Abdi_MAbdinur Profile Banner
Abdifatah Abdinur Profile
Abdifatah Abdinur

@Abdi_MAbdinur

Followers
1K
Following
234
Statuses
178

State Minster of @Plstatehouse.

Somalia (Garoowe)
Joined September 2021
Don't wanna be here? Send us removal request.
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
3 days
Xildhibaan Mahamed Abiib Mahadsanid, Dadka reer Puntland habeen ma ilaawaan qofka maalin uun garab istaaga .
Tweet media one
0
5
22
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
5 days
Gobtu labo ma ahan!! Beelaha Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan Puntland oo kaalintoodii buuxiyey, mahadsanidin dhihi maayo oo waajib koodii bay guteen ee Waxaan leeyahay kudayasho ayey mudanyihiin.
Tweet media one
0
5
27
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
6 days
Geesiyaashii Puntland oo Toga-jaceel, Cal-miskaad Geedihii Gobka ahaa hoos Harsanaya hadaad aragteen waxay ka dhigan tahay in Cadow gii jabay oo nabar xun gaaray.
Tweet media one
Tweet media two
1
12
51
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
6 days
Tweet media one
0
2
6
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
8 days
Boosaaso has expressed their strong support for Puntland Forces and the military campaign to eliminate ISIS from Puntland territory.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
8
34
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
9 days
Waan bogaadinayaa Madaxda Xisbiyadda Siyaasadda Puntland taageeradda iyo Hogaanka ay u muujiyeen Ciidankooda Difaaca iyo dadkooda
Tweet media one
0
1
5
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
9 days
Tweet media one
0
2
12
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
10 days
Tweet media one
2
4
11
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
12 days
Today, I had the privilege of standing alongside the President of Puntland, Mr. Said Abdullahi Deni, as we observed the Puntland Forces gearing up for the decisive second phase in our mission to eradicate terrorism in the mountains of Cal-Miskaad.
0
11
50
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
12 days
Waxaan maanta ka qeyb galay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, bandhiga diyaargarowga Ciidanka ee wejiga 2aad ee Argagixisada looga sifaynayo Buuralayda Cal-miskaad.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
23
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
17 days
Waxaan maanta booqasho ugu tagnay ciidada Puntland ee ku jira Hawlgalka ciribtirka Daacish Anaga oo kormeer ku tagnay Furimaha hore ee dagaalka soona eegnay goobihii ugu danbeeyey iyo talisyadii cadawga laga qabsaday oo ay kamid ahaayeen Godka Digaale iyo Taliskii Albarako.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
6
43
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
18 days
Ilaahay ha u naxariisto Halyeeyadii naftooda u huray dalkooda iyo in inteena kale Gobanimo ku noolaato. Inasha Allah, Gen. Baxnaano iyo geesiyaasha kaleba dhaawaca way ka soo kaban, cadaw geenuna waa uu jabi. Guushana inaga ayaa yeelan doona.
2
4
32
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
21 days
Waxanu booqasho kutagnay degmada Balidhidin halkas oo gaarsiinay agab caafimaad oo lagu xoojinayey Cisbitalka waxan dhagax dhignay qeyb cusub oo lagu daray waxanu Booqanay ciidadda geesiyaasha e Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee PL si aan ugu mujino garab istaag & dhiirigelin
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
10
33
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
23 days
Waxanu maanta kormeer shaqo ku tagnay Maxjarada oo ay ka socoto diyaarinta xoolaha ay Puntland u iibgeyso Dalka dibadiisa, Xarunta Diyaarinta Saadka Ciidamada difaaca Puntland ee Gobolka Bari. Sidoo kale waxaanu kormeer ku marnay Dekedda Boosaaso oo ay ka socoto shaqo baxaad leh
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
17
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
24 days
Ciidankeenow Mahadsanidin Idinka awgiin bay Reer Puntland ugu gaartay inay Xornimo ku damaashaadan
4
8
41
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
25 days
Waxaan maanta dhiirigelin iyo garaab istaag ugu tagnay Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, gaar ahaan qeybaha ku sugan buuraha Bariga magaalada Boosaaso. Guulaysta Geeshkayagow.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
10
47
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
28 days
Gobsanaa Hablahayagu!! Halkani waa jiida hore Balidhidin . Soomaalidu waxay dunida dheertahay gabdho diricnimo iyo gobonimo isku darsaday. Gacana way isku difaacayaan Gacana ciidankooda ayey ugu adeegayaan.
Tweet media one
6
9
54
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
1 month
2
4
12
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
1 month
Waan Bogaadinayaa Talaabadan lugu xoojinayo nabadeenta beelaha walaalaha ah . Soo afjarida nooc kasta oo colaad ah waxay qeyb libaax leh ka qaadan doontaa Guud ahaan Horumar ka Gobolka Mudug.
Tweet media one
0
3
9
@Abdi_MAbdinur
Abdifatah Abdinur
1 month
Today, I had the privilege of accompanying H.E. Said Abdullahi Deni, President of the Puntland, to a significant meeting with Amb. Wang Yu of the China to Somalia. The discussions focused on pressing issues of mutual interest and collaboration between our respective states.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
10
44