Ali Yusuf Ali (Hosh) Profile Banner
Ali Yusuf Ali (Hosh) Profile
Ali Yusuf Ali (Hosh)

@AliYusufHosh

Followers
637
Following
4
Media
72
Statuses
78

Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Federal Republic of Somalia

Somalia
Joined April 2024
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
In dhammaan Ummadda Soomaliyeed laysku hayo oo lagu jiheeyo Wadada horumarka iyo Dowlad Dhiska waa Hiigsigeenna.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
31
34
178
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Tweet media one
3
21
63
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
29 days
Waxaan maanta la wareegnay dhulka xarunta dhexe ee Wasaaradda ee ku yaala degmada Boondheere ee caasimadda Muqdisho taasi oo Dib u dhis lagu bilaabayo. waxaan u mahadcelinayaa dadkii deganaa, ciidamada, G-Banaadir Cid kasta oo qeyb ka ahayd in dhulka dib loogu shaqeeyo umadda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
13
50
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Tweet media one
10
9
44
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
Waxaan maanta caasimadda Muqdisho kulammo salaan iyo isxogwareysi ah kula qaatay qaar ka tirsan Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
10
39
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan maanta hortagay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya aniga oo warbixin ka siiyey iskudhacyada beelaha ku dhexmaraya deegaannada qaar ee dalka.
Tweet media one
0
8
35
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
Waxaan galabta ka qeybgalay dood cilmiyeed ku saabsan “Ka hortagga Tabaha Khawaarijta ee Hurinta Colaadaha Dhexmara Beelaha” Kulankan oo uu qeyb ka ahaa Wasiir Mukhtaar Roobow ayaa sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa qeybaha odeyaasha dhaqanka iyo culimada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
9
32
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
I had a productive first meeting with Mr. Frantz Celestin of @IOM_Somalia . We talked about our collaboration on stabilisation, communications, durable solutions and more.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
6
32
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
It was an honour to host H.E @AhmedMoFiqi for a thank you and goodbye dinner, alongside my colleagues and staff at the Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
7
33
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
Waxaan ka qayb galey Daahfurka “Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), kaas oo uu Daahfurey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
9
32
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan maanta booqday Buulo Xaaji oo ay Khawaarijtu heysteen 16 sano, taasi oo saddex todobaad kahor ay soo afjareen geesiyaasha xoogga dalka. Waxaan kulamo la qaatey hey’adaha amniga, geesiyaasha xoogga dalka iyo bulshada deegaanka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
8
30
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan caawa ka qeybgalay xuska munaasabadda Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Alla ha u naxariistee Aadan Cabdulle Cismaan taasi oo ka dhacdey Muqdisho.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
8
28
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Tweet media one
3
5
28
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
Waxaan caawa aqalka Dowladda hoose uga qeybgalay casho sharaf ay soo agaasimeen maamulka gobolka Banaadir. Munaasabadda ayaa lagu soo Bandhigay sadex degmo cusub oo kusoo biiray degmooyinka Gobolka Banaadir, degmooyinka cusub ayaa kala ah; Garasbaaley, Gubadley iyo Daarusalaam.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
27
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan kulan muhiim ah la qaatey Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam annaga oo kawada hadalney xaaladda maamulka iyo arrimaha hortebinta u leh.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
7
25
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan caawa shir guddoomiyey kulanka Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir. Inta uu kulanku socday ayaa qeybo ka mid ah guddigu, waxaa ay soo bandhigeen qorshahooda iyo kaalinta ay ka qaadanayaan maalmaha qaranka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
7
24
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan maanta ka qaybgaley munaasabadda Daahfurka Qiimeynta Waxyeellada iyo khasaaraha ka dhashay Duufaantii El-NINO. Waxaan u mahadcelinayaa saxiibada caalamiga iyo hey’adaha gargaarka beesha caalamka sida ay mar weliba gacan uga geystaan howlaha Banii’aadnimada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
6
23
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan magaalada Muqdisho kula kulmey safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya mudane Amb. Pier Mario Daccò Coppi. Waxaan ka wada hadalney Xiriirka iyo iskaashiga labada dhinac iyo howlaha ay gacan ka geystaan ee ka socda dalka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
8
22
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan maanta kulan farsammo oo gaar ah la qaatey khubarada sharci ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, kaasi oo lagu falanqeeyey shuruucda la xiriirta doorashooyinka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
8
22
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
Waxaan xalay kulan Ballaaran wada qaadaney Milkiileyaasha iyo Agaasimeyaasha kala duwan ee Warbaahinta, kuwaas oo isugu jira warbaahinta madaxa banaan, kuwa caalamiga iyo qaar kamid ah warbaahinta Dowladda, aniga oo kala hadlay hortabinnada Wasaaradda.
Tweet media one
1
3
22
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
Waxaan baaq nabadeed u diraynaa Beelaha walaalaha o ay dirirtu ku dhexmartay qaybo ka mid ah dalka. Dhammaanteen waa in aan u midowno sida dalka looga ciribtiri lahaa kooxda khawaarijta ee AS oo ah Cadawga Ummadda Soomaaliyeed.
Tweet media one
2
9
22
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan maanta kulan gaar ah la qaatay khubarada sharciga ee Wasaaradda iyada oo lagu falanqeeyey shuruucda doorashada, gaar ahaan Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
6
20
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
30 days
Waxaan maanta kulan laqaatey waaxda dib-u-heshiisiinta iyo nabad dhiska ee Wasaaradda oo aan ka dhagaystey warbixin istaraatiijiyadda hirgelinta shanta sano ee qaab-dhismeedka dib-u-heshiisiinta Qaranka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
5
21
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan kulan la qaatay Maareeyaha hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo Safiya Maxamed ayaan kawada hadalney caqabadaha barakacayaasha iyo Qaxootiga Dalka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
4
19
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
Wuxuu ii ahaa Todobaad Waxtar leh oo aan isla jaanqaadnay aniga iyo kooxda shaqada Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS. Waxaan sii labo jibbaari doonnaa shaqada aan u hayno Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
4
20
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
16 days
Waxaan maanta goobjoog ka ahaa munaasabad ay ku kala saxiixdeen heshiis is-afgarad ah Hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta Qaranka iyo midowga Bangiyada Soomaaliyeed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
8
20
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
20 days
Waxaan maanta ka qayb galey Kulanka Xasilinta Hirshabelle. Dowlad Goboleedka Hirshabelle waa deegaannadii ugu horeeyay ee ku dhiiraday ladagaalanka Nabad-diidka Khawaarijta, guulana ka gaaray iyada bulshada deegaannadaasi kunool ay dhiiggooda u hureen.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
11
19
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
I met some of my esteemed colleagues from the House of Representatives for a discussion on the important role of Somali women in our electoral system.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
6
17
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan magaalada Muqdisho uga qeybgalay maalinta Dimoqoraadiyadda iyo Midnimada Qaran ee dalka Turkiga. Waxaan ugu hambalyeeyey Dowladda iyo Shacabka Turkiga maalinta Dimoqoraadiyadda iyo Midnimada Qaran ee dalka Turkiga. .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
6
17
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
I had a fruitful discussion with our stabilisation partners at TIS+3/USAID team led by Mr. Iftikhar Ahmad Shaheen. I look forward to pushing forward the stabilisation priorities of newly liberated communities in Somalia.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
5
17
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
1 month
Waxaan kulan sagootin iyo xogwareysi ah la qaatey Madaxa hey'adda IOM ee xilka kasii dagaya Mr. Frantz Celestin. Waxaan maanta uga mahadcelisay Mudane Celestin dadaalka uu u galay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed intii uu maamulayey xafiiska IOM.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
3
18
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan caawa shir gudoomiyey kulanka Guddiga Maalmaha Xorriyadda ee 26 Juun iyo 1-da Luulyo oo caawa ka dhacay Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed. Kulankan ayaa lagu soo bandhigay qorshaha iyo u diyaar garowga Todobaadka Xorriyadda oo nagu soo wajahan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
4
16
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
1 month
Waxaan maanta Daahfurey Madasha isku duwidda Arrimaha Xasilinta Dalka si kor loogu qaado hawlaha hortabinta u leh mashaariicda Xasillinta ee laga fulinayo deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
6
16
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
We launched the National Reconciliation Framework today, and it is my commitment to oversee the effective implementation of this document, for a Somalia that is at peace with itself and at peace with the world.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
7
17
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
It was an honor to attend the National Identification and Registration Authority's consultation workshop with the FMS and the BRA. We are committed to ensuring that every Somali has an identity and access to government services.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
17
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
It's been a productive week getting to know my new team at @MoIFARSomalia , and I look forward to pushing forward the priorities of the government and people of Somalia.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
16
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
30 days
Waxaan galabta kulan la qaatay Safiirka dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya mudane Mike Nithavrianakis anagga oo kawada hadalney ajendeyaal ay ugu horayso doorashada. Waxaan la wadaagey sida ay dowladda Soomaaliya uga go’antahay hannaan doorasho oo ay dadku rabaan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
6
16
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
28 days
Waxaan maanta la kulmay odeyaal iyo qaar ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa caasimadda Muqdisho, Aniga oo kala hadley arrimaha wacyigelinta bulshada, Barakacayaasha, horumarinta caasimadda Muqdisho iyo doorashooyinka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
5
15
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan maanta magaalada Muqdisho uga qeybgalay xuska maalinta caalamiga ee Qaxootiga. Sanadkasta 20-ka Juunyo, waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta Qaxootiga Adduunka si kor loogu qaado wacygelinta la xiriirta dhibaatooyinka heysta dadka qaxootiga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
5
14
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
It was great to host the Mayors of Kismayo, Afmadow, Galkayo, Lasaanood, Beledweyne, Hudur, Guriceel, Warshiiq and Warta-Nabada in Mogadishu for a training. My office is committed to empowering local governments in order to facilitate effective service delivery.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
15
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
24 days
Waxaa maanta magaalada muqdisho nooga furmey shir diiradda lagu saarayo qiimeynta qaab-dhismeedka sharci iyo kaabayaasha aqoonsiga dhijitaalka ah ee Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda NIRA.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
8
14
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan maanta ka qeybgalay Daahfurka warbixinta maamulka maaliyadda 2013-2023 Warbixinta oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda ee Federaalka ah, ayaa lagu soo bandhigay guulaha maaliyadeed ee uu dalku gaaray 10-kii sano ee la soo dhaafay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
4
14
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
1 month
Waxaan maanta kulan gaar ah la qaatay Agaasime Waaxeedyada iyo Lataliyeyaasha Wasaaradda annaga oo Falanqayney waxqabadka guud, dardargelinta iyo daadejinta howlaha shaqo ee Wasaaradda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
5
14
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
1 month
Waxaa maanta noo qabsoomay Madasha isku duwida Arrimaha Xasilinta Dalka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
3
4
14
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
Waxaan maanta Shir guddoomiyey shirka agaasime waaxeedyada Wasaaradda. Shirkan oo uu goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caydaruus Macallin Xasan ayaa looga hadlay ajendeyaal ay ka mid yihiin; Fulinta ballanqaadyada Wasaaradda, ku shaqeynta E-MOIFAR iyo arrimo kale.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
13
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan maanta xafiiskayga kulan isbarasho iyo is-xogwareysi ah kula yeeshay wafdi uu Hogaaminayo madaxa NIS Foundation Soomaaliya, Mudane Kassim Gabowduale. Waxaan kawada hadalney; wadashaqaynta Wasaaradda iyo Hay’adda NiS iyo sidoo kale kor u qaadista Iskaashiga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
7
12
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
Tweet media one
0
4
12
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Wasiiru Dowlaha iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda @MoIFARSomalia ayaan maanta wada qaadaney kulan heer Wasiir ah oo xoogga lagu saaray shuruucda doorashooyinka anaga oo si gaar ah uga hadalney Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
11
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
28 days
Waxaa maanta xafiiskayga la iigu soo bandhigay Hindise Sharciyeed la xiriira maareynta musiibooyinka iyo xaaladaha degdegga ah kaas oo la rabo in la gudbiyo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
8
12
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan maanta kulan la qaatey Agaasimaha hey’adda USAID ee Soomaaliya Ms. Sheri-Nouane Duncan Jones. Arrimaha aan ka wada hadalney ayaa waxaa ka mid ahaa; Xasillinta, Dib u heshiisiinta, dadaallada lagu dhisayo dowladaha hoose iyo arrimo kale.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
11
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan maanta kaqeybgalay Daahfurka wadatashiga Istaraatiijiyadda Qaran ee Ilaalinta, Taakuleynta iyo Xalka Waara ee Barakacayaasha, Qaxootiga iyo Dadka Soo Gurya Noqday. Istaraatiijiyaddan waa tallaabo wax ku ool ah oo kor loogu qaadayo Barakacayaasha iyo Qaxootiga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
4
10
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan maanta kaqeybgalay munaasabadda Daahfurka bixinta rukhsadaha adeegga korontada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
3
10
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
Waxaan maanta xafiiskayga kula kulmay mas’uuliyiinta Hey’adda Gargaarka Afrika (AFRICAN RELIEF COMMITTEE).
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
5
11
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan maanta Tiyaaterka qaranka uga qeybgalay “Ololaha Hooyo u hiili Qaranka”. Maalmahan xoriyadda waxa uu dalkeennu ku jiraa ladagaalanka Khawaarijta iyo damacyada shisheeye, waxaana aad u bagaadinayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
5
11
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
I had a productive meeting with the National Independent Electoral Commission today, where I spoke about the importance of the commission's work at this point in Somalia's history.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
11
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
Maanta waxaan kullamo horudhac ah, isuguna jira kormeer, xog wareysi, la socoshada howlaha iyo isbarasho ah la qaatay hoggaannada Hey’adaha hoostaga Wasaaradda ee NIRA, SoDMA iyo NCRI.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
11
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
A productive conversation with DSRSG and Resident and Humanitarian Coordinator George Conway on the local governance, stabilisation and reconciliation efforts of Somalia.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
10
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
4 months
Maanta waxaan Magaalada Muqdisho ku Daah-furey Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowladaha Hoose ee JPLG oo ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
4
9
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
Maanta waxaan booqday Isbitaalka Digfeer oo ay ku jiraan dhaawacyo waxyeelo kasoo gaartey shaqaaqo ka dhacdey caasimadda Puntland ee Garoowe.
Tweet media one
Tweet media two
0
3
10
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
9 days
Waxaan maanta ku daahfuray caasimadda Muqdisho Mashruuca Xoojinta iyo Dimuqraadiyeynta Dowladaha Hoose, kaasi oo ay ka qeybgaleen Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee labada heer, qeybaha bulshada iyo beesha caalamka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
5
9
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Alle ha u naxariisto Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, samir iyo iimaanna Alle haka siiyo qoyska uu ka baxay iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed.
Tweet media one
0
2
8
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
27 days
Waxaan maanta warbixin la xiriirta shaqada Ka dhagaystay Agaasinka Adeegyada Dad Dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga. Waxaan ku bogaadiyay Agaasinka in la dardargaliyo shaqooyinka la xiriira adeegyada dad dhigidda iyo tirakoobka xaaldaha Madaniga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
9
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
14 days
Waxaan maanta ku daahfuray caasimadda Muqdisho mashruuca Dowlad-Kaab. Mashruucan cusub ee Dowlad-kaab ayaa xooga saaraya horumarinta Dawladaha hoose.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
4
9
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan maanta la kulmay Safiirka cusub ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Amb. Richard H. Riley anaga oo kawada hadalney arrimo ay ka mid yihiin; Doorashooyinka, Xasillinta iyo dadaallada Dib u heshiisiinta.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
0
8
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
28 days
Waxaan maanta xafiiskayga ku qaabilay wafdi ay hogaaminayso kuxigeenka Ambassador-ka Finland ee Soomaaliya Ms. Nelli Mikkola. Arrimaha aan kawada hadalney waxaa ka mid ah; Doorashooyinka, Xasillinta, Dowladaha Hoose iyo Arrimo kale.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
8
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
3 months
Waxaan maanta kulan gaar ah la yeeshay waaxda Dib u heshiisiinta ee Wasaaradda. Kulankan ayaa looga hadlay xaaladda dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday meelo badan oo dalka ah, gaar ahaan Galmudug.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
8
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Annaga oo safar shaqo ku joogna Degmada Marka ee Gobolka shabeelada hoose ayaa booqasho ku tagney Isbitaalka guud ee Degmada marka, sidoo kale waxaan kulamo is xog wareysi ah la qaadaney Odeyaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada ee degmada Marka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
7
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Alle ha u naxariisto Agaasime Cabdirisaaq Maxamed Xasan oo ku geeriyooday Magaalada Bosaaso, samir iyo iimaanna Alle haka siiyo qoyska uu ka baxay iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed.
2
1
6
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan maanta safar shaqo ku gaarnay magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose, Safarka waxaa igu weheliya mas’uuliyiin sare oo ka tirsan heerarka kala duwan ee dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
6
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
Waxaan tacsi u dirayaa qoyska & ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Sheekh Cusmaan Xiddig. Sheekha waxaa uu ahaa caalim weyn oo muddo dheer faafinayay diinta Islaamka, waxaana ka aflaxay culumo badan oo Soomaaliyeed oo kaalin weyn ku leh fidinta diinta.
Tweet media one
1
1
4
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
2 months
0
1
3
@AliYusufHosh
Ali Yusuf Ali (Hosh)
5 months
Waxaan ugu tacsiyadaynayaa ehelka, odayaasha dhaqanka, shacabka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Suldaanka Guud ee Beelaha Lixda Shiidle Suldaan Axmed Rashiid Shiekh Shucayb.
Tweet media one
0
0
2