Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dowladda iyo shacabka Isbaaniya oo ay ku habsadeen fatahaado naxdin leh, waxaana ku naf waayay in ka badan 63 qof. Waxaan garab taaganahay Isbaaniya, annagoo la qaybsanayno murugada.
#Somalia
#Spain
Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxay ku dhawaaqday in Cali Maxamed Aadan, La-taliye II ee Safaaradda Itoobiya, uu yahay persona non grata sababo la xiriira ku lug yeelashada arrimaha gudaha oo ka dhan ah heshiiska Vienna. Waxaa la farayaa inuu dalka uga baxo 72 saacadood gudahood.
WAD&IC iyo mas'uuliyiin kale uu kamidyahay xildhibaan xeyle ayaa ku kulmay Beerta Nabadda ee Muqdisho si ay u akhriyaan Quraanka uguna duceeyaan hooyadii geeriyootay ee Wasiir Axmed Fiqi.Waxaana Alle looga baryay inuu dambigeeda dhaafo oo hoy sharaf leh ka siiyo Jannada Firdowsa