Caarif Profile Banner
Caarif Profile
Caarif

@Ccaarif02

Followers
423
Following
353
Media
316
Statuses
895

Young Poet | Art | Cofounder and Director at @BurcoYC | founder at @MSawrac | Youth Activist | The second son of great mom. #55 state of Africa @Somaliland . 𝕏

Burao
Joined January 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@Ccaarif02
Caarif
11 months
Sharaf weyn ayaa ay ii ahyd in aan maamulka dawladda hoose ee degmada Burco oo uu horkacayo duqa demgmadu, ku wareejinno qorshe horumarineed wax lagaga qabanayo qaybaha kala duwan ee horumarinta degmada sida cagaarinta magaalada, maaraynta qashinka, dhiraynta iyo xog ururinno ku
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
35
@Ccaarif02
Caarif
4 months
Hargaysi waa qalbiga qofka Soomaaliga ah!
Tweet media one
2
4
73
@Ccaarif02
Caarif
5 months
Burco waa laba daamood, waa ay kala qaybsan tahay, wax badan oo ay ka dhexeeyaa ma jiraan oo qabyaalad ayaa baabiisay. Intaa iyo in kale oo 'Cantarabaqash' ah qof kasta oo aaminsani dhaayaha ha kala furo halkanna indhaha haku binniiniyo. Burco, oo hore u ahayd hooyada
4
12
47
@Ccaarif02
Caarif
5 months
Dhican kale oo muhiim ah ayaa aynnu caawa ka eegi doonnaa arrinta dhismaha magtabadda dadweynaha Burco. Waxa aynnu si aqoomaysan u darsi doonnaa muhimadda iyo macnaha magtabaddaha, akhriska iyo ogaalka laga dheefo, caqabaddaha ku gaddaaman dhismaha magtabadda dadweynaha Burco iyo
Tweet media one
5
12
43
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Somaliland has never been part of the African problem. We now have peace, stability, and knowledge to share to help bring solutions to African. Somaliland is ready and willing to take that responsibility. We’ve been punished for the crimes of others for far too long! @EdnaAdan .
Tweet media one
6
8
40
@Ccaarif02
Caarif
3 months
Qaranka Dhidibbada
Tweet media one
2
3
35
@Ccaarif02
Caarif
2 years
"Dhalinyaraad tihiin, […] dalka idinkaa la wareegaya, idinkaa gacanta ku qabanaya, ragannimadii aad ku hantiyi lahaydeen, ee aad ku meel marin lahaydeen, ee kuwaa idin ka dambeeya aad ku simi lahaydeen, idinkaa la idinka doonayaa." Xusuustii Maxamed Ibraahin Warsame- @Hadraawii
Tweet media one
1
10
32
@Ccaarif02
Caarif
3 months
This is a city of heros and where all influences people are came from. @CityofBurao is my home. Camera: Yahye Kaite
Tweet media one
4
10
32
@Ccaarif02
Caarif
2 years
You deserve to be encouraged and supported for what you have done for your nation, just as you have shown the world the beauty of your country without asking anyone for money. I'm sure you have fulfilled your civic duty, and we will not forget your important role. @yyusufd 💚🤍❤
Tweet media one
0
7
31
@Ccaarif02
Caarif
4 months
Khadar Siciid Jaamac oo aannu walaalo nahay (Eeddo dhashay), waxa uu nabarkani muddo toban bilood ka hor ah kasoo gaadhay dagaalkii Goojacadde. Gaadhi ay isaga iyo askar kale saarnaayeen ayaa la dhacay, laba askari waa ay dhinteen isagana dhaawacan iyo mid kale oo madaxa ah ayaa
Tweet media one
22
3
30
@Ccaarif02
Caarif
9 months
Who are we? @BurcoYC is a non-profit platform that aims to promote, inspire, and empower the youth of Somaliland by providing academic programs featuring experienced speakers in their respective fields. We also organize awareness campaigns, debates, and discussions. Our Vision:
Tweet media one
1
6
29
@Ccaarif02
Caarif
5 months
Dear the concerned parties. As a @CityofBurao Youth community, we writing to bring to your attention a matter of great concern regarding the building of the Burco National Library. It has come to our attention that there have been reports of corruption and missing funds allocated
Tweet media one
1
4
28
@Ccaarif02
Caarif
2 years
This is our book fair and its 15th anniversary, Insha Allah this year will be very exciting. If you are in #Hargesa or not you can easily participate. Books are mysterious developers, they are the most important way to increase one's knowledge.Thnk you @JamaMusse and @HargeysaCC
Tweet media one
0
7
26
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Jume 26, 2022
1
7
26
@Ccaarif02
Caarif
2 years
He mostly works on Somali literature, culture and history. and he keeps a special eye on her protection and follow-up. Apart from his innumerable writings and achievements, we have enough of the young people he helped who showed their talent. @JamaMusse Thanks dedaalkaaga Adeer!
Tweet media one
3
4
25
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Actually to day I visit the Somaliland centre for African studies, at Hargaysa cultural Centre. It was very useful place according how to design and prepare. Thanks Mr @JamaMusse and his team to employment this platform.
Tweet media one
3
5
25
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Habo @Gobannimo alle miisaanka xasanaadka ha ugu daree waxa ay xil wayn iska saartay noloshii abwaankeenna. Waxaana aan odhankaraa waxa ay buuxisay boos dhammaanteen innagu waajib ahaa, ugu horrayn si gaar ah ayaa aan kaaga tacsiyaynayaa habo marlabaadkana waan kuu mahadnaqayaa.
Tweet media one
2
6
23
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Muddo laba iyo toban caanmaal ah oo uu ka socday @HargeysaCC Waxa caawa soo gabagaboobay @HIBF , mahad oo dhan waxa iska leh Alle (SWT) oo suurogeliyay in wax fiicani qabsoomaan. Si gaar ah adeer @JamaMusse iyo Kooxdiisa ayaa mudan oo aan ka seexan mar qudha hawshan. #17th
Tweet media one
0
3
23
@Ccaarif02
Caarif
5 months
Codkii bulshadeennu Wakaa cirka gaadhay Wakaa calankoodu Caqiibada yeeshay Cibaarada beeshu Waxay codsanayso Wataa la ciseeyay Fufku tallaabaddii koowaad saaka ayaa uu qaaday, waana arrin mudan dhiirrigelin in bulshaddii baahida u qabtay goobtan ficil lagu jawaabbo. Wixii aaynnu
1
6
21
@Ccaarif02
Caarif
5 months
Hambalyo, bahda @kaabaNetwork oo xalay laba sanno jirsadaya. Bhafani waa hablo khaas oo ku midaysan dalladda Kaaba Network. Waxa ay xoogga saaraan akhriska, qoraalka iyo guud ahaan caalamka buuggagta oo ay si gaar ah u gu xidheen dumarka. Muddadaas ay @CityofBurao ka
Tweet media one
Tweet media two
1
6
21
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Madashu waa inoo bilaw.
Tweet media one
0
3
20
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Ciid mubaarig dhammaan ummdada muslimiinta ah, gaar ahaan dadyawga soomaalida. Illaahay (swt) ha innaga aqbalo acmaashii khayrka ahayd ee aynnu bishii barakaysnayd soo shaqaysanay. Eebbe wayne gu'gan gu'giisa samaan iyo sarreedo ha innagu gaadhsiiyoo. @CityofBurao @FutureBros
2
3
17
@Ccaarif02
Caarif
2 years
We have lost a giant African poet and man of letters. We have lost one of the finest Somali minds. We have lost a local body with a global mind. We have lost one of the brightest of our sons. We have lost many things in one face. We have lost Hadraawi!
Tweet media one
0
6
19
@Ccaarif02
Caarif
4 months
Carriga Mareekanka qofku in uu macallin jaamacaddeed noqdo ayaa ka fudud in uu macallin dugsi hoose (Barbaarinta koowaad ee waxbarashada ubadka) noqdo. Taasi waxa ay keensatay in uu soo baxo ilme salka hoose ka dhisan oo kusoo barbaaray gacanta barayaal khibrad gooni ah u leh
Tweet media one
2
5
19
@Ccaarif02
Caarif
2 years
SHalay oo kale (ogtoobar 1, 2012) ayaa uu gaarriye ku geeriyooday Oslo. Geeridani waxa ay ahayd mid ummadda ka damisay iftiin wayn oo anfacayay, Miisaanka Maansada Soomaaliyeed, Tixo laabta iyo duunka dhaya iyo boqolaal waxtar ayaa maalintan God galay. AHUN CAROOGII DADKA BAAHAN!
Tweet media one
2
3
18
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Dr. @EdnaAdan encouraged the young audience to look at what they can do to develop their country. She pledged that young Somalilanders educated outside the country return to their country with a good education that is essential in rebuilding our country for the better. @HIBF .
Tweet media one
0
4
19
@Ccaarif02
Caarif
5 months
Quraanku waa hadalka sarreeyaha inna uumay, cid kasta oo kitaabka Eebbe sarraysiisana in la korraysiiyaa waa mid muhim ah. Cabdishukuur yare waxa uu kaalinta koowaad u galay tartanka quraanka kariimka ah ee shirkadda Dahabshiil saaka ayaa aannu magaaladii Burco oo sannadkani
Tweet media one
0
2
18
@Ccaarif02
Caarif
8 months
Ubadku waxa ay u baahan yihiinbare kula noolaan kara duruufaha nololeed ee ay qabaan. Haddii ay Fan tabayaan u heesi kara, haddii ay waaqaca saluugaan kala hadli kara, haddii horumar hiigsanayaan ku dhiirrin kara, haddii ay waayaha jooga wax ka fahmk waayaan kala doodi kara.
3
21
18
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Haddii eebbe qadarro habeenka isniinta (Ogos 22keeda) waxa aynnu dhammaanteen marti ku nahay @TwitterSpaces kan oo diirada lagu saaridoono qofnnimadii AHUN abwaan @Hadraawii . 7:30pm
Tweet media one
0
7
17
@Ccaarif02
Caarif
1 year
There are less than four days left before the opening of the largest book fair in the Horn of Africa in Hargeisa, and in the coming days we will have a platform where many guests will gather, many knowledge will be analyzed and many things will be gained from it. Don't miss it.
Tweet media one
2
5
16
@Ccaarif02
Caarif
9 months
Arday macallinbaa waday!
Tweet media one
0
1
15
@Ccaarif02
Caarif
9 months
“U feejignow dhacdooyinka iyo giraanta wareegaysa ee dunida, mid dhow iyo mid dheerba, wax walbana asalkooda iyo sababtooda raadi, taas ayaa ah wacyiga aad maqashid. Wacyigu waa ilays xoog leh oo sida hillaaca maskaxda ugu dhaca, oo degdeg kuugu ifiya walxaha iyo dhacdooyinka
Tweet media one
0
1
14
@Ccaarif02
Caarif
1 year
congratulations @DrAhmedHersi1 , who is one of the students who graduated from Burao University today, Ahmed has completed on his master program, this is a great achievement. congra again and again dear Dr. I hope you will continue your effors and finding of new opportunity. 🎊 👏
Tweet media one
1
1
14
@Ccaarif02
Caarif
4 months
Waxa jira shaqsiyaad dhif iyo naadir ah oo shaqa yaqaan iyo hawlkarnnimo isku darsaday. Hal qodob iyo qaacido ayaa ay badanka dadkaasi wadaagaan, waana in ay wax walba sida u gu mudan u qabtaan. Ma daalaan mana hakadaan ilaa iyo bar dhammaadka gaadhaan. Kuwan waxa lagu majeertaa
Tweet media one
0
0
14
@Ccaarif02
Caarif
4 months
Ciid Mubaarak huunnayaal.
Tweet media one
0
0
13
@Ccaarif02
Caarif
2 months
Barenimadu waxa ay ka mid tahay shaqooyinka aanay cid waliba qaban karin waxa laga yaabaa xafiiska meherad, in maalinba qof sii hayo, laakiin xirfadani waxa ay u baahan tahay shakhsi haybed u leh isla markaana aqoon korodhsi iyo karti baaxad badan ku kaba. IYO WAALIDKA Ahaanshaha
Tweet media one
Tweet media two
0
0
14
@Ccaarif02
Caarif
5 months
1
6
13
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Hargaysa International Book Fair is a biggest art and even exists in Horn of Africa. Each year Hargaysa cultural Centre has organize an amazing place of opportunity for population, specially youth to emprove their thoughts, beliefs and ideas. This platform also help talented.
Tweet media one
1
3
13
@Ccaarif02
Caarif
4 months
اللهم صّلِ وسَلّمْ وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم (ﷺ).
0
0
11
@Ccaarif02
Caarif
9 months
Today we lost our Mohamed Hashi Elmi.
Tweet media one
1
2
11
@Ccaarif02
Caarif
1 year
“Warshadaha saboolkiyo. Wadhatada la qaybsado Wiil ay dhashaan ahay Weeraarta hoosiyo Waaheen rug sare furan Marka laysu kala waco Ninka labada waaxood Danyar weheshadaan ahay.” “Ninka labada waaxood Danyar weheshadaan ahay.” “Dad hadduu is kala guro danyar baa sokeeye ah.”
Tweet media one
0
4
11
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Rabadaan Mubaarig @BurcoYC .
Tweet media one
0
5
11
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Tomorrow, if Allah says, we will open Hargaisa international book fair ( @hibf ), God willing, the opening ceremony will start at 9:00 in the morning and the venue will be our @HargeysaCC .
Tweet media one
1
3
11
@Ccaarif02
Caarif
2 months
Maamulka Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa ee uu hoggaaminayo meeyar @AbdikarimMoge waxa ay ku tallaabsadeen dhacdooyin naadir ah iyo tallaabbooyin waa weyn oo horumar.
Tweet media one
0
3
10
@Ccaarif02
Caarif
1 year
0
2
10
@Ccaarif02
Caarif
1 year
"One child, one book, one teacher and one pen can change the world." ~ @Malala
Tweet media one
0
1
10
@Ccaarif02
Caarif
2 years
@yyusufd @HargeysaCC You have been missed for that two days uncle, once again there is no doubt that you are the leading photographers in the country.
1
3
10
@Ccaarif02
Caarif
2 years
All @Somaliland regions are celebrating somaliland independence day #18thMay . This is the 31st year we have lived together in peace and harmony, thank my allah And also thanks to the Honorable People for protecting their nation. Happy New Year brothers and sisters 📸: @yyusufd
Tweet media one
0
3
8
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Hargeysa waxa ku geeriyooday Xasan-Tuse Ismaaciil Uurcadde (1952-23), Tuse waxa uu ahaa heesaa luuq baxsan iyo hiboole xirfado badan, sida halabuurka midhaha, laxannada, jilista riwaayadaha iyo tumista kamanka. Tuse wuxuu fanka ku lahaa kaalmo kala geddisan oo la tebi doonno.
Tweet media one
1
1
10
@Ccaarif02
Caarif
5 months
Baraaruggii Baafinta magtabadda dadweynaha Burco warkeedii meel dheer ayaa uu gaadhay. Waxa kasoo jawaabay dadyaw farabadan oo meelo kala duwan jooga. Xidhiidho badan oo dad wanaagsan leeyihiin ayaa soo baxay. Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee Gobolka Togdheer, Badhasaabka
Tweet media one
0
0
9
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Cabdiraxmaan-Guribarwaaqo Cabdillaahi Faarax oo ahaa qoraa wasiir hore iyo afyaqaan waxbadan ku darsaday maktabbadaha Soomaalida ayaa hadda la xaqiijiyay warka geeridiisa. AHUN, waxa uu ahaa nin qiime badan oo naadir ah. Mahadho, Magac bilaash kuma baxo ayaa buuggaagtiisa ka mid.
Tweet media one
1
0
9
@Ccaarif02
Caarif
1 year
For my part, I consider this sage the master of writers-and of course translators to be @AMAGuudcadde . He is a eloquent and a writer and God has given him the gift of combining phrases, sentences and words. This time he is amazingly telling about the importance of Reading! Great.
2
1
9
@Ccaarif02
Caarif
4 months
"Allahayow ha nagu xilin Noloshiyo adduunyada. Eebbow sinnaantiyo Islaamnimada xooggee. Udgoonow Rasuulkii (CSW) Ummaddiisa naga yeel. Na ilaali weligaa Ifka nagu xannaanee. Rabbow iilka nagu dhawr, Eebbow hortaadiyo Aakhiro Qiyaamaha Rabbiyow il dabacdoo Naxariis leh nagu
Tweet media one
0
1
9
@Ccaarif02
Caarif
2 years
"Dayn Maayo Heesaha: Heesta iyo Muusiggu Ma Xaaraanbaa?" Waa maxay xukunka heesuhu? Iyo tobanaan wayfiimood oo kale ayaa uu buuggani ka warcelinayaa waxa qoray saaxiibkay @QuraishiMohamed . Oo ah nin arrimahaas aad ugu dhuun daloola.
@QuraishiMohamed
AbdiFatah-Quraishi
2 years
From now on I am a father of four Kids (Books). 📚Say HI, nd please join me welcoming my new "Book" 📖 to the world. DEYN MAAYO HEESAHA in English "I will never stop singing"
Tweet media one
37
32
143
1
2
8
@Ccaarif02
Caarif
5 months
Waxa aan ka qaybgalay Madasha Toddobaadka Dhaqanka Tignoolajoyadda 2024 oo uu soo qabanqaabiyey bahda HARHUB, Shaqadoon, Orbit iyo WDHC, taas oo inta ay socotay la gu falanqeeyay korukaca tignoolajiyadda, halabuurka iyo curinta dhallinyarada. Madasha waxa aan maanta la wadaagay
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
9
@Ccaarif02
Caarif
1 year
On a Friday evening a year ago tonight (April 1, 2022) at around 8:00Am in the evening, a major disaster broke out in Hargeisa that destroyed the entire Somaliland people, especially the businessmen of the capital @cityofhargeisa and the #Waheen market it was an unpredictable!
Tweet media one
0
4
9
@Ccaarif02
Caarif
3 months
In recent years, global awareness of the adverse impacts of climate change has become increasingly pronounced. Annually, there is a proliferation of discussions, analyses, and workshops aimed at understanding and amitigating its widespread and rapid effects. This issue has
Tweet media one
0
4
9
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Geyigii Togdheer Tafaraaruq waa Ka takooran yahay Mana kala tagnoo Waa tuurka iyo Dhigta lagu tab xidhay!
0
3
9
@Ccaarif02
Caarif
5 months
𝐗𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨. Mar haddii la iiqoray anaa macalinkiisiisaya! -Yamyam Sannad walba 21, febraayo waxa addunyada laga xusaa maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, innagu (ka soomaali ahaan) waxa aynnu xusaynaa afkeenna hooyo Ee SOOMAALIGA. Ka
0
1
9
@Ccaarif02
Caarif
4 months
Ciid wanaagsan dhammaantiin. Eebbe Rabadaan khayrkeedii ha inagu abaalmariyo. Nabadqab berri ku gaadha, masaakiinta ogaada, caruurtana ka farxiya.
Tweet media one
3
0
8
@Ccaarif02
Caarif
2 years
As President, he lowered his salary to $450 a month and limited his possessions to a car, four bikes, three guitars, a fridge, and a broken freezer. He opposed foreign aid, saying that “he who feeds you, controls you.”
Tweet media one
2
3
8
@Ccaarif02
Caarif
5 months
Dedaal iyo Diirnax Way adag tahay in dhacdo dheer oo wakhti badan socotay qoraal sidan oo kale u gaaban lagu koobo, asalkana qoridda sheekada dheer iyo sheekada gaaban waxa adag qoridda sheekada gaaban. Waxa aad isliqsiinaysaa mawaadiic badan oo aad u
0
2
8
@Ccaarif02
Caarif
11 months
Geygii Togdheer Tafaraaruq waa Ka takooran yahay Mana kala tagnoo Waa tiirka iyo Dhigta lagu 'tab' xidhay
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
8
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Sawirka waxa igu weheliya @MoFadhiyare , Jimcaha iyo bacda salaadda. Dhammaantiin jimce wanaagsan. Nabad, caafimaad, jacayl iyo wanaag ayaa aan idiin rajaynayaa.
Tweet media one
0
1
8
@Ccaarif02
Caarif
1 year
"Ubadkiyo carruuraha yaryari ubaxa weeyaane Waa udgoonka nolosheenna iyo aayo soo kacay." 🌼 🌻 🌹
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
8
@Ccaarif02
Caarif
2 years
@JamaMusse
Dr. Jama Musse Jama
2 years
15th Hargeysa International Book Fair. Save the date: 23- 28 July 2022 - Guest country: Sénégal 🇸🇳 Theme of the year: Solidarity - Venue: Hargeysa Cultural Centre Follow @HIBF @HargeysaCC #HIBF2022
Tweet media one
5
53
128
0
2
8
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Jimce Wanaagsan.
Tweet media one
Tweet media two
2
0
8
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Gobannimo ayaa ka dhacday caawa @cityofHargaisa . Xuska iyo sagootunka Ibraahin-Sooraan Ismaaciil Sugulle.
Tweet media one
0
1
8
@Ccaarif02
Caarif
1 year
In 4 years, Thomas Sankara Built 350 schools, roads, railways without foreign aid, Increased the literacy rate by 60%, Banned forced marriages and female genital mutilation, Gave poor people land, Vaccinated 2.5 million kids against measles, fever.
Tweet media one
1
1
8
@Ccaarif02
Caarif
11 months
Fursad u samaynta dhallinyarada magaalada Burco waa mid ka mid ah tiirarka waaweyn ee ay u jiro @BurcoYC .
@BurcoYC
Burao Youth Centre
11 months
Shalayto (Khamiis Ogos 31) waxa xarun ahaan noo qabsoomay barnaamish ku saabsan Fursadaha Shaqo Iyo Waxbarasho Ee Bannaan Da'yarta Magaalada Burco. 1/4
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
10
0
2
8
@Ccaarif02
Caarif
2 years
It was a sad platform where we said goodbye to the great poet #Hadraawi all the presenters and participants of the program were in tears, talking about the history and his personality, the place is left as everyone is sad. may have mercy on him. Jannadii ma hurudaa? @CityofBurao
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
7
@Ccaarif02
Caarif
5 months
Somaliland Innovations and Cultural Week Summit. @BurcoYC Feebarwari 27, 2024, Burco.
Tweet media one
0
3
8
@Ccaarif02
Caarif
11 months
"Hadduu mugdigaagi waashay Habeen yahaw waari maysid, Hadduu widhwidhkaagi muuqday Dharaar yahay waaban maysid." Xigasho
Tweet media one
0
0
7
@Ccaarif02
Caarif
5 months
11
3
6
@Ccaarif02
Caarif
2 months
Greeting from my heart to my Landers.
0
0
7
@Ccaarif02
Caarif
2 years
My @CityofBurao is ready to participate in the #18May celebration. burao is the mother of somaliland. Long live #Somaliland .
@CityofBurao
City of Burao
2 years
Diyaargarawga Dawaladda Hoose ee @CityofBurao iyo munaasibadda 18-ka May. #HooyadaSomaliland #Somaliland
6
19
51
0
2
6
@Ccaarif02
Caarif
2 years
I'm sitting with the Somali philosopher #Hadraawi , thank my allah he is healthy. A good conversation has taken place between us this afternoon. it was a precious time for me. 🤍
Tweet media one
1
2
7
@Ccaarif02
Caarif
3 months
Sheekooyinka si layf ah ayaa aan wixii danbe usoo tebin doonnaa. Khaliifka Xasan Burco, buunigii Xamse Hagoog iyo galabta.
Tweet media one
0
0
7
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Happy Women's Day to all the superheroes in my life! Our world would mean nothing if there were no women in it. Their courage, tenderness and ability to move through life while conquering challenges amazes us every day, Happy Women's Day to all. #womensdayspecial
Tweet media one
0
1
7
@Ccaarif02
Caarif
1 year
What's better than watching the sunset over your favorite city in the world. @CityofBurao is the city where I was born, grew up, studied and went to university. Here I recorded the video, it is in the center of the city, and I am standing on the top floor of Burao University.
0
0
7
@Ccaarif02
Caarif
7 months
Xalay ka @BurcoYC ahaan, waxa ay noo ahayd habeen weyn oo aannu da’yarta Burco ku darsannay qaadhaan aqooneed ballaadhan oo lagu gorfaynayay barnaamishka itaxaannaadka caalamiga ah ee IELTS (International English Language Testing Seystem). Runtii, waxa uu ahaa barnaamish ku
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
7
@Ccaarif02
Caarif
7 months
"Hogga aad daboosheen Halistaa maleegteen Shilka aad habayseen Habbisada falkiinniyo Isla hela awaytida Habaarkiinnu ima karo." Hadraawi, 1973 AHN. Cibaado suubban, caafimaad taam ah iyo cimri dheer hooyo @EdnaAdan -Dhakhtar.
Tweet media one
0
1
7
@Ccaarif02
Caarif
6 months
Muuqaalkan waxa aan duubay toddoba (7) bilood ka hor, goobtu waa Xarunta Dhaqanka Hargaysa. Sitaad iyo nebbi ammaan qiimo badan ayaa aannu habeenkaa ku cawaynaynay. CSW.
0
5
7
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Special congratulations to myself who started my fifth year as a teacher today. It is worth noting that I have been working for free for those five years, The students I teaching during that time until now are living in slums/IDP and are not able to pay the monthly fee. 1/2
Tweet media one
0
0
7
@Ccaarif02
Caarif
11 months
Congratulations dear @Hamda_Raage you deserve it👏.
@Hamda_Raage
Hamda Raage
11 months
I am thrilled to be chosen for the Human Rights and Democracy Scholarship Program and it is an absolute pleasure to become the first Somali student who has received this award.I joined Saint Joseph University's School of Political Science which is one of the leading universities.
Tweet media one
54
27
286
1
1
7
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Afew years ago it was destroyed and razed to the ground by the dictatorial regime #Siyadbarre that devastated the country and the people, but today it is the most stable and peaceful capital in the Horn of Africa, and that is the decision of the it's brave people. C: @saidfadhaye
0
2
7
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Lama qiyaasi karo wixii xalay aannu ka dheefnay martidii barnaamijka Sawir qaade @yyusufd iyo Ambassador @Gobannimo Runtii si waayo'aragnnimo leh ayay noogu warrameen. Mahadsanidiin.
@Gobannimo
Ayan Mahamoud MBE
2 years
Thank you @QuraishiMohamed and @AQA298 for hosting me and incredible @yyusufd to discuss our experiences of travelling, historical sites, culture, food, history, and benefit of travelling for our youth.
0
2
6
0
4
7
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Waxa aannu saaka daahfurnay olole ballaadhan oo ka koobnaan doonna qaybi kala duwan, oo Insha'allaah bixi doonna maalmaha toddobaadka ugu dambeeya (Weekend). Ololahan oo uu soo agaasimay @SEESinitiative oo ah Hay'ad maxalli ah oo ka dhisan guud ahaan JSL. #BilicdaCityofBurao .
0
2
7
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Tomorrow afternoon I will share with the youth any experience that I have in developing, empowering and building the confidence of the youth. "Use your youth so that you may have the comfort to remember it when it has forsaken you, and not sigh and grieve at the account thereof."
Tweet media one
0
1
7
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Eid mubarak all muslims, I wish you and your family a very joyful Eid. May allah accept all your prayers and forgive all your faults. Eid mubarak.
Tweet media one
1
0
6
@Ccaarif02
Caarif
2 years
To find out more about the beauty of the Republic of @Somaliland and its tourism tonight at 9:00pm in the Horn of Africa you can join us #SpacesHost and our valued guests photographer @yyusufd and Ambassador @Gobannimo .
@WajaaleMan
MR. AQ-IQ (Abagaadhe Hawd/Reserve Area) #SLNM
2 years
- join us tonight at 9pm #Hargeisa time as we discuss some of the little known & most beautiful #tourist sites in #Somaliland with our well travelled guests - ambassador @Gobannimo & photographer @yyusufd - #Tourism #Somaliland #Travel #Wanderlust
2
12
20
0
5
6
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Eebbe wayne caafimaad degdeg ah ha siiyo💔
@Gobannimo
Ayan Mahamoud MBE
2 years
Every day for the last two weeks, I was going to the hospital to visit my friend: adopted father Said Jama Hussein, it is hard to imagine life without him but harder to see him struggle so much. I had 6 years to get use to the situation but nothing can prepare you for this💔
Tweet media one
27
7
150
0
2
6
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Old man once told me, in the rise of excellence there's no finishing line, and this statement becoming more truer every day. Eid mubaariga (Jimce).
Tweet media one
1
0
5
@Ccaarif02
Caarif
2 months
Last night I was attending events about 8 anniversary of Shamac Organization.
0
3
7
@Ccaarif02
Caarif
1 year
"Inta la dhaqdaa hadhaw la dhargaa, Waxad dhaxashaa waxad dhididoo, Nin dhiiran libtaa uso dhakhsatee, Ninkii is dhigtaa dhashiisu qadaa.❞ -- Axmed-Cantar
Tweet media one
0
0
6
@Ccaarif02
Caarif
8 months
Ilaahay naxariis iyo janno ha ka waraabiyo abwaan Hurre Walanwal. Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay na samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Tweet media one
0
0
6
@Ccaarif02
Caarif
2 years
Congratulations dear sister 😘 ❤
0
0
5
@Ccaarif02
Caarif
1 year
Thanks Mr. @tirsity the head of Somaliland centre for african studies that showing me all parts of centre. Thank you for your welcoming me.
Tweet media one
0
1
6