![15th Somali Studies International Congress Profile](https://pbs.twimg.com/profile_images/1864701087946600448/HVqVY1wF_x96.jpg)
15th Somali Studies International Congress
@15thSSIA
Followers
447
Following
13
Statuses
106
Official account for the 15th SSIA Congress in Mogadishu, Dec 15-18, 2024. First since 1989, promoting academic and intellectual renewal in Somalia
Somalia
Joined September 2024
RT @SpotonSomalia: Mahadnaq ku aaddan ka qaybgalka shirweynaha 15aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed (UCDS): Waxaan si…
0
1
0
In his closing remarks at the 15th Congress of the Somali Studies International Association, H.E. Salah Ahmed Jama, Deputy Prime Minister of Somalia, praised the platform for advancing research and dialogue on Somali development. He reaffirmed the government's commitment to supporting such initiatives for peace and progress. Established in 1978, the association unites scholars dedicated to Somali heritage, history, governance, and socio-economic development, producing invaluable research over its 46 years of existence. #SSIA2024
0
1
2
Maalintii 4-aad ee Shirweynaha Daraasaadka Caalamiga ah ee Soomaaliyeed ayaa si habsami leh u socota. Dr. Bashiir Cabdullaahi Maxamuud ayaa soo jeediyay khudbad ku saabsan: Khibradda Daraasaadka Af-Soomaaliga iyo Suugaanta. #SSIA2024
0
2
9
Dr. Mohamed Salih OMER oo ku takhasusay Cilmiga Siyaasadda iyo Arrimaha Afrika ayaa soo jeediyay cilmibaaris ku saabsan Juquraafiga siyaasadda iyo caqabadaha amniga, iyo saameyntooda ku saabsan dib-u-dhiska iyo dib-u-habaynta Soomaaliya. #SSIA2024
0
2
5
Dr. Madoukh Ajmi Al-Otaibi, oo Bare Sare ka ah Akeedamiyada Joaan Bin Jassim ee Daraasaadka Difaaca ayaa soo jeediyay cilmibaaris ku saabsan Wada shaqeynta difaac ee Turkiga iyo Somaaliya, iyo Dhisidda amniga Geeska Afrika. #SSIA2024
0
1
5
Dr. Abdelwahab Eltayib BABIKER ayaa soo jeediyay cilmibaaris cinwaankeedu yahay: Dahsoonida Istiraatiijiyadda Juqraafiyeed ee Soomaaliya iyo Caqabadaha Doorka Muhiimka ah iyo Saameynta Istiraatiijiyadda ee Geeska Afrika iyo Gacanka Carabta. #SSIA2024
0
2
5