,waxaa dhacay,dhimasho iyo dhawac iyo hoobiyaal magalada lagu khalkhal galiyey?
3
4
11