Abdirahman Sabrie Profile Banner
Abdirahman Sabrie Profile
Abdirahman Sabrie

@AbdirahmnSabrie

Followers
13,873
Following
803
Media
252
Statuses
770

Father | Farmer | Director of RAAS FARMS | Local Agricultural Production Advocate | Food Security | Studied Agriculture & Environmental science @SNU_University

Somalia
Joined July 2017
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
My mission is to produce quality vegetables and ensure that there is no seasonal breakdown in the country's vegetables. #HungerFree
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
89
206
2K
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
1 year
One day I will tell a story and it will be a story of success, a story of victory. 9 Hector of 🥬.
Tweet media one
65
81
1K
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
من لا يملك قوته لا يملك قراره. 🇸🇴.
Tweet media one
37
71
1K
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
We successfully planted 6 hectares of animal #Fodder , in this experiment, we learned the best type of seed to plant, we can produce 23,000 kg of fodder every 30 days, and we can feed 150 goats. One of the biggest projects in #Somalia 🇸🇴 is the cultivation of fodder.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
58
166
859
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Labadii maalinba, 420M² ayaan kasoo saarnaa 180-200kg oo qajaar ah. Dhulkeenna nimco iyo carro san buu ilaaheey siiyay, ee soomaliyeey aan dhulkeenna beeranno.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
41
114
844
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Avocado.🥑 Muddo saddex sano iyo bar ka hor ah ayaan beernay geedkaan Avocado-da ah, hadda waxaa uu ku jiraa xilligii miro saarka. Waxaan ogaannay in ay waddanka ka bixi karto Avocado, goobtuna waa Afgooye.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
86
131
744
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Maanta 240m² ayaan kasoo saarnay 139KG oo yaanyo simirsaan ah. Alxamdulillah. Baahida aqoon baan uga bixi karnaa ee aan tayeeyno oo aan maal-gashanno beeraheenna. #HungerFree #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
0
124
748
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
320M² ayaan kasoo saarnay 150Kg oo barbarooni ah. Waxyaabaha aan ku guuleey-sannay waxaa kamid ah in uu ba-rbaroonigaan xajmigiisu uu ka weeyn yahay laba u ujibaar ka hore loo beeri jiray, Waxaana ugu wacan sida loo beeray, nafaqada uu qaatay iyo miraha aan beeenay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
52
134
714
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Waddanka laguma Beeri karo hannaga harto. 😍🙏
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
32
87
656
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Waa maalintiisii 47-aad, insha allahu maailnta 70-aad waxaan rajeey neeynaa in uu yeesho midabbo kala duwan. Kani waa barbarooni nuucyadiisa midabka leh, waxa uu kamid yahay khudaarta waddankeenna dibadda uga yimmaada. Xamar baan ku beerny.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
34
100
645
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Passion Fruit ayaa waddanka uga bixi karo si aanan caadi ahayn, waxa uuna nooga yimaadaa dibadda, Waa fursad ganacsi in aad beerto, sidoo kale waxaad ajar uga heleeysaa xag alle in aad dadka beerto wax ku cusub.
45
138
560
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Kacaanka beerista Calafka xoolaha oo isna koofurta soomaaliya ka billaaw-day waxaan rajeeynayaa in uu ugu yaraan iska caabin u noqdo abaarta sida adag u saameeysa xoolaha. Sanad walba waxa ugu badan ee abaartu saameeyso waa Xoolaha.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
37
89
556
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Waan ku guuleeysannay Tijaabadii Strawberry-ga, hadda waan ognahay fursadaha iyo caqabadaha ku gaadaman in laa beero, sido kale waan helnay Guidline-kiisa Entrepreneurs and agro-farmers are a great business opportunity to grow. It has a good market in Mogadishu and other world.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
49
74
544
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Waxaan ku iri: Hooyo kawarran haddii aan barto cilmiga beerha?. Waxay igu tiri: Hooyoy hal geed oo aad beertay mir kasoo go'day shimbir baahan oo cunay aawadiis in aad ku janno gasho ayaa lga yaabaa ee wax kheyr leh allah ku siiyo.!. Waalidku waa awoodda koobaad ee ubadka.
Tweet media one
Tweet media two
18
57
519
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Abuuridda ku dhisan aqoonta iyo isticmaalka qalabka casriga ah ee beeraha (Greenhouse and drip irrigation sysytem) waa ta ugu macquulsan oo aan ku siyaadi karno karno wax-soosaarkeenna si loo helo miro ama khudaar nadiif ah, oo tayo leh. #Somaaliya #HungerFree
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
31
61
491
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Walaal haddii aad joogto Muqdisho oo aad ogtahay xarun danta guud ah oo u baahan dhireeyn ama in geedo lagu beero, Fadlan ila wadaag. Waxaan diyaar u ahay in aan ku tabarruco geedo (Geed mirood, Geed harsi iyo ubaxyo intaba). Mahadsanid.
24
80
507
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Waxaan diyaarin (Nursery preparation) ku wadnaa broccoli oo ah mid kamid ah khudaarta ugu caansan looguna jacel yahay geeska africa. Waxa uu kamid yahay khudaar dalka iyo dadku ay u baahan-yihiin se aanan halkaan lagu beerin. #HungerFree |
Tweet media one
Tweet media two
48
60
499
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Koostada ama Spinach-ka aan ku beerno Greenhouse-ka marwalba waa ay ka dhaadheer-tahay, ka qurux badan tahay, kana production badan tahay midda aan ku beerno Open feild-ga.
Tweet media one
Tweet media two
42
68
490
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Shalay Ethopia ayuu ka imaanayay maantana Hargeysa ayaan kasoo saarnay, (39-Maalin ayuu jiraa). 4,500 oo geed ayaan beernay. Yoolku waa in aan geed walba ugu yaraan 8kg kasoo saarnaa. Insha allah. Waddanka meel walba oo wax lagu beero sidaas ayeey qani tahay ee aan wax beerano.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
54
94
493
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
6 months
Alxamdulillah, waxaan ku guuleeysannay in aan si joogto ah usoo saari karno 1000Kg oo cucumber 🥒 ah maalin walba, innaga oo isticmaaleeyna Smart farming systems kala duwan. Waxa eey nagu qaadatay arrintani ku dhawaad saddex sano.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
43
54
487
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Waxaan dhameeynay dhismaba afar guri beereed (Greenhouse). Insha allahu waxaana ku beeri doonnaa khudaarta inta badan dibadda inooga timmaada. Waa billaaw.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
35
40
445
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Ethiopia 🇪🇹 was dependent on western wheat aid to feed its people. But this year 🇪🇹 is the largest wheat producer in Africa and hasn't received any wheat aid. Next year it is expected to export wheat to other African countries. #Hello 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
26
79
421
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
I'm delighted to share with you a great business opportunity which is also solution to the effects of the #drought .
21
68
414
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Saaka rag saaxiibadeey ah ayaa isoo weeydiiyay 133,875Kg oo coowska xoolaha ah cid ka iibsata, waa coows ku qiimeeysan $267,750. Nasiib xumo waan u waayay, mana jirto Quantity intaas la eg cid soo saarta. Tani waa caqabad bulsho, iyo fursad gancsi oo ay tahay in la xaliyo.
17
76
415
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Meel heer Sare ah ayeey inoo mareeysaa tijaabada Strawberry-ga oo aan dhawaan Ku beernay beerteenna tijaabada. 07-09-2021 Ayaan sameeynay tijaabadaan, taa oo Ka dhigan in uu muddo bil kudhaw uu Ku gaaray xilligii gurashada. Takbiiiiir!.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
40
49
411
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Shalay iyo maanta: isbaddal dhuleed iyo mid dhaqaale oo socday muddo lix-bilood ah kaddib, ilaaheey waa nagu guuleeyay, Alxamdulillah.! #soomaaliyada_cagaaran
22
61
395
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Tahriibi maayee waan tartamayaa, oo Canshuurtaan kabayaa oo Dalkeygaan wax tarayaa. 😍🙏. Beeraleey.! #farmerlife
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
15
32
371
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Maalin kamid ah maalmaheenna Gurashada, waanu dedaaleeynaa. 😍
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
15
44
383
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Halkaan waxaan ku diyaarineeynaa Nuucyo iyo midabbo kala duwan oo barbarooni ah, muddo 3-ubuuc ah oo aan xannaaneeyn iyo diyaarin ku wadnay kaddib, hadda ayaan beerta ku dhex abuureeynaa. Geeddigeennu waa Abuurka dalgga dibadda nooga yimmaada, waxaana u isticmaaleeynaa Aqoon.
Tweet media one
Tweet media two
21
44
376
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
1 year
Just only 600 square meters, we harvest 913kg of cucumbers in one day, this harvesting will continue next 45 days. knowledge, soil fertility and the use of seeds suitable for the country's climate is the key. Somalia-Land of Opportunity. 🥬🫑🥒 Alxamdulillah.
18
61
365
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Art and science of cultivation equals food security
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
14
31
365
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Alxamdulillah. Wareegga 1-aad ayaan ka galay kaalinta 1-aad tartanka Hal-abuurka Ganacsiga ee Premier Bank oo sanadkaan 3-da guuleeste lagu maaal-galin doono $21,000. Waxaan rajeeynayaa in aan wareegga 2-aad mar kale xigsan doono kaalinta 1-aad, taas oo noqon doonto Final-ka.
Tweet media one
Tweet media two
54
39
358
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Agriculture is the profession of hope!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
21
33
352
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Calafka xooluhu waxa uu badbaado u yahay nolosha xoolaha xilliyada baarta iyo dhaqaalaha dadka, waa mid kamid ah mashaariicda ay soomaalidu ugu baahinbadan tahay Maanta. Waa Maxamed wali maxamud siyaad oo aan saaka ku booqday beertiisa.
20
100
346
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun Allaha ka raalli noqdo, waqti qurux badan baan Hargeisa kula-qaatay. Shiikha noloshiisa iyo hab-nololeed-kiisu waa mid mudan ku dayasho. runtii waxa uu muddo saacad ah igu siiyay darrdaaran iyo dhiirragalin dahabi ah. Alaha sharfo culimadeena
Tweet media one
17
14
343
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Aljeriya waxa ay lama dagaanka weyn ka beeraysaa 150-milyan oo geed oo timir ah. Sanadkii waxa ay soo saareysaa dhaqaalo dhan 12 bilyan oo doollar, heerkulkana waxay hoos u dhigaysaa 7 digree oo sentigareydh. wadamada waxaa dhisa caqliga.! X. Dr.ahmed Aydid.
Tweet media one
14
81
337
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
1 year
Barbarooni🫑 kabsar-caleen , carrot🥕, iyo koosto🥬. Kulligood gurashadooda muddo 40-60 maalin ah uun beey nagu qaadataa. Dhulkeena Allah inoo nimceeyay ee aan beerano.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
11
47
323
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Shalay iyo maanta. Dedaal dheer kaddib waan guuleysanay, waan ku faraxsanahay in aan qeeyb ka ahay wax soosaarka dalka, dadkeeyga ayaan ugu adeegi doonaa cilmiga aan bartay, waxaan dhiirra-galinayaa wax soo saarka beerah. @USAIDSomalia @GEEL_Somali @FAOSomalia @Saidhuseniid
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
36
60
325
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
6 months
Dagaalka ugu weeyn ee faqriga lagu qaadaa waa waxsoosaarka beeraha oo ummadda lagu jiheeeyo.
13
57
322
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
We almost harvested 19,000 watermelon so for working during the night. © Khadar Tigaad
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
16
30
311
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Waxaan idinka soo salaamayaa degmada deeyniille, insha allahu indhiinna iyo qalbiyadiinnu waxay u riyaaqi doonaan miraha dhulkaas bannaan kasoo bixi doona Dawaan. Waxay beeri ku siiso, bahdaa kuma siiso. #HungerFree
Tweet media one
30
32
308
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Wow. What a great achievement!. 🥰 Isku day badan kaddib waan guuleeysannay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
17
30
304
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Tomato farming in greenhouse technology 🍎
Tweet media one
Tweet media two
5
27
296
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
50-days of effort and hard work. My daily life is to work on a farm every day.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
34
300
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Beertaan muuska laga soosaaro waxaa loo iib geeyaa Gaalkacyo, Boosaaso iyo Hargeeysa. Maalin walba 20 ton ayaa laga qaadaa. Somalia's Banana Production 🍌 Hiraabe Farms
20
58
302
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
It feels good at the end of the day to know you made a product that other people are going to enjoy.
Tweet media one
4
38
290
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Waa laba hector oo Beer-furan ah oo aan ku beernay Basal, Yaanyo, barbarooni, kabsar caleen iyo Cabbage.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
23
29
295
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Forage farming creates many opportunities in 🇸🇴: 1. Job creation 2. It reduces the effects of #droughts because it can be stored to use in a while. 3. It supports quicker fitting gain to the #animals for business purposes.
15
45
277
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Waa muhiim adigoo waxbarashada sii wata in aad haddana isticmaasho, dadkaadana wax ugu tarto inta aad baratay adigoo ku xallinaya dhibaatooyinka jira, ama soo kordhinaya wax cusub. #HungerFree
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
39
282
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Maadaama sanad walba ay abaaruhu saameeyaan xoolaheenna, waxaa muhiim ah in la dhiirra-galiyo loona istaago beerista Coows-ka si xiliyad abaaraha xoolaha loo siiyo loogana hortago saameeynta Abaaraha (Dhimashada iyo macaluusha xoolaha).
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
29
39
271
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
2021-ka waxaan sameeynay 35-greenhouse, iyo 6-Hector oo aan Saarnay Drip irrigation. Waxaana Ku beernay khudaar dibadda laga keeni jiray. markii loo fiiriyo sandkii hore, Ku dhawaad %27 ayuu Wax soosaar-keenu Sare u kacay, sidoo kale Kacaanka wax-beerashada ayaa bulshadu bilawday
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
21
32
267
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Waxaan beernay barbarooni 🫑 Kalarro kala duwan leh.
14
44
258
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Using a #Greenhouse technology, we harvested 720kg of cucumbers on a plot of 800 m², we harvest once every two days and planted 2600 cucumber plants. #Agriculture is the biggest business opportunity in #Somalia
16
41
255
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Yaanyadaan Xamar ayaa lagu beeray. Dhallinyarada baratay culuumta beeraha waxaa saaran mas'uuliyadda ugu sarreeysa ee wadanka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
31
248
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
1 year
Maamulka dekadda Muqdishu Sidee ayuu ku aqbaly in Cambe Egypt laga keenay dekadda muqdisho laga soo dajiyo iyadoo aan ognahay in si joogto ah beeraheena canbuhu uga soo go'o.! Tani waxa ay dhabar-jabin ku tahay beeraleeyda dedaalka badan ku jira. ☺️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
46
60
246
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Natiijada Shaqada, cilmiga, iyo hal-adeeygga.
Tweet media one
11
10
240
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Shalay iyo maanta, Lixdan maalin gudahood.! Waxaan u mahad celineeynaa @GEEL_Somali iyo @mabdinoor12 Inta beeri ku siiso, bahdaa kuma siiso. #HungerFree
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
10
30
247
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Art and science of cultivation equals food security. And Farming is a profession of hope. #HungerFree #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
7
19
240
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Dacaayado badan iyo been abuur ayaa laga faafiyay lo'da soomaalida, waxaan la kulmay Maxamed wali oo lo' ka keenay Holand oo uu muddo ku noolaa, maalin walba 12-litter ayuu kasoo saaraa halkii sac.
11
53
234
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Barbarooni🫑, kabsar-caleen , carrot🥕, iyo koosto🥬. Kulligood gurashadoodu muddo 40-60 maalin ah uun beey nagu qaadataa. Ramadaanka Qudaarta qaaligeeda ma dareentay?..
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
7
31
236
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Waa mid kamid ah Mashaariicda Najaxay ee aan la wadaagnay Jaamacadda City. Waa 5-Greenhouse iyo Kudhawaad 1-Hector oo aan Saarnay waraabka Drip irrigation U jeedku waa in lagu tababaro Ardayda kuliyada beeraha iyadoo beerahani yihiin il-dhaqaale kale uu kasoo galo jaamacadda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
9
26
228
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Maalin walba geed kasta oo halkaan Ku yaala waxu u baahan yahay in uu Helo daryeel gooni ah, mar walba oo aad aragto mid ay si wax ka yihiin waxa uu u baahan yahay in uu Helo daryeel gooni ah iyo dhakhtar Fahma. Kani waa khajaar 🥒 oo ah mid ka mid ah khudarta ugu Adag e la beero
Tweet media one
2
21
224
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Meel walba oo waddanka kamid ah sidaan ayaa wax uga baxayaan, carro san oo bacrimin leh baan heeysannaa. Wax walba oo aad soo saartana suuqooda kama walwaleeysid maadaama dadka wax beeraa eeynaan badneeyn. Kusoo dhawaada nolosha beeraha iyo waxsoosaarka.
22
30
224
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Egg-plant. 🍆 Sanadihii 2016-2018 si Bilaash (Free) ah ayaa lagu bixin jiray si aan dadka u barno, hadda waxa uu kamid yahay khudaarta ugu badan ee aan soo saarno looguna iibsiga badan Yahay.
Tweet media one
11
17
222
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Maanta waxaan 1,200 oo geed u rarnay Caasimada Garoowe, si aan ugu beerno deegaankaas. U jeedka ugu weeyn ee aan kalleenahay waa qurxinta bilicda magaalada iyo in aan Ku yareeyno saameeynta ay dabeeyluhu kulleeyihiin beeraha deegaanka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
32
218
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Marki aad khiyaarka si cilmiyeeysan u beerto, 320M² ayaad ka soo saari kartaa in ka badan 100kg labadii Maalinba.
10
27
211
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Wasiir @JustAwHirsi Are you Ready?.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
12
26
199
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Orange Lemon 🍊
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
12
17
208
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
1 year
Would you believe if these strawberries are from Baidoa Jannaay? You better believe it. @AbdullahiHamud
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
10
41
206
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Sida hal-geed looga sameeyn karo kumanaan geed.!
15
45
199
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
It is a 70-days-old tomato, now it is ready to harvest, its ripens is 70-75 days, it can be harvested in 4 months from the day the harvest begins.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
3
24
194
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Waa 86-Greenhouse oo si joogta ah wax usoo saara, kuna taalla Boorama, magaalo madax-da gobolka oowdal.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
29
198
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
"Farming is the future currency. Let's farm.
12
25
196
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Cabbage iyo barbarooni. Dhawaan ayaan suuqa galeeynaa. Waan ku faraxsanahay in aan beeraleey ahay, qeeybna ka ahay dadka soo saara cuntada dalka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
25
194
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Saddex bilood ayaa suganeeysaa, lix-biloodna waad cuneeysaa, dadkaadana waad ka quudineeysaa, deegaankaadana waad ku qurxineeysaa.!. Aqooneey waa ku kaas. Alxamdulillah.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
14
26
194
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Qajaar (Cucumber), hadda ayuu marayaa Flowering Stage, Kaliya 45 cesho ayuu ku qaan-gaaraa. Dhawaan waa la guri doonaa insha allahu. Dhallinyaro, Aqoonteenna aan ficil u beddelno si aan uga qeeyn qaadanno Horumarinta qarankeenna, oo aan adeegsanno Tiknoolajiyada Casriga ah.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
9
25
192
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
SHALAY IYO MAANTA (300 M²). Waan ku faraxsanahay in aan qeeyb ka ahay wax-soosaarka dalka, waxaana dhiirrinayaa in ay dhallin-yaradu si cilmiyeeysan uga qeeyb qaataan hoowshaan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
14
33
194
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Waaa barbarooni 64-maalin jir ah, kuna bislaanaya 70-casho, insha allah. Marka hore cagaar buu ku dhashaa kaddib ayuu jaalle ama gaduud isku baddelayaa, halkii geed 11Kg ayaa laga soo saari karaa. Hadda greenhouse-kaan waxaa ku beeran 1600-geed waana beer 420m2 ah.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
8
27
187
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
9 months
Dhulkeennu waa Barwaaqo. Dagmada Bulaburde Hiiraan-Somalia Muuqaalka Beerta Reer Camaloow.
6
37
189
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Waxaan ballaarineeynaa dhismaha beeraha casriga ah si aan u beerno khudaarta sida joogtada ah dibadda uga timmaada ee wadankeenna ka bixi karta. Waa hoowl adag, waayo beeri aabe mooyee adeer maleh. 😍
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
13
22
176
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Halkani waa mid kamid ah suuq-yada qudaarta ee Xamar. Dhamaan qudaartaan dhoowr bilood kahor ayaan muqdisho Ku beernay. Aadbaan ugu faraxsanahay in qudaartani dhammaan teed kamid tahay wax-soo saarkeenna.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
15
25
169
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
waxa ugu badan ee aan beerno waa Tamaandho🍎, Qajaar (Cucumber)🥒, iyo barbarooni 🫑 waayo saddex-duba waa kuwa suuqa loogu baahida badan yahay. Sidoo kale waxaa yar dadka beeri kara Labada-hore, waayo waxay u baahan-yihiin Greenhouse, dadkuna mawada yaqaanaan.
Tweet media one
7
18
169
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
You may be willing to succeed in farming and fail. But you can't be prepared to farm and fail.
Tweet media one
7
9
169
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Hargeeysa ayaa sidaani wax uga soo go'ayaan. Waa khiyaar la beeray bishii 6-aad. Sidoo kale Barbarooni ayaa ku beeran. Khudaartii kalana korriinshihii beey waddaa. Soomaaliya meel walba wax waa ay ka baxayaan, Rag beey rabtaa oo kaliya. Aan dhulkeenna beerano.
10
23
163
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Waxaan u mahad-celinayaa Wasiirka waxbarashada @Godahbarre Guddoomiyaha Jaamicadda ummadda soomaaliyeed (JUS) Prof. Mohamud axmed jimcaale iyo goddoomiyaha midowga ardayda qaranka oo shahaado sharaf dhiirr-galin ah igu guddoonsiiyay xarunta jaamicadda ummadda.
Tweet media one
Tweet media two
13
21
171
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Horey ayaan u sameeynay tijaabo aan ku beereeyno barbarooniga leh midabada Kala duwan, kuma guuleeysan, casharro aan Kii hore Ka baranay kaddib, mar kale Ayan tijabinay. Hadda waxa uu Marayaa 41-maalin, markii uu 70-maalin gaaro ayaan rajeeyneeynaa in uu yeesho midabbo Kala duwan
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
17
12
164
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Muddo sanado ah ayaan baaris ku wadnay nuuca coows (Variety) ee ugu fiican ee loo isticmaali karo landscapping-ka maadaama aan isaga ka shaqeeynayay. Coowskaan ayaan u aragnay ka ugu fiican. Waxaan ku faraxsanahay in ay hadda soomaalidu isaga oo kaliya isticmaasho. 🥰
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
12
13
158
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Waa Qeeyb ka mid ah hordhaca tijaabada Soosaarista iyo qiimaynta caleenta shaaha ee herbalka ah nuucyadeeda cagaarka iyo madowga lagana soo saarayo geedka Moringaha oo lagu tijaabinayo LAP-ka kuliyadda Beeraha & Cilmiga Deegaank ee @SNU_University .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
9
20
153
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Day 1. Drip irrigation installation. 😍
Tweet media one
Tweet media two
10
13
157
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Wuxuu gaaray heerkii gurashada muddo 40-maalin ah gudahood. Alxamdulillah. Waa Qajaar/Khiyaaar/ Cucumber 🥒 @mabdinoor12 Ustaad waad ku mahadsantahay dedaalka joogtada ah ee aad ugu jirto dhiirra-galinta iyo maal-galinta dhallinyarada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
21
153
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
9 months
Ninka ragga ah waxa uu farxad iyo deganaan dareemaa marki uu arko dedaalkiisii oo miro dhalay. Ilaaheey baa mahad oo dhan leh.
Tweet media one
Tweet media two
3
22
159
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Waa 2 gaari oo sida khudaar kana kala yimid 🇧🇴 una socda boosaaso, sidoo kale si maalinle ah ayeey uga dagaan Somaliland, Puntland iyo Galmudug. Waxaa hubaal ah khudaartaas kama bixi waayin dhulkeenna se isku-daygii iyo kartidii baa maqan, Dhalinyaro tani waa shaqo abuur ajir leh
Tweet media one
Tweet media two
19
26
154
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
1 year
Somalia's agricultural prowess shines as local farmers in Dolow-🇸🇴 proudly export their onions to Ethiopian market. This cross-border trade not only boosts incomes for farmers but also strengthens regional ties. #AgricultureSuccess 📷 Abdinor.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
10
30
154
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
The Shabelle #River has been receded for almost a month and is expected to return on April. The production of the country will decrease and also there will be an increase for the prices of fruits and vegetables next 4 months. We need to change our perspective towards the farming
Tweet media one
18
22
155
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
3 years
Waxaa meel fiican inoo maraya xiridda waraabka dhibic dhibic-da (Drip irrigation) 2-Hector ah iyo Sameeynta Guri beereed casri ah (Greenhouse) oo aan ka Hir-galineeyno Deegaan beereedka Af-gooye. Waxaan ku beeri doonnaa dalag-yada waddanka ka bixi kara, se dibada ka yimada insh.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
23
147
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Geedkaan la yiraahdo Geed-Guwaaxa (Commiphora shrub) ayaa deegaanada Puntland laga bilaabay xaalufin ayadoo loo dhoofinaayo dibada. Kuwa Deegaanka xaalufinayo waa argagaxiso ee halayska qabto, shacabka reer puntland waa ineey arintaan ka dhiidhiyaan. #HaDhoofinDhirta
Tweet media one
Tweet media two
13
36
147
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
4 years
Qeeyb kamid ah waqtiyada aan ugu farxadda badanahay ayaan halkaan ku qaataa, waxaa ina saaran dedaal ay tahay in aan sameeyno si aan faqriga uga baxno. #HungerFree .
Tweet media one
10
7
146
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Maanta 396kg oo qajaar ah ayaan ka gurnbay beerta. Shalayna intoo kale ayaan kasoo saarnay, Cabbir-keeduna waa 960m2. Goobtuna waa Hargeeysa. Soomaaliya gobolkasta carradiisu waa barwaaqo ay wax walba ka bixi karaan, aan wax beeranno, waa Fursad ganacsi oo lagu wada noolaan karo
Tweet media one
Tweet media two
21
24
143
@AbdirahmnSabrie
Abdirahman Sabrie
2 years
Food security is my top priority, it should be our priority . Yes we can. #AnimalFodder . #agribusinesses
7
18
144