DR.XALIYE ALI Profile Banner
DR.XALIYE ALI Profile
DR.XALIYE ALI

@FikradahaXaliye

Followers
9,296
Following
544
Media
107
Statuses
918

Official Twitter of Xaliye Ali | 500k followers on TikTok & YouTube | #NFT | Crypto Investor |CRYPTO FUND | #WEB3 | #Blockchain

The Internet.
Joined March 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
8 months
TACSI. Saacado ka hor waxaa la ii soo sheegay dhimashada aabahay Ali, waxaan TACSI u dirayaa dhammaan Reer Ali, qaraabada iyo ehelka. Alle ha u NAXARIISTO aabahay. Waa maalin mugdi ah.
148
23
552
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 year
CIID WANAAGSAN AWOOW. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
39
17
554
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
5 months
Ciid wanaagsan dhammaantiin. Ciidka kale caafimaad ku gaar. #EidAlFitr2024
Tweet media one
27
7
504
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
It takes time awoow. Biloow Safarkaaga isbadalka. La kulan xaliyaha cusub. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
43
11
468
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Waxaan ka soo laabtay fasax aan ku maqnaa laakiin wali sidii baad u fadhidaa qadka adigoo ka hadlaya waxa ka dhacay soomaaliya iyo sida siyaasi hebel sameeyey. Waa daalan tahay awooow. Aaway noloshaadii? X SPACES baa inoo balan ah Caawa 11-pm Eat.
Tweet media one
21
5
355
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Xoogga saar. 1-Koritaan maskaxeed. 2- Koritaan ka jirka. 4- Koritaanka khibradda. 5- Koritaanka jeebka. Fahan shaxda awoow. #dildaanyeerka #xaliye
9
8
248
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Kulankii daanyeerada Twitter ka iyo sida aan shaxda u fahansiiyey. DIL DAANYEERKA intuusan ku dilin. Haddii kale adoo dhididayaad imaanaysaa social media yaha. Fahan shaxda awoow. #dildaanyeerka #xaliye #xaliye
26
8
246
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Fahan shaxda awoow. #dildaanyeerka #xaliye
12
8
240
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Farqiga u dhexeeya daanyeerada iyo Hogaamiyahaaga. Janada ma gali doonaan daanyeeradu. Cadaab aakhiro iyo inaad daanyeer noqoto adduunka waa Khasaaraha ugu wayn. Fahan shaxda awoow. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
Tweet media two
48
13
230
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Kawaran haddii aan ku dhaho waxaad samayn kartaa 50% faa'iido ah sanadkii adigoo aan shaqayn! Sidee u samayn kartaa? Akhri thread kan.
7
3
234
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Si aad u barato qofka aad tahay waa inaad qaadato safar kali ah oo aad ka baqin inaad maskaxdaada dhagaysato. No phone. Dadka ha isku dhex qarinin adigoo ka baqaya inaad ogaato qofka aad tahay iyo sida aad u fikirto. Baro naftaada ka hor dadka kale. #dildaanyeerka #xaliye
13
8
225
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Cid kuuma maqna. Ceelna kuuma qodna. Qof kale kuuma soo socdo oo kaa saaraya Xaaladda aad ku jirto. Aqbal Aqbal. Waa kugu kaligaa. #dildaanyeerka #xaliye
5
6
214
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Caawiya Gabdhaha soomaaliyeed si aad ugu dhididaan sidan oo kale. Mr. Dhididaaye. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
19
6
210
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Waxaan bilaabay safar cusub. La soco shaxdaas space ka soo socda. Jimcaha. Waad daalan tahay haddii aad rabto wali inaynu kawada hadalno inaad daanyeer tahay iyo in kale. Taageere yaal badan ma raaci doonaan gaariga cusub waayo ma jecla isbadalka. #dildaanyeerka #xaliye
20
4
197
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 month
Butac Boy #chunkz paid $300K + G-Wagon to Marry Retired bed To bed OF girl. MONEY Will never Fix your Low self Esteem Issues,Having money Doesn’t Mean You will get Good Women to marry. Dildaanyeerka. #Isbadal ama dhimo.
Tweet media one
56
17
189
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
8 months
Haddii aad taqaano Xirfadahan waligaa faqri ma noqonaysid. 1-Sales (wax iibinta) 2-negotiation (Gor gortanka) 3- No sida loo dhaho ama loo qaato. Wax kasta oo aynu maalin kasta samayno intaan ayey soo galaan.
6
5
194
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Xaliye talo isii? Talo uma Baahnid waad ogtahay waxa aad samayn lahayd kaliya talaan rabaa waa Mar marsiiyo. Isbadal ama ku jir sida aad tahay. Fahan shaxda awoow. #dildaanyeerka #xaliye #xaliye
12
5
185
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
Cabdikhasaare Wali meeshii buu fadhiyaa isagoo calool wayn. Ka kac meesha awoow. Hambalyo dhammaan khadiijooyinka saamayntayada isku badalay. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
8
1
187
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
U gambi cuntooyinkan si aad ugu noolaato nolol caafimaad qabta. 1- saliid caday (Vegetable oil) sun flower oil. 2- Burka (Wheat) ( Daqiiqda) 3- sonkor oo dhan (Sugar). Cuntada casriga ah waa sunta dhamaynaysa dadkeena. Qaado mas'uuliyad oo u gambi kadibna arag noshaada oo
12
4
188
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
It's called freind zoned ( Gabdhaha walaalkood). Markaad diido inaad shaxda fahanto. Daanyeerada hala ciqaabo. Fahan shaxda ama Gabdhaha walaalkood noqo oo ka ooy X.
Tweet media one
Tweet media two
45
13
180
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Sababta naaguhu kuu dhahaan wiil walaalkey noqo! FREIND ZONED. 1- Kaamay helin oo ma jirto rabitaan dhankeeda ah. 2- Maad sheegan waxa aad iyada ka rabto ( Xiriir ahaan). 3- Nin nimadaada way hoosaysaa sida dhaqan kaaga, codkaaga, iyo kalsoonidaada. 4- Waxaad aaminsan tahay
26
8
171
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Soomaalida X ka jooga waxay aaminsan yihiin inay ka fiican yihiin ama ka caqli badan yihiin kuwa Tiktok jooga ama YouTube. Soomaalida ugu daalan social media yaha oo dhan waxay JOOGAAN X. INDHO ADAYG QABYAALAD. CILMI DHAGOOD. Ugambi dadka daalan. #dildaanyeerka #xaliye
36
5
177
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Kulankan si kadis ah buu ahaa laakiin sola maaha reer tuulo inta aan arkay. @AbdinasirSola
@AbdinasirSola
Prof Abdinasir Ismail “SOLA” PhD
11 months
With @FikradahaXaliye in Nairobi. 😂
37
10
267
4
2
165
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
8 months
Sanadka cusub bil ka hor buu I bilaabmay aniga. 2024 way dhammaan doontaa adigoo leh bari baan bilaabayaa. Biloow hadda oo ficil u badal qorshahaaga. Shaxda sanadka cusub. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
9
3
157
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 year
Adeer simping hard on twitter. Daanyeernimada jooji, shaxda baro. Dr XALIYE ALI Hogaamiyahaaga #xaliye #dildaanyeerka
Tweet media one
45
11
149
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Laba wadaa kuu furan Nolosha. 1- Inaad masayrto, xanaaqdo oo aad xarash u qaado qofka haysta natiijada aad jeclaan lahayd inaad ka hesho noloshaada. 2- Inaad taageerto oo aad wax ka barato sidii ay ku gaareen meeshaas kadibna qabato shaqada si aad u hesho natiijada aad rabto.
14
4
158
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Aaminsanaanta in dadku ku rabaan haddii aadan lahayn qiimo ama iyaga aadan waxba ku kordhin karin waa Riyo maal meed. Dabciga bini aadamku saas maaha ilaa aad qiimo abuurato cid ku rabta ma jirto waayo dadku waa danaystayaal. Adiga hadda akhrinaya waxaad tahay danayste Ceeb
9
3
145
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Addoonta casriga ah kama war hayaan inay addoon yihiin iyagoon lagu qasbin. 99% dadku waxay addoon u yihiin taleefankooda mana noolaan karaan saacado ama maalmo taleefan la'aan. Wax kasta oo aadan noolaan karin la'aantiis waxaad u tahay addoon. Ka bax addoonimada.
Tweet media one
9
7
152
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
X ugu imoow nin calool wayn iyo lugo baasto ah oo ku dhahaya Waxaan ka hadlaa masiirka soomaaliya iyo siyaasadda meesha ay u socoto. Awoow GYM gal, cunto nadiif ah cun, hurdo fiican hel, jooji qashinka aad maskaxdaada ka buuxinaysid. Tiisaba daryeelaa tu kale ku dara.
4
4
151
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Jasiiradan wali waa maalin laakiin soomaali baan arkay isoo qabtay inaan Xaliye ahay waa meel aadan ka filaynin soomaali. Soomaalidu waa hal tuulo iyo hal dad. Ilmaadeer waa in istaqaana. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
7
2
150
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Si kasta oo aad guulo hore u gaartay hadana Biloowga hawlgal cusub wuxuu ku tusinayaa inaad eber ka biloowdo Kuma tiirsanaan kartid wixii horey kuugu shaqeeyey ama aad ku guulaysatay. Waa meesha aan hadda marayo. Wado cusub. Guul cusub. Fahan shaxda awoow. #dildaanyeerka
1
6
144
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 month
Canugaaan Paid 300K while Stormzy inaadeertii Free kula Nooshahay. Learn how to get Women without using Money. Paying 300K meel nin kale free ku helay. #Dildaanyeerka .
35
10
140
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Twitter spaces baa inoo balan ah Caawa 11Pm saacadda EA. KULAN Deg deg ah.
22
6
142
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Xanuunka iyo jabku waa wadada kaliya ee aad ku korin karto. Waa inaad marto si aad u guulaysato. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
5
1
141
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Ka hor intaadan niyad jabin akhri thread kaan! 2021 May Waxaan bilaabay inaan Content u sameeyo Tiktok videos oo aan la wadaago Fikradahayga soomaalida oo dhan. Qof kasta oo I yaqaanay xataa family ga waxay dhaheen waad waalan tahay Waxaan faraha ka qaad. Laakiin ma oga
8
8
137
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
X wuxuu ogol yahay inaan live soo galo si toos ah. Igala soco maalmaha soo socda. X kaliya maaha meel qabiilkiina lagu taageero.
9
4
133
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Fursaduhu yeey ku dhaafin aqoon darro darteed. Fahan shaxda Crypto. #xaliye #xaliyeCrypto
3
4
132
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 month
Haddii naagta aad shukaansato si dhab ah kaaga heshay oo ku jeceshahay ma jiri doonaan shuruudo iyo Xujooyin badan. Naaguhu Ninka ay jecel yihiin wax kasta way u jabiyaan si ay u helaan laakiin Ninka kale buuro iyo xujooyin bay u dhisaan. Shaxda Fahan awoow. #xaliye
15
6
134
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
8 months
Iscusboonaysii mar kasta. Ha u ogalaan Adduunyada iyo dadku inay ku galiyaan box ama kartoon aadan ka bixi karin. Waa inaad is cudboonaysiisaa oo aad qaadaa wado aan lagaa filaynin. Shaxdan waa talada aan qaatay sanadka cusub.
4
5
130
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
Facebook page kan aniga ma lihi kamana mas'uul ihi. Hala report gareeyo haddii aad Facebook ku jirtaan awoow.. Aniga FB ma isticmaalo kaliya Tiktok, YouTube iyo X baad iga helaysaa.
Tweet media one
15
4
128
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
Mar kasta oo aad comfort zone kaaga ka baxdo oo aad Biloowdo wax cusub waxaad dareemaysaa si aadan ku qanacsaneen (uncomfortable) Waayo waxaad ka tagaysaa wixii aad la qabsatay waana caadi inaad sidaas dareento. Dib ha ugu laaban raaxadaadii hawsha sii wad adigoo aan raaxo ku
6
7
132
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
8 months
Sanad wanaagsan. Maalinkii koobaad 2024. Fursad kalaad heshay hadaad nooshahay. Ka Faa’iideyso.
4
1
129
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
Cabsida ugu wayn ee dad badan ka hor taagan inay gaaraan hadafkooda waa hal arrin kaliya! Dadku maxay iga dhihi doonaan hadaan sidaan sameeyo ama hawshaan bilaabo? Intaad silsiladdan ku xiran tahay way adag tahay inaad wax qabsato oo natiijo hesho. Fahan shaxda awoow.
4
3
126
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 year
Siyaad barre shaxduu fahansanaa. Laba xaniyoodle wayn buu ahaa. Ilaahay ha u naxariisto. Halyeey soomaaliyeed. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
8
8
123
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Si adag u shaqeey ( Work hard) Waa talada ugu xun ee aad qaadan karto waa tan sababtu. Haddii guusha ama lacagta aad samayn doontaa ku xiran tahay in aad si adag u shaqeeyso ragan taajiriin bay ahaan lahaayeen. 1-Fuundiyada ama kuuliyada guryaha dhisa si adag bay u shaqeeyaan
14
3
126
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
8 months
Ha sugin in sanadku dhammaado si aad u biloowdo qorshahaaga sanadka cusub. Hadda Biloow si aad adigoo wada u gasho sanadka Cusub. Sanadka cusub bishan biloowgeedii buu ii bilaabmay. Fahan shaxda awoow.
3
1
124
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
Sanad ka hor isma lahayn meesha aan soo gaaray waa macquul lkn way dhacday. Sanad kadib meel baan u socdaa walina ma joogo lkn way dhacaysaa hadaan shaqada qabto. Aamin naftaada marka cidna aaminin safarka iyo qorshahaaga. Akhri Mar labaad awoow.
4
2
127
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
3,000 oo arday baan gaarnay waxaa inoo balan ah jimcaha iyo spaces aan kaga jawaabayo su'aalaha ardaydu qabto. '' Waydii Xaliye On X'' Fahan shaxda ama isdil. #dildaanyeerka #xaliye #xaliye
9
4
126
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Haddii aad tahay ganacsade Jooga Soomaaliya ama meel kale oo arkay qoraalkan fariin ii soo dir deal baan kuu hayaa. Let's do business awoow. Waan arki doonaa fariintaada. #xaliye
17
1
122
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Aaminsanaanta naftaadu waa awoodda kaliya ee aad haysato marka cidna aysan ku aamin saneen ama ku garab taagneen. Qofka kaliya ee aan ku xisaabtamo inuu I aamino waa aniga xilli kasta. Aaminsanaanta naftaydu waa xirfada kaliya ee aan ku laabto markaan wareero. Aamin
11
6
121
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
"If you don’t care to be liked, they can’t touch you." Naval Ravikant. #dildaanyeerka #xaliye
9
1
120
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
Waa mahadsan tihiin dhammaan ardayda maalinka macalinka ii soo hambalyeeyey. YouTube ka waa meesha aan podcast yada ku wadaago 100K baan ku dhawnahay la soco oo casharada ka daawo. Fahan shaxda awoow. #dildaanyeerka #xaliye
8
2
117
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Waa xirfad la barto inaad waxba u qaadan si shaqsiyadeeysan oo aad maskaxda ku haysan dadku waxay kaa dhahaan ama ku dhahaan adiga. Marka aad barato xirfadan nabad baad ku seexanaysaa habeenkii. Mar labaad akhri si aad u fahanto. #dildaanyeerka #xaliye
2
5
117
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 month
I’m officially Certified Gynecologist. I will help Somali Women For Free.
@Retardedeencell
Axmett🌞
1 month
The Aura of the greatest Gynecologist of all time Dr. Xaliye 🔥
Tweet media one
1
1
24
10
8
110
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
Maxay Soomaalidu kaliya u garab istaagaan dadka qabiilkooda ah markay masiibo dabiici ah dhacdo. Qasab maaha inaad qabiilkaas ka dhalatay si garab loo siiyo dad dhibaataysan. Caawimaada yaan la qabiileen. Qabiilka u gambi.
1
3
111
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Jaahilku maaha qofka aan aqoon sida wax loo akhriyo ama loo qoro. Jaahilku waa qofka aan ka war haynin inuu jaahil yahay ama aqoon gooni ah lahayn. Ka war haynta inta aad taqaano sida ay u yar tahay waa qayb ka mid aqoonta. X waxaa ka buuxa juhalo aan ka war haynin inay jaahil
10
3
111
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Shaxda fahan awoow. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
6
1
108
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Beeca bitcoin wuxuu dhaafay 30K walina Soomaalidu crypto waxay u maleeyaan cilmi gaaleed waayo ma fahmayaan. 1 BTC : 30,480 USD. Wali waxaa lagu jiraa xilli suuqu daalan yahay ( Bear market). Wixii aad fahmin Micneheeedu maaha inaysan jirin kaliya adigaan aqoon.
7
4
108
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
Soomaalida Falastiin la ooynaysay maxay ula ooyin waayeen fatahaada dadka ku dhibaataysan ee ku nool GEDO iyo magaalooyinka kale ee roobabku saameeyeen? Hala garab istaago qoysaska ku dhibaataysan GEDO. #TaageerGedo
19
4
107
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 year
'' Cat - Mom'' =Meaning ''I'm over 30+ and men don't like me'' "I'm depressed'' '' I'm A feminist '' Since No men want me I'm woke and I advocate for LGBTQ+NZYS GROUPS. '' I HATE SOMALI MEN THEY ARE TOXIC '' Avoid naagaha daalan at all costs. #dildaanyeerka #xaliye '' I'M
Tweet media one
13
4
92
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Rag badan way khal khal galisaa sida aan u aamin sanahay Naftayda. Waxay dareemaan (Insecure) ammaandarro hoose oo ku aadan qofka ay yihiin kadibna waxay isku dayaan inay hoos u dhigaan wax qabadkayga iyo qofka aan ahay si ay kor iskugu qaadaan iyagu. Waan akhristaa insecurity
7
4
101
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Hawsha ugu adag waa in fikir aad maskaxda ku haysay aad daawato isagoo isku badalaya ficil iyo shaqo la Taaban karo. Dadka oo dhan Fikrado way hayaan laakiin in la hirgaliyo oo ay shaqeeyaan waxaa sameeya dad yar. Hirgali Fikradahaaga qasab maaha in dhammaantood guulaystaan.
1
5
101
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
28 days
Waa ka xumahay dhimashada soo gaartay Dhalinyarada ku dhimatay qaraxii Xalay. Waxaa la joogaa xilli Soomaalida ay kici lahaayeen si dalka loogu sii noolaado cabsi iyo tacsi ma dhammaanayaan. Ammaanka Soomaalidu kuma Jiro madoowga Xalane Jooga. Cidna idiinma Maqna. #Xaliye
5
5
102
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
YouTube xalqad cusub baan soo galiyey soo daawo. Fikradaha Xaliye Podcast. Safarkayga cusub iyo isbadalka aan bilaabay la soco. 75,000 Subscribers YouTube ka waan gaarnay. Mahadsanid awoow. #dildaanyeerka #xaliye
4
1
99
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Dib u barashadu waa waxa ugu adag ee bini aadamku sameeyaan. Aqbal inaad dib u barato wax kasta oo aan ahayn sidii laguugu sheegay ama laguu baray. Wayadag tahay laakiin waa wadada kaliya ee koritaanka maskaxda Qofka. Baro. Dib u baro. #xaliye #dildaanyeerka
1
3
97
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Look before you leap is a useless advice. We can't see the future, just jump.
6
0
94
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
Si kasta oo ay u adag tahay Xaaladdaada nololeed. Xalku maaha calcaal iyo cabasho. Haddii aad rabto inaad ka baxdo dhibka ku haysta raadi xal oo sameey ficil. Cabashadu waa quus iyo aqbalitaan. Fahan shaxda awoow.
8
3
95
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Faqriga iyo shiidka kaliya maaha jeebka iyo in aadan lacag haysanin. Faqrigu wuxuu ka bilaabmaa maskaxda. Daawee maskaxda Mar hore. Dr XALIYE ALI Hogaamiyahaaga #xaliye #dildaanyeerka
0
4
96
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Wuu baaqday space kii aan qaban rabay Caawa 11pm cilado farsamo awgeed. Waxaa inoo balan bari. DR XALIYE ALI. Mahadsanid. #XALIYE
12
1
95
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Dhibka soomaalideena haysata waa inay u fikirayaan sidii qof soomaali ah kaliya. Ka bax hab u Fikirka kooban ee aan ka baxsanayn soomaalida. Fursaduhu waxay yaalaan marka aad u fikirto si guud oo aan ku xirnayn qabiilka aad tahay iyo jinsiyadaada. Ha u fikirin reer Tuulo.
4
2
90
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Adduunyadu ma abaal mariso dulmanayaasha. Aaminsanaanta in laguu naxariisan doono kadibna lagu caawin doono waa hab fikirka ciyaalka yar yar. Ha noqon dulmane. #dildaanyeerka #xaliye
1
2
90
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Indho adayg / Cilmi dhagood. Waa cilmiga adigoo daalan, aqoon saas ah aan lahayn, cayr qaata, calool leh, lugo dhuudhuuban, aqoon sida loo hadlo, dhafar ku dishay. Hadana aad aaminsan tahay inaad siyaasi tahay Xaaladda soomaaliya wax ka qaban kara waayo X baad sapce ka soo
7
2
87
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
I started Crypto Investment Fund. Tweet kan Waxaan u soo laabanayaa sanad kadib sida xaalku noqday maanta oo kale. Ila soco. #CRYPTOFUND
11
1
88
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Inaad barato sida loo xakameeyo emotions kaaga waa shaqada ugu badan ee ku sugaysa inta aad nooshahay. Qof kasta oo badali kara sida aad dareemayso ayaa maamula noloshaada. U feker si ka baxsan qiirada aad dareemayso. #dildaanyeerka #xaliye
7
4
88
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 year
Jareerta lacagta haysata way heli karaan naagaha soomaalida. Lacag raadi awooow naag kasta waad heli kartaa xataa haddii aad tahay jareer Naigerian ah ama si kasta u fool xun tahay. Don't hate the player learn the game. #dildaanyeerka #xaliye
Tweet media one
15
10
77
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
All my BTC LONG POSITION are printing now.
Tweet media one
3
0
83
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
6 months
Bitcoin $59K USD bay gaartay walina lama galin Bull run. Walina alt coins ku ma dhaqaaqin. Waxaan waa pre halving event suuqa bitcoin na hoos buu u soo dhacayaa mardhoow. Shaxda CRYPTO.
9
2
83
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
5 days
A man has to go through loneliness, pain, failure, rejection, loss, disrespect and setbacks to win in life. That’s How you become Men. Shaxda fahan. #xaliye
9
5
90
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Iska fur fur silsiladaha dadku siday kuu arkaan iyo maxay kaa dhihi doonaan. Jooji qancinta dadka oo Biloow inaad ku noolaato maqaarkaaga saxda ah iyo qofka aad tahay. Ka bax xabsiga dadka. #dildaanyeerka #xaliye
6
6
81
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Democracy is always an illusion.
2
3
79
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
Codayntii way dhammaatay Waxaan Fundraising u samaynayaa dadka GEDO ku bara kacay. Waxaan ku casuumayaa qof kasta inuu ka soo qayb galo ama GEDO ka imoow ama haka imaanin. Waa idin la soo socdsiinayaa maalmaha iyo meelaha aad ugu deeqi kartaan dadkaa dhibaatooysan.
3
7
79
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
2 years
Ninkasta oo Quustay fikirkiisa. '' Naagaha qaali waye baryahan nin lacagle Lee rabaan'' ''Naag si daacad ii rabta ma jirto lacag Lee u Dan ah iyaga'' Jooji calaacalka noqo ninka ay aysan heli kerin ee dhinac kasta ka Dhisan, noloshaada dhis marka hore. Dr XALIYE ALI #xaliye
7
2
76
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Ugu dambayntii. Waxaad fashilmaysaa marka aad joojiso kaliya, inta ka horeeysa waa isbaarooyin aad ka gudbi karto. Haddii aad halkan soo gaartay waxaad tahay qof raba inuu guulaysto. La wadaag asxaabtaada. Mahadsanid. Dr XALIYE ALI Hogaamiyahaaga #xaliye
9
3
72
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Inaad aamintaa ka horaysa inaad samayso. Maskaxda ka Biloow ka hor intaadan qaban. Aamin kadib qabo hawsha. #dildaanyeerka #xaliye
0
0
75
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 year
Adeer convincing Twitter H**s he can sing and he's still young si kastoo ciro uu u leeyahay. #dildaanyeerka #xaliye
10
4
69
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 year
Define BLM XALIIMO in One Picture. '' We are oppressed '' '' Justice for xaliimo black ''
Tweet media one
15
3
66
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
9 months
2024 / 2025 Waxa dhici doona Bull run kii ugu waynaa Crypto. Suuqan lacag waad ka samayn kartaa haddii aad haysid shaxda iyo sida uu u shaqeeyo. CRYPTO cilmi dhagood haku soo galin sidii 2021 dhacday oo soomaali badan lacag ku khasaareen. Fahan shaxda awoow. #dildaanyeerka
4
0
74
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 month
Xaliimooyinka Markay igu dhahaan Faarax ma rabo I like Ajanabi cadaaan. #Dildaanyeerka #Xaliye
Tweet media one
8
3
71
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
25
2
71
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
2020 / 2021 markaan dadka ku dhaho corona virus waa hargab oo kale cirabadaan u gambi waxay moodi jireen inaan waalanahay. Haddii aad qaadatay cirbadihii corona ee Tijaabada ahaa si fiican u ducayso. #Unvaccinated
Tweet media one
6
1
74
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
10 months
Dagaalku wuxuu ka bilawdaa maskaxda. Waxaad ka guulaysataa maskaxda kadibna adduunka. Maskaxdaadu waa halbawlaha dagaalka. Ka Biloow wax kasta maskaxda kadibna sameey si ficil ah oo la arki karo. Fahan shaxda awoow. #xaliye #dildaanyeerka
2
1
70
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
8 months
Investment gu waa lacag shaqeeynaysa adiga la'aantaa si aad Faa'iido u samayso adiga laguuma baahna. Waana qaabka ugu wayn ee lacagtaada lagu koriyo. Kala saar shaqada, Maal gashiga iyo ganacsiga. Shaxda dhaqaalaha.
1
2
72
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
1 year
Twitter ka waxaa ku badan rag estrogen tu ku badan tahay. Kor u qaad kalsoonidaada, jeebkaaga iyo Testosterone kaaga. Maanta Gym ma aaday Awoow? Shaxda fahan ama dhimo awoow. Dr XALIYE ALI Hogaamiyahaaga #xaliye #dildaanyeerka
Tweet media one
11
4
69
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
7 months
Fake page alert. Page kaan anigu ma lihi Facebook sidaas active ugama ihi iga caawi inaad report dhahdaan awoow. Mahadsanid. Dr Xaliye Ali
Tweet media one
6
2
71
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Cabsida kugu jirta waa waxa kaliya ee kaa hor taagan inaad tallaabo hore u qaado. Halista ugu wayni noloshaada waa inaad halis qaadan waydo. Biloow Safarkaaga isbadalka cabsi la'aan. Fahan shaxda awoow. #dildaanyeerka #xaliye
4
1
69
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Set a reminder for my upcoming Space!
6
4
68
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Maskaxdu waxay wax ku barataa qabashada shaqada iyo ku cel celiska joogtada ah. Inaad maskaxda ka rabto isbadal iyo inaad ficil ahaan u samayso waa kaaf iyo kala dheeri. Qabo shaqada oo hel natiijo. Ka bax khiyaaliga awoow.
3
4
63
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Inaad biloowdo hawl ka hor dadka kale intaysan bilaabin waa waxa kaliya ee aad u baahan tahay. Adduunyadu waxay kugu abaal marinaysaa inaad soo kalahday ka hor qof kasta. Mar labaad akhri si aad u fahanto. #dildaanyeerka #xaliye
1
3
66
@FikradahaXaliye
DR.XALIYE ALI
11 months
Dadka qaar si kasta oo aad u jeclaan lahayd inaad badbaadiso ma badbaadin kartid ilaa ay darbiga soo taabtaan. Ma ihi badbaadiye. #dildaanyeerka #xaliye
3
2
63